Liishaan

Liishaan Waa warbaahin baahisa warar sugan iyo tebin casri ah.

INNAA LILLAAH WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Maamulka iyo shaqaalaha Warbaahinta Liishaan waxa ay tacsi tiiraanyo u dirayaan...
20/12/2023

INNAA LILLAAH WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Maamulka iyo shaqaalaha Warbaahinta Liishaan waxa ay tacsi tiiraanyo u dirayaan ehelada, asxaabta iyo guud ahaan ummadda Soomaliyeed ee ay ka geeriyootay Wasiirkii Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka XFS Khadiijo Maxamed Diiriye.

Marxuumadda ayaa ku geeriyootay dalka Jabuuti.

Waxaan Alle u weydiineynaa in uu Jannatul Firodws ka waraabiyo.

Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Dhammaan maamulka sare iyo hawl-wadeenada warbaahinta Liishaan waxa ay ka tacsiy...
16/10/2023

Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Dhammaan maamulka sare iyo hawl-wadeenada warbaahinta Liishaan waxa ay ka tacsiyeynayaan geerida ku timi wariye Cabdifataax Macallin Nuur Qeys.

Marxuumka ayaa ku geeriyooday qarax qof naftii halige ah ka geystay maqaayadda Blue Sky ee Degmada Boondheere, gaar ahaan agagaarka taalada Xaawa Taako ee magaalada Muqdisho.

Bahda Liishaan waxa ay murugada la wadaagayaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuumka iyo gaar ahaan Telefishinka Somali Cable oo uu agaasime ku ahaa.

Alle SWT ayaan uga baryeynaa in uu u dambi dhaafo, Jamnatul Firdows na ku casumo.

Bahda Liishaan waxa ay luuqadda ugu adag ku cambaareyneysaa xarigga loo  geystay wariye Maxamed Ibraahim Bulbul.Waxaan c...
17/08/2023

Bahda Liishaan waxa ay luuqadda ugu adag ku cambaareyneysaa xarigga loo geystay wariye Maxamed Ibraahim Bulbul.

Waxaan cod dheer ku dalbaneynaa in sida ugu dhaqsiyaha badan xorriyaddiisa dib loogu soo celiyo.

Bahda Liishaan waxa ay ugu baaqeysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay xaq dhawrto madaxbannaanida warbaahinta iyo saxafiyiinta, kuwaas oo markii h**e ku shaqeynayey durfuufaha adag ee dalka ka jira.

Bahda Liishaan waxa ay ka tacsiyeynayaan geerida ku timi Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo ku geeriyooday duqeyn ay ciidamad...
16/08/2023

Bahda Liishaan waxa ay ka tacsiyeynayaan geerida ku timi Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo ku geeriyooday duqeyn ay ciidamada Somaliland ka geysteen magaalada Laascaanood.

Abwaan Jaamac Kadiye waxa uu ahaa maansayahan caan ka ah gayyiga Soomaaliyeed.

Waxaan tiiraanyada la wadaageynaa eheladii, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay abwaanka, Alle na waxaan u weydiineynaa in uu Jannatul-Firdows ka waraabiyo.

Muxuu yahay sharciga muranka badan dhaliyey ee jinsiga?Uga bogo warbixintan faahfaahinta Hindise Sharciyeedkaas.Riix Lif...
02/12/2022

Muxuu yahay sharciga muranka badan dhaliyey ee jinsiga?

Uga bogo warbixintan faahfaahinta Hindise Sharciyeedkaas.

Riix Lifaaqa Hoose👇

Liishaan oo jirta saddex bilood iyo maalmo, waxa ay u dabaal dageysaa Labaatan kun oo taageereyaal ah (20K Followers).Dh...
02/12/2022

Liishaan oo jirta saddex bilood iyo maalmo, waxa ay u dabaal dageysaa Labaatan kun oo taageereyaal ah (20K Followers).

Dhammaan asxaabta nagu xiran waxaan u ballan qaadeynaa in tayadii aad nooga barateen aan hoos uga dhicin, xog sugan iyo gorfeyn dhex dhexaad ahna aan idiin soo gudbino.

Aad ayaan idinkaga mahadcelineynaa in aad nagu xiran tihiin.

Fadlan si aan u gaarno saaxiibo kale, sii share garee, like ta noo taabo.

Baahin iyo Tebin Casri ah.

30/11/2022

Kheyre ayaa ansixiyey, baarlamaankaa diiday, culimadaa ka qeylisay, Sacdiyana waa loo gaaloobayaa dartiis ayey tiri, muxuu ahaa sharcigan?

Warbixintan uga bogo faahfaahinta sharcigaas.

La wadaag saaxiibadaa.

22/11/2022

Ku dhawaad 50 mas’uuliyiin oo isugu jira Xildhibaanada labada gole iyo Wasiiro oo ka badbaaday shil diyaaradeed

La wadaag saaxiibadaa.

24/10/2022

Xira waa Bisado naaxay.

Aadan Cadde, Cigaal, Cabdirisaaq iyo madaxdii kale ee Siyaad Barre xiray subxii afgambiga kaddib iyo meesha la geeyey uga bogo warbixintan.

La wadaag saaxiibadaa.

21/10/2022

Kaartadii Wiifowga ee Siyaad Barre, Isku-daygii Fashilinta Afgambiga ee Cabdullahi Yusuf iyo Caydiid iyo Maskaxdii Salaad Gabayre!

SHEEKO AAN LA TEBIN!

La Wadaag saaxiibadaa.

Xuseen Maxamed- Afhayeenka Dowladdd Kenya.
16/10/2022

Xuseen Maxamed- Afhayeenka Dowladdd Kenya.

HAMBALYO! Bahda Liishaan waxa ay hambalyo diiran u direysaa xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee ay da’doodu ka yartaha...
15/10/2022

HAMBALYO!

Bahda Liishaan waxa ay hambalyo diiran u direysaa xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee ay da’doodu ka yartahay 17-ka sano ee taariikhda dhigay galabta.

Xiddigaha Badweynta Hindiya waxaan uga mahadcelinayaa guusha dhaxal-reebka ah iyo sida ay u mideeyeen dareenka umadda Soomaaliyeed.

Hambalyo! Hambalyo!

Adres

Brussels

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Liishaan nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen