Gunta Wararka

Gunta Wararka Kusoo dhawaaw Gunta Wararka,Halkaan waxaa idinku soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyey ee somaliya

Taliyihii ugu mudada dheeraa Guutadda ilaalada Madaxtooyada ayaa maanta Xilka wareejiye.Sareeye Guuto Xasan Aadan Dhicis...
08/04/2025

Taliyihii ugu mudada dheeraa Guutadda ilaalada Madaxtooyada ayaa maanta Xilka wareejiye.

Sareeye Guuto Xasan Aadan Dhicis Taliyihii Guutadda 77 ee Ilaalada Madaxda iyo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa saakay wareejiye kadib 7 sano oo uu ahaa Hogaanka guutadaas masuulka ka ah amniga Madaxda Qaranka iyo Villa Somaliya.

Gen Xasan ayaa xilka kala wareegay Taliyaha xooga Gen Odowaa yuusuf Raage oo markaas isna u wareegay taliskii Ciidanka lugta.

Xiligaas Guuto ma dhameen Ciidanka Koofiyo Casta, waxaana ay ahayd Urur lixdamaad, balse muddo gaaban kadib markii uu xilka la wareegay Gen Xasan dhicis waxa ay madaxda qaranka u garteen Guuto in laga dhigo Ciidankaaas.

Gen Xasan Aadan Dhicis ayaa Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed kamid noqday Xiligii Dowladii Jaale Maxamed Siyaad barree isaga oo labo mar ku dhawaacmay Dagaalkii 77- ee Itoobiya lala galay, waxaana uu ka mid ahaa ciidanka Godey xureeyay balse maalinkaas waxaa uu kusoo dhaawacmay dagaalkaas.

Burburkii Dowladii dhaxe ee dalka Sareeye Guuto Xasan dhicis ayaana dalka ka bixin waxaana uu qayb ka ahaa dib u yegleelidii Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.

Mar kale ayuu saaxada dagaalka kasoo muuqday Xasan dhicis isaga oo markaan kamid ahaa saraakiishii ugu horeeysay ee Guutaddan maanta uu xilkeedu wareejiyey.

Dagaaladii 2007-2008-2009-2010-2011 ee kooxaha khawaarijta loogu saaray Muqdisho ayuu qayb wayn ka ahaa, waxaana kadib dagaaladaas uu kamid noqday saraakiisha hogaanka u qabatay guutada oo markaas dib loo yegleelay kana tilmaamneed Ciidanka qaybihiisa kale.

Sarreeye Guuto Xasan waa sarkaal tabobar sare iyo qibrad ciidan iyo hoggaamin leh waana nin ku ad-adag shuruucda iyo habraacyada ilaalinta amniga madaxda sare isaga oo la soo shaqeeyay dhammaan madaxdii dalka soo martay.

Taliye Horin, Urur ilaa Taliyihii Guud ee guutada ayuu isaga kala badalay mudadaas ee 4-ta Muddo xileed ee madaxwaynayaasha kala ah.

1-Mw Shariif Sheekh Axmed (2008-2012)
2-Mw Xasan sheekh Maxamud (2012-2017)
3-MW Maxamed Cabdulaahi Farmaajo (2017-2022)
4-Mw Xasan sheekh Maxamuud (2022-2025)

Mid kamid ah waxyaabaha uu ku tilmaaman yahay Sareeye Guuto Xasan dhicis ayaa ah inuu ahaa sarkaalkii Ciidanka Amisom kala wareegay guud ahaan amniga Madaxtooyadda oo muddo dheer baraha qaar ay ayagana xukumayeen.

24/02/2024
06/07/2023

DEG DEG:- Ciidanka ugu badnaa kana tirsan Huwanta oo isku dhiibay qaranka Somaliland, Xaaladda lascaanod, Khilaafka Garaad jaamac iyo cabdirisaaq Khaliif

31/05/2023

DEG DEG+XOG:-la taliyaha madaxwayne Xasan Sheekh oo lagu bahdilay Garoonka Garowe, Xamsa oo ka jawaabay una Hanjabay Deni & Dagaalka laga cabsi qabo inuu ka bilowdo Garowe…..అద్భుతమైన

29/05/2023

DEG DEG+XOG:-Farmaajo oo taageeray heshiiska Golaha wadatashiga, shariif sheekh & Kheyre oo diiday, Xasan sheekh oo u hanjabay kuna tilmaamay Argagaxiso…..అద్భుతమైన

28/05/2023

DEG DEG+XOG:-Puntland oo diiday heshiiski golaha wadatashiga, Xasan sheekh oo u hanjabay & Beesha Majeerteen oo meel cad iska dhigay Siyaasadda Soomaaliya, Guuxa xoogan ee shacabka…..అద్భుతమైన

28/05/2023

DEG DEG+XOG:-Muddo korarsigii Farmaajo oo loo ansixiyey Xasan sheekh, Madaxda Dowladda Dhexe & Dowladda Goboleedyada oo waqti ku darsaday & Xamsa oo xilka laga qaaday & Guusha Deni…..అద్భుతమైన

27/05/2023

DEG DEG+XOG:-Shirka wadatashiga oo lagu kala tagay, Qoor qoor & Lafta gareen oo sabab u ah & Xogta Weerarkii Buula mareey+ amisom oo runta sheegtay…..అద్భుతమైన

25/05/2023

DEG DEG+XOG:-Doorashooyinkii Garowe oo baaqday, Ciidamo badan oo gudaha u galay Magaaladda Xaaladda oo kacsan & Qorshaha xasan sheekh oo hirgalay…..అద్భుతమైన

24/05/2023

DEG DEG+XOG:-Dagaal xoogan oo ka socda Burtinle, Sanduuqyadda Doorashada Saciid Deni oo la qabsaday, Ciidamo Danab ah oo gudaha u galay Nugaal & Xaaladda Kacsan…..అద్భుతమైన

23/05/2023

DEG DEG+XOG:-Saciid Dani oo ka guuleestay xasan sheekh & Xamsa, Maxkamadda oo loogu yeeray & Isimadda SSC Oo ka carooday hubka lagu qabtay Dakadda…..అద్భుతమైన

22/05/2023

DEG DEG+XOG:-Saciid Deni oo weerar dil ah ka badbaaday, Ciidanka diyaano & dhulbahanto oo weeraray & Xaalad halis oo bosaaso ka taagan…..అద్భుతమైన

Adres

Sint-Pietersaalststraat 62
Ghent
9000

Telefoon

+252615732725

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Gunta Wararka nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen