Abdinasir abdirahman

Abdinasir abdirahman Hubsiimada xeer kadhigo ,si xur ah waligaa ufakar!

23/11/2025

The Goat 🐐

Madax is’casishay fashil dowladeed awgeed malagu arkay dhulka somaliyeed?Poris Johnson wuxu xilkiisa kuwayay in ordugan ...
15/12/2024

Madax is’casishay fashil dowladeed awgeed malagu arkay dhulka somaliyeed?
Poris Johnson wuxu xilkiisa kuwayay in ordugan gacantisa u garabka kasaaray qaab diplomacy-yada ka fog, cadaadis dadkisa iyo dalkisa kaga yimid awgeedna xilkiisa isaga casilay sanadkii 2022. Imisa fashil ayey galeen madaxdena kuwi h**e iyo kuwa hadaba ? masa aragteen madax umada kaxishootay oo xilka iska casilay ?
Tubta toosan Allah nagu hago.

ENLISTED RANKS.
08/12/2024

ENLISTED RANKS.

Dumar soomaliyeed oo caano ku iibinayo jidadka sogalo xamar 1969.
29/07/2024

Dumar soomaliyeed oo caano ku iibinayo jidadka sogalo xamar 1969.

Somalia aya igu  imaane meel hebel qof ayey uxeran tahay asaga kala xaajoow !
23/07/2024

Somalia aya igu imaane meel hebel qof ayey uxeran tahay asaga kala xaajoow !

Allah unaxriisto caalimkii somaliyeed  sheikh (cusman xidig)
20/07/2024

Allah unaxriisto caalimkii somaliyeed sheikh (cusman xidig)

Lacasa de papel 🇪🇸 VS  peaky Blinders 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 England or Spanish?
14/07/2024

Lacasa de papel 🇪🇸 VS peaky Blinders 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
England or Spanish?

Allah unaxriisto prof: jawaari
28/06/2024

Allah unaxriisto prof: jawaari

Free Palestine 🇵🇸
27/05/2024

Free Palestine 🇵🇸

26/05/2024

United oo FA cup qaaday aya kasameyn badan kooxdi city eheed yaab Abdifitaah Junior kooxdan united ah mala dhihi kara Arsenal ayey ka season fican tahay ?

Kobie mainoo what a player, city iyo rodri streaks kooda waa dhamadaay Maanta united igu so orod mahan dhawac Lee waalay...
25/05/2024

Kobie mainoo what a player, city iyo rodri streaks kooda waa dhamadaay Maanta united igu so orod mahan dhawac Lee waalay.

23/05/2024

Police-ka dadka ay soo qabtan dharka ay qaladka ku galeen miyey soo xero ku dhahan waa aniga yaaban mid walboo lasoo sawiro dharkii uu sitay marku hanjabayay ayu wataa !😁

Adres

Hertshage 77
Aalst
8500

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Abdinasir abdirahman nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Abdinasir abdirahman:

Delen