Express Somali TV

Express Somali TV EXPRESS Somali Tv wa tv madax banan waxa kala soconkarta wararka, cafimaadka iyo arimaha bulshada.

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها في الجنةAllah Ha u Nariisto Caasho Warsame Cumer .oo ahayd midka...
03/07/2025

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها في الجنة
Allah Ha u Nariisto Caasho Warsame Cumer .oo ahayd midkamid ah udubdhexaadkii dumarka somaloyeed

Dhamaan Ehelka iyo qaràbadeeda Samir iyo Iimaan . Alaha kasiiyo

Dhamaanteen aan uwada ducayno

22/06/2025

tahay sababta jinigu ugu dhoco dumarka somaliyeed oo kaliya uusan ugu dhicin dumarka kale ee dunida kunol

Nala wadaag aragtidaada

20/06/2025

cidwaliba way necebtahay iyaguna way is necebyihiin ? Yaaa nacaybkaan ukenay somalida

  somalia ee dalka turkiga ayaa kuguulaysatay iney si dagdag ah uga saaran dalka iran Dr somali ah oo dhawac kasoo garay...
19/06/2025

somalia ee dalka turkiga ayaa kuguulaysatay iney si dagdag ah uga saaran dalka iran Dr somali ah oo dhawac kasoo garay dagaalka udhexeeyo iran iyo israil

Dr mustafa cali macalin ayaa ku taqasusay kansarka dhiga iyo dhuuxa waxa uuna bulshada somaliyeed lawadagaa sida looga hortago kansarka

18/06/2025

magaalaa? Ujeedkii laga lahaa gaalaysiinta shiicada ?

Falanqaynta manta Mahad Weheliye Raan

Àragtidaada nala wadag

15/06/2025

ayaa si cad usheegtay iney isgarabtaagayso Iraan taasi oo sii labaarinaysa xiisadii kataagnayd bariga dhexe

Falanqaynte arinkaas Mahad Weheliye Raan

13/06/2025

dagaalka bariga dhexe kabilawday
Mahad Weheliye Raan

Nala wadaag aragtidada

Sakariye Sheekh Cali, oo ahaa darawal gaadiidka ka dhex shaqeeya Muqdisho iyo gobollada dhexe, ayaa lagu dilay bar kanta...
29/03/2025

Sakariye Sheekh Cali, oo ahaa darawal gaadiidka ka dhex shaqeeya Muqdisho iyo gobollada dhexe, ayaa lagu dilay bar kantarool oo ku taalla degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Dilka marxuumka ayaa ka dhashay kadib markii uu diiday inuu bixiyo lacago uu awoodi waayay. Waxaa lagu jiraa bisha barakaysan ee Ramadaan, gaar ahaan tobanka dambe, oo ah waqti cibaado iyo naxariis, balse falalka dilka, dhaca, iyo wax kasta oo laga naxo ayaa caadi ka noqday Koonfurta Soomaaliya. Eebe ha u naxariisto dhammaan intii la dulmiyay.

  CUSUB OO HALISTEEDA LEHKooxda AS ayaa qoranaysa macawuuslaydii ugu badnayd abid oo ay ugu tala galeen wajiga 2aad ee d...
25/03/2025

CUSUB OO HALISTEEDA LEH

Kooxda AS ayaa qoranaysa macawuuslaydii ugu badnayd abid oo ay ugu tala galeen wajiga 2aad ee dagaalka iney ciidanka dawlada kabarbar dagalamaan👁

Dawlada somalia malaayiin ciidama ah ayay bil walba tababaro usoo xirtaa maxay macawuuslayda uga bahan yihiin oon ka ahayn iney sirdoon ahaan u isticmalaan iyo dhawr qof oo deganka kala taqaan ??

Dabinada cadawgaagu kuudhigayo inaa ka tilaabsato ayaa guuldari ugu filan

WQ✍️mahad weheliye Raan dambi baare

Wasiirka amniga south sudan ayaa loosoo xiray amnidari uu kashqaynayay
07/03/2025

Wasiirka amniga south sudan ayaa loosoo xiray amnidari uu kashqaynayay

16/02/2025

Qaali ladan oo runta usheegtay ree somaliland

12/02/2025

dagaalka xooga ah haka hormariso kan xeelada ah waana in ay cadawgeeda si uusan fahmaynin ay ulaysaa

Falanqeeya amni mahad weheliye Raan

Endereço

Bela Vista, SP

Notificações

Seja o primeiro recebendo as novidades e nos deixe lhe enviar um e-mail quando Express Somali TV posta notícias e promoções. Seu endereço de e-mail não será usado com qualquer outro objetivo, e pode cancelar a inscrição em qualquer momento.

Entre Em Contato Com O Negócio

Envie uma mensagem para Express Somali TV:

Compartilhar