Hogal Maanso

Hogal Maanso aan is cafino
(1)

03/04/2025

Qiimaha kala sareynta

15/01/2025

𝘾𝙖𝙨𝙝𝙖𝙧𝙠𝙖 𝙣𝙤𝙡𝙖𝙨𝙝𝙖✍️

◇Cawooyinkaan adduunyada, ruuxba waa u cayne

◇Ninbaa cari jibaaxiyoo, laylki ay carbisaa dantuye

◇Cawo qura midaana ladin, oo naftu tiraah i caydhiye

◇Wuxuu caykaa u marayne, cindigiisa ku haystaaye

◇Cidla kali aad ku noqatit, cidaa tahay ku garansine

◇Cashar inay kuu noqotaa, iyo cilmi saameeya nafta

◇Waa waxan cajab iyo layaab, cindigaadaba ka go`in

Address

Rajshahi Division

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hogal Maanso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share