Hadafkeena

Hadafkeena Hadafkenu waa warar sugan, si aad ugaarto hadafkaga kuxirnow Hadafkeena.

Arooski qarniga
08/12/2022

Arooski qarniga

Nin u dhashay dalka Faransiiska ayaa u safray dalka Ivory Coast isagoo baadi goob ugu jira gabar xanaaneyn jirtay 38 san...
02/12/2022

Nin u dhashay dalka Faransiiska ayaa u safray dalka Ivory Coast isagoo baadi goob ugu jira gabar xanaaneyn jirtay 38 sano ka hor .

Farxaddiisa ayuu qarin kari waayay ka dib markii uu la kulmay islaantii waayeelka ahayd. Wuxuu siiyay 10 milyan oo Faran wuxuuna u qoondeeyay mushaar bishii.

Aabihii oo shaqada ka fariistay ayaa mar ka soo shaqeeyay Ivory Coast ka hor inta uusan ka tagin shaqadiisa oo u guurin Faransiiska.

Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajacuun waa geeri xanuun badan walal marxuum Abwaan Geesi  allaha kuu naxariistoXigasho abw...
29/11/2022

Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajacuun waa geeri xanuun badan walal marxuum Abwaan Geesi allaha kuu naxariisto

Xigasho abwaan hogol caafi

Cadaado Waxaa la xaqiijiyay dhaawaca Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamad Sheekh Cali Doodishe oo waxyeelo kasoo gaartay W...
27/11/2022

Cadaado Waxaa la xaqiijiyay dhaawaca Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamad Sheekh Cali Doodishe oo waxyeelo kasoo gaartay Weerar Caawa lagu qaaday Hotelka Villa Rose ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya inay dhaawacmen wasiiro kale

Dabaal dagyada furitaanka World Cup ayaa hada kasocda qaar kamid magalooyinka dalka Qatar.
19/11/2022

Dabaal dagyada furitaanka World Cup ayaa hada kasocda qaar kamid magalooyinka dalka Qatar.

Waxa beri si toos ah ubilawan doona World Cup kaas oo lagu qaban doono dalka Qatar. Laakin waxaa cajiib ah in Tartankas ...
19/11/2022

Waxa beri si toos ah ubilawan doona World Cup kaas oo lagu qaban doono dalka Qatar. Laakin waxaa cajiib ah in Tartankas lagu furi doono Ayadaha Quranka kariimka kaas oo aqrin doono Qaasim Al miftaaxi. Mashallah

Wa 8da garoon oo lagu ciyari doono World Cup ka aduunka ee dalka Qatar 🇶🇦.
16/11/2022

Wa 8da garoon oo lagu ciyari doono World Cup ka aduunka ee dalka Qatar 🇶🇦.

Russia 🇷🇺 waxay damacsantahy waala fahmi la yahay.
15/11/2022

Russia 🇷🇺 waxay damacsantahy waala fahmi la yahay.

Madaxweyne hasan oo markale usafray dalka Eritrea 🇪🇷.
10/11/2022

Madaxweyne hasan oo markale usafray dalka Eritrea 🇪🇷.

Madaxweyne Hasan ayaa khudbad kajeediyay shirka isbadalka cimalada ee masar kasocda.
08/11/2022

Madaxweyne Hasan ayaa khudbad kajeediyay shirka isbadalka cimalada ee masar kasocda.

War murtiyeedka wasaarada dinta.
06/11/2022

War murtiyeedka wasaarada dinta.

06/11/2022

Darawalada Kaxeeya Motooyinka dulbanaanka ah ee lagu qaado Alaabaha culus oo dibad bax cabasho ah maanta ka dhigay muqdisho.

Xigasho : Dalsan TV

Taliya yaasha sirdonada somalia iyo Ethiopia aya heshis kugaary muqdisho in ay sii wadaan dadaalada loogu hortagayo khaw...
04/11/2022

Taliya yaasha sirdonada somalia iyo Ethiopia aya heshis kugaary muqdisho in ay sii wadaan dadaalada loogu hortagayo khawarijta.

Raisul wasaarihi h**e ee dalka Pakistan ayaa lagu dhawacay isku sobax kajiry dalkaas.Targetka wuxuu ahaa in mesha lagu q...
03/11/2022

Raisul wasaarihi h**e ee dalka Pakistan ayaa lagu dhawacay isku sobax kajiry dalkaas.Targetka wuxuu ahaa in mesha lagu qaarijiyo imran khan laakin nasib wanaag lugta ayuu dhaawac kasogaary.

Ayaanta 2 by2 aya Socoto. Sas ayan kaarabna mudane madaxweyne.
03/11/2022

Ayaanta 2 by2 aya Socoto. Sas ayan kaarabna mudane madaxweyne.

02/11/2022

Somalida uganda tirikoob u aden oo si arxan daro ah ay ula dhaqmayaan Police ka dalkaasi . Dadka qaar ayaa inoo sheegay in aysan markale iman doonin.

Xukumada oo 1M ugu deeqdy dadkii soobe wax kugaaren.
31/10/2022

Xukumada oo 1M ugu deeqdy dadkii soobe wax kugaaren.

Wasiir Roobow oo dhigiisa sadaqesty.
31/10/2022

Wasiir Roobow oo dhigiisa sadaqesty.

  - Nuur Wayne, Xasan Boy & Keerow ayaa Saakay Tiirka la geeyay.Qaraxyo ayay ku Dileen Shacab & Masuuliyiin kale, waxa a...
31/10/2022

- Nuur Wayne, Xasan Boy & Keerow ayaa Saakay Tiirka la geeyay.

Qaraxyo ayay ku Dileen Shacab & Masuuliyiin kale, waxa ayna Fulin Sugayayaal ahaayeen ilaa 2019.

Madaxweynaha ayaa hada dhiig laga qaady. Somaliyeey an isku gurmano.
30/10/2022

Madaxweynaha ayaa hada dhiig laga qaady. Somaliyeey an isku gurmano.

Shirkadaha kaalintoda ayey kaqaaten wa mahadsantihin. Shacabka haloo gurmado.
30/10/2022

Shirkadaha kaalintoda ayey kaqaaten wa mahadsantihin. Shacabka haloo gurmado.

Mashallah dhalinyarada kaalintoda ayey kasobaxayaan.
30/10/2022

Mashallah dhalinyarada kaalintoda ayey kasobaxayaan.

30/10/2022

DEG DEG WAR SAXAAFADEEDKA XUKUUMADA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka ee qaraxii KM5.

Ra’iisul Wasaaraha oo xiganaya qodobada 99 iyo 100 ee Dastuurka KMG ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kana jawaabaya baaxadda khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Isgoyska KMG iyo mudnaanta ay leedahay in daryeel degdeg ah loo fidiyo dhibbanayaashii waxyeelladu ka soo gaartay qaraxyada, wuxuu magacaabay Guddi Heer Qaran ah oo shaqeyn doona tan iyo inta laga soo gabagabeynayo hawlaha gurmadka. Xubnaha Guddiga Gurmadka oo ka kooban 10 qofood, waxay kala yihiin sidan:

1. Dr. Cali Xaaji Aadan Wasiirka Caafimaadka Guddoomiye
2. Dr. Maxamed Axmed Sh Cali Wasiirka Amniga Gudaha Xubin
3. Faarax Sheekh Cabdiqaadir Wasiirka Waxbarashada Xubin
4. Daa’uud Aweys Jaamac. Wasiirka Warfaafinta Xubin
5. Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka Xubin
6. Abshir Maxamed Axmed Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Xubin
7. Xirsi Jaamac Gaani Wasiiru dowlaha XRW Xubin
8. Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xubin
9. Maxamuud Macallin Cabdulle Guddoomiyaha SODMA Xubin
10. Cabdulqaadir Cabdullaahi Faarax Maareeyaha NEOC Xogheyn
Guddigan uu Ra’iisul Wasaaruhu magacaabay ayaa u xilsaaran waajibaadka soo socda:
1. Hubinta iyo la socodka qasaarihii ka dhashay qaraxii bahalnimada ahaa ee 29/10/2022.
2. Fidinta caawimaad deg deg ah dadkii wax yeeladu ka soo gaartay qaraxyada.
3. Diiwaan gelin iyo baadi goobka dadka la la’yahay.
4. Isku xirka iyo isku dubaridka howlaha Gurmadka
5. Xal u helidda iyo xoojinta adeeg-yada caafimaad ee Isbitaallada Dalka.

First wasiir, wasiirada kale wan sugeynaa .
30/10/2022

First wasiir, wasiirada kale wan sugeynaa .

Wasaarada cafimaadka hala raaco amarkeeda.
30/10/2022

Wasaarada cafimaadka hala raaco amarkeeda.

30/10/2022

Isbitaalada xamar oo looga baahan yahy dhiig. Fadlan muwadin dhiigaga kusadaqeso walalkaga muslimka ah.

Taliyihii Saldhigga Degmada Hodan Xuseen  Cadceed ayaa isna la xaqiijiyey inuu ku geeriyooday qaraxii maanta
29/10/2022

Taliyihii Saldhigga Degmada Hodan Xuseen Cadceed ayaa isna la xaqiijiyey inuu ku geeriyooday qaraxii maanta

Wariye maxamed ciise konaa ilahey ha unaxaristo.
29/10/2022

Wariye maxamed ciise konaa ilahey ha unaxaristo.

29/10/2022

Ilahow umadatha ugar gaar . Intii dhimaty Allaha unaxaristo.

Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu qaaday Wasaarada Waxbarashada ee ku taala meel aan...
29/10/2022

Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu qaaday Wasaarada Waxbarashada ee ku taala meel aan sidaasi uga fogeen isgooska Soobe.

Warar kale ayaa sheegaya in rag hubeysan ay gudaha u galeen wasaaradda.

29/10/2022
Raisul wasaaraha ayaa amray in 20% mushaaraadka laga jaro dhammaab Golaha Wasiirada. Lacagahaas oo la siin doono ciidank...
27/10/2022

Raisul wasaaraha ayaa amray in 20% mushaaraadka laga jaro dhammaab Golaha Wasiirada. Lacagahaas oo la siin doono ciidanka xoogga ee dagaalka kula jira khawarijta.

Somaliya ayaa u gudubty wajiga 2aad ee ka mid noqoshaha Dallada kubirista Bariga Africa. Guul somalia🇸🇴
25/10/2022

Somaliya ayaa u gudubty wajiga 2aad ee ka mid noqoshaha Dallada kubirista Bariga Africa. Guul somalia🇸🇴

Cammuu Xaaji oo ahaa shakhsiga loo aqoonsan yahay qofka ugu uskaga badan Caalamka ayaa maanta oo Salaasa ah ku geeriyood...
25/10/2022

Cammuu Xaaji oo ahaa shakhsiga loo aqoonsan yahay qofka ugu uskaga badan Caalamka ayaa maanta oo Salaasa ah ku geeriyooday tuulo ku taalla gobolka Faaris ee dalka Iiraan. Xilli ay da'diisu ahayd 94 sano.

Cammuu Xaaji ayaa ah nin jidhkiisa ka ilaaliya biyaha isaga oo aan wax maydhasho ahna samayn muddo ku dhow 60 sano. Isaga oo aaminsanaa in maydhashada laga qaado xannuuno iyo cudurro halisa. Waxaana uu noloshiisa ku qaatay guur la'aan maaddama oo uu waayey lammaane ku qanacda noloshii uu ku jiray.

Sannadkii 2013 kii waxa Cammuu Xaaji laga sameeyey Film loogu magac daray " Nolosha ashqaraarka leh ee Cammuu Xaaji"

Wariye udhashy dalka pakistan ayaa manta lagu dilay dalka kenya.
24/10/2022

Wariye udhashy dalka pakistan ayaa manta lagu dilay dalka kenya.

Rishi Sunak ayaa lahadal hayaa inuu noqon doono Raisul wasaaraha Uk,ninkan ayaa asal ahaan kaso jeedo dalka Hindia.
24/10/2022

Rishi Sunak ayaa lahadal hayaa inuu noqon doono Raisul wasaaraha Uk,ninkan ayaa asal ahaan kaso jeedo dalka Hindia.

Labo nin oo horay Alshabaab uga tirsanaa dad shacab ahna dilay ayaa saaka lagu fuliyay xukun dil ah oo horay loogu xukum...
24/10/2022

Labo nin oo horay Alshabaab uga tirsanaa dad shacab ahna dilay ayaa saaka lagu fuliyay xukun dil ah oo horay loogu xukumay. Sadax sano ayay raggan xirnaayeen oo ay sugayeen fulinta xukunka ku dhacay.

Hadafkeena

Qarax xoogan aya kadhacay Hotel Tawakal oo kuyaala magalada kismayo,iyadoo maleshiyaad hubeysan ay gudaha hotelka weli k...
23/10/2022

Qarax xoogan aya kadhacay Hotel Tawakal oo kuyaala magalada kismayo,iyadoo maleshiyaad hubeysan ay gudaha hotelka weli ka dagalamayaan.

Hay’adda Hormuud Salaam foundation ayaa lacag gaareysa  $15,000 (shan iyo toban kun oo dollar)waxa ay ugu deeqday Dr Xab...
23/10/2022

Hay’adda Hormuud Salaam foundation ayaa lacag gaareysa $15,000 (shan iyo toban kun oo dollar)waxa ay ugu deeqday Dr Xabeeb oo caafimaad dibada u baahan.

Adres

Mechelsesteenweg 14, Leuven
Leuven
3000

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Hadafkeena nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Video's

Delen


Andere Social-mediabureau in Leuven

Alles Zien

Dit vind je misschien ook leuk