27/07/2025
jiro qorshe sanad walba 6 bilood lagu taakulaynayo alshabaab 6da bilood oo kalana ciidanka dawlada si dagaalku uusan udhamanin sidee marka somalia uga gudbi kartaa xaaladaas
1) qorsha waliba oo sirdoon uu sameyay milatari laguma xalin karo wa in lahelaa sirdoon shaxdaas oo kale maleega
2) madax daacad ah oon rabin iney dhaqaale sameeyaan hadii madaxdu dhaqale rabaan dal madhisi karaan
WQ✍️mahad weheliye Raan dambi baare