BMG Somali TV.

BMG Somali TV. Human Rights Activist in Somalia. Justice delayed is justice denied.

30/07/2026

Beelwynta Gamaase Biimaal "Cabsi Moog Waaye Cideyda Culumada Caan U rabaa....

BMG Somali TV.

30/07/2026

Gudoomiye Ku Xigeenkii H**e Ee Deeganka N.50 Abdow Abuukar " Wallaahi Ma Aqbaleyno Inta Aan Noolnahay In dhulkeena La Dhaco Gumeystihii Taliyaaniga ayaan Ka Diidnay....

BMG Somali TV.

30/07/2026

Culimada Beelweynta Biimaal " Maalintii 10aad Ayaan Mareynaa Inta aan Ka Hadleyno Boobka Lagu Haayo Dhulkeena "

BMG Somali TV.

30/07/2026

Gudoomiyaha Deegaanka Number50 Maxamad maxamuud Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Duleedka Deegaanka Number50.

BMG Somali TV.

30/07/2026

Nabadoon Abuukar " Beer Biimaal ee la Xoogay Mooskeeda Xalaal Ma Ahan Xaaraan Waaye....

BMG Somali TV.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Bari Cumar Cali Ahmed oo Madaxtooyadda Koonfur Bari State  Ku qaabilay Saraakiil ...
28/07/2026

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Bari Cumar Cali Ahmed oo Madaxtooyadda Koonfur Bari State Ku qaabilay Saraakiil ka Socota Dowladda Faderaalka Somaaliya.

28/07/2026

Ninka Sheegta Gudomiyaha Gobolka Sh /Hoose Iyo Abshirow Ficilada Gurracan Ee Aad Nala Damacsan Tihiin Waan la soconaa Insha Allaah Beelweynta Biimaalna waxaa ka Goan In ay Iska Difiaacdo Cidkasta duulaan kusoo Qaada.....

BMG Somali TV.

"Sida wax loo wado waxaa haboon in laga fiirsado intay gori goortahay marka h**e waa in ay ogaadaan gudiga dowlada ka so...
28/07/2026

"Sida wax loo wado waxaa haboon in laga fiirsado intay gori goortahay marka h**e waa in ay ogaadaan gudiga dowlada ka socda ee ku sugan Magaalada Marka in Hubka Gacanta Ugu Jira Beesha Biimaal uu yahay Hub Garab Iyo Gaashaan U Ah Dowladnimada Ee Maaha Mid Dulmi Lagu Geysto,

Ku Dhawaad 10 Sano Iyadoo Dowladda Laga Waayey Wax Garab Istaag Ah Beesha Waxay Aheyd Mid Isku Tashatey Oo Iskugu Taagtey kooxda khawaarijta ee Al Shabaab kana saartay goobihii ugu muhiimsanaa ee Gobolka, Marka h**e Dowladda waa inay Kala Garataa Hubka Garabka U Ah Iyo Midka Aan Garabka U Aheyn Oo Dowladnimada Lagu Dumiyo.

Beeshu Sida Ay U Hubeysantahay waxba uguma duwana sida Beelaha Gobolada Kale ay Hubeysanyihiin, waxaan leeyahay anigoo ku hadlaaya afka dhalinyarada iyo siyaasiyiinta madaxa banaan ee beesha Mar Walba waxaan Diyaar U nahay Inaan Dhageysano Awaamiirta Dowladda.

Siday dowladu ogtahay amniga muqdisho waxaa laga xasiliyay Gobolka Shabellaha Hoose kaalintaasina waa si mug leh uga qeybqaatey dhalinyarada beesha, marka hada waxaan ka digeenaa in khalkhal amni ah laga abuuro Gobolka Shabellaha Hoose taasina Muqdisho ayey qatar ku tahay."

Wabillahi Towfiiq:
W/Q/ Gudoomiye Mucaawiye Muudey

BMG Somali TV.

28/07/2026

Beelweynta Biimaal Waxay Guuleysaneysaa Markii Ay Iska Horleexiyaan Hussein Ali Haaji Abshirow Iyo Cabdalla Waa Musiibo Nagula Imtixaanay Wey Na Ceebeeynin 15 Sano Wax ay soo Kordhiyeen Majirto ee Isku Diyaariya In aan iska Horleexino.

BMG Somali TV.

"Hubka Gacanta Ugu Jira Beesha Biimaal Waa Hub Garab Iyo Gaashaan U Ah Dowladnimada Ee Maaha Mid Dulmi Lagu Geysto, Ku D...
28/07/2026

"Hubka Gacanta Ugu Jira Beesha Biimaal Waa Hub Garab Iyo Gaashaan U Ah Dowladnimada Ee Maaha Mid Dulmi Lagu Geysto, Ku Dhawaad 10 Sano Iyadoo Dowladda Laga Waayey Wax Garab Istaag Ah Beesha Waxay Aheyd Mid Isku Tashatey Oo Isku Taagtey Shabaab. Dowladda Ha Kala Garato Hubka Garabka U Ah Iyo Midka Aan Garabka U Aheyn Oo Dowladnimada Lagu Dumiyo."

Sida Ay U Hubeysanyihiin Beelaha Gobolada Kale Ayey Beesha Biimaal U Hubeysantahay Iyadoo Mar Walba Diyaar U Ah Inay Dhageysato Awaamiirta Dowliga Ah Ee Aan Wax Dumineynin

W/Q : Saalax Kalgacal

Address

Ardooisesteenweg 58/01
Mogadishu
8800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BMG Somali TV. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share