Hosow Pro

Hosow Pro Hosow Pro, filmmaker, content creator, storyteller. Sharing stories that inspire, challenge perspectives, and connect communities.
(4)

Documentaries | Films | Creative storytelling.

05/09/2026

Asa’s Hagio To The World Waxaa La Gaaray Waqtii Asad Hagio La Gayn Lahaa Masraxyada Caalamka.

05/09/2026

10 Saacadood Editing ah.

05/09/2026

Sheekada KGS 2018 iyo 2026 markey noqoto qof geynta iyo doorasho u ekeysiinta waa isku mid laakiin farqiga waa dagaalka Aadan Madoobe laga soo daba qaaday ee aan Lafta Gareen markiisa laga soo daba qaadin.

Maxaa Aadan waxaa laga ilaaway tolow?

“Siyaasad maxaa ku gelshay” Comment-gaas anaa qabsadee mid kale soo qor 😂

04/09/2026

Comment-ga farriin baan kuugu reebay. 😁

26/08/2026

Aabo saacadii Maxaad qaadataa ? Wiilkii aabihiisa waqtiga ka iibsaday.

26/08/2026

Ustaad Mubarak Hadi ayaan la yeeshay wada-sheekeysi dheer oo ku aadan barbaarinta iyo doorka Aabenimo.

24/08/2026
24/08/2026

Su’aal sahlan laakiin jawaabteeda inaad ka fekertid ay tahay ?

Ma tahay WADANI ?

Haa ama MAYA sababtana waad noo raacin kartaa ?

Waxaa xalay abaalmarin-ta DIGITAL CREATOR Award I gudoonsiisay hay’ada CMD. Aad ayaan ugu mahadcelinyaa dhamaan dadkii k...
22/08/2026

Waxaa xalay abaalmarin-ta DIGITAL CREATOR Award I gudoonsiisay hay’ada CMD. Aad ayaan ugu mahadcelinyaa dhamaan dadkii kasoo shaqeeyay oo uu ugu horeeyo walaalkey Wariye Abdullahi Taajirow.

Adres

Turnhout

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Hosow Pro nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Hosow Pro:

Snelkoppelingen

Delen