ducysane Show new

ducysane Show new fadllan follow dheh Peag

31/03/2024
31/03/2024

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminayso Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Laing.

Ka dib go’aankii xalay kasoo baxay Golaha Wasiirada, Dowladda Puntland ayaa gaarkeeda ula macaamilaysa Beesha Caalamka, iyadoo Madaxweyne Deni uu la wadaagay Qaramada Midoobey Qoraalka rasmiga ah ee Go’aanka Dowladda Puntland.

Waxaa laga wada hadlay mashaariicda horumarin iyo kuwa bani’aadantinimo ee ay iska kaashaadaan Qaramada Midoobey iyo Hay’adaha Dowladda Puntland, iyadoo la dardargelinayo wada shaqeyn toos ah.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, Qaar ka mid ah xubaha Golaha Wasiirada , Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

31/03/2024
Goobaha ugu badan ee dadka reer Puntland u doontaan la-talinta caafimaad iyo dawaynta waa farmashiyada 38.5%, tan oo mac...
31/03/2024

Goobaha ugu badan ee dadka reer Puntland u doontaan la-talinta caafimaad iyo dawaynta waa farmashiyada 38.5%, tan oo macnaheedu yahay ku dhawaad 40% dadka markii ay xanuunsadaan ay farmashiyada ka gataan dawo aan dhakhtar u qorin.

Puntland Statistics Department

31/03/2024

Wararkii ugu dambeeyay Doorashooyinka Turkey & ISRAIII oo ku sigatay inay Gubato |fadllan follow dheh

Taliyaha Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Gaashanle Sare Isaag Ali Isaag Meedey ayaa Cali Maxamed...
31/03/2024

Taliyaha Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Gaashanle Sare Isaag Ali Isaag Meedey ayaa Cali Maxamed Mukhtaar Umagacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Gaarka ah Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

31/03/2024

Caawa Tahajudka ayaa masjidka Xaramka ka bilaaban doona xili dambe. Sheekh Sudays ayaa salaadii cishaha ladib hadalkan dadka faray.
“Saxmada ama cidhiidhiga albaabada masjidka inaanan laga abuurin, in cibaado loo kaliyoobo, waxuu u tahniyadeeyey muslimiinta tobonkan maalin ee harsan, waxuu u dardaarmay dadka ictikaafaya in ay ka faaiidaystaan wakhtigooda oo ay badiyaan cibaadada

DOWLADDA PUNTLAND OO GAARKEEDA ULA MACAAMALAYSA BEESHA CAALAMKAGaroowe : 31 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland M...
31/03/2024

DOWLADDA PUNTLAND OO GAARKEEDA ULA MACAAMALAYSA BEESHA CAALAMKA

Garoowe : 31 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminayso Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Laing.

Ka dib go’aankii xalay kasoo baxay Golaha Wasiirada, Dowladda Puntland ayaa gaarkeeda ula macaamilaysa Beesha Caalamka, iyadoo Madaxweyne Deni uu la wadaagay Qaramada Midoobey Qoraalka rasmiga ah ee Go’aanka Dowladda Puntland.

Waxaa laga wada hadlay mashaariicda horumarin iyo kuwa bani’aadantinimo ee ay iska kaashaadaan Qaramada Midoobey iyo Hay’adaha Dowladda Puntland, iyadoo la dardargelinayo wada shaqeyn toos ah.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, Qaar ka mid ah xubaha Golaha Wasiirada , Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna Duqa Magaalada Omar Abdulaahi Mahamuud Atuu ayaa Deeq Raashiin ah oo ka timid Saldanada C...
31/03/2024

Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna Duqa Magaalada Omar Abdulaahi Mahamuud Atuu ayaa Deeq Raashiin ah oo ka timid Saldanada Cumaan uqeybiyey 700 oo Qoys oo kamid ah Dadka Danyarta ah ee ku Nool Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Xukunka Askari dhac geystay uu Abahiis ku soo wareejiyay hay’adaha amniga.Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga ...
31/03/2024

Xukunka Askari dhac geystay uu Abahiis ku soo wareejiyay hay’adaha amniga.

Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed oo labaduba shacab ah, ayaa si wadajjir ah loogu soo eedeeyey Burcadnimmo hubeysan iyo Dhac ay ka geeysteen degmadda Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.

Shantaan eedeysane, ayaa Taleefano iyo lacago ka qaatay dad isugu jira Shacab iyo Askar aan xilligaasi hubeysaneyn oo shaqada fasax ka ahaa, iyaggoo dhaawac u geeystay qaar kamid ah dhibaneyaasha, waxaana eedeysaneyaasha ay falkaan ku geysteen hal qori oo Ak47 ah oo uu lahaa Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed.

Dhaca kadib Eedeysaneyaasha ayaa tagay Guriga Eedeysanaha Koowaad Axmed Cali Maxamed, si ay u qeybsadaan Taleefanada iyo Lacagihii ay soo dhaceen, ugu dambeynna waxay isku qabsadeen sida loo kala qaadanayo, halkaasna waxaa ka dhashay buuq ku dhowaaday gacan ka hadal.

Intaasi kadib Dable Axmed Aabihiis oo guriga ku sugnaa, ayaa kusoo Baxay buuqa eedeysaneyaasha, markii uu arkay in wiilkiisa iyo saaxiibadiis ay isku heystaan, iskuna dagaaleen Taleefanada iyo lacagtii ay soo dhaceen, ayaa waxa uu qaatay go’aan dhif iyo naadir ah oo ku dayasho mudan, waxa uu wacay Ciidanka Booliska degmadda Afgooye, isaggoo ku war geliyey falka ay ku kaceen. Wiilkiisa iyo saaxiibadiis, halkaasi ayaana lagu soo xiray Eedeysaneyaasha Taariikhdu markii ay aheyd Todobada Bishii labo iyo tobnaad 2023.

Baaris dheer kadib Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Q.S, ayaa codsaday qaadista kiiskaan, waxaana laga oggolaaday Labaatan iyo todobadii bishaan.

Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo waqti ku filan siiyey dhinacyadda dacwadda ayaa ugu dambeyn maanta go’aan ka soo saaray Shanta eedeysane, waxaa lagu kala xukumay:-

1- Ex Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, ayaa lagu Xukumay 8 sano oo Xabsi ciidan ah iyo in laga saaray kamid ahaanshiyaha ciidanka xoogga dalka.
2- Ex dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan iyo Ex dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, ayaa lagu xukumay min Shan sano oo xabsi ciidan ah iyo in laga saaray kamid ah ahaanshiyaha Ciidanka xoogga dalka.
3- Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed, ayaa iyagana lagu xukumay min shan sano oo Xabsi ciidan ah.

Sidoo kale waxaa lagu xukumay dhammaan inay bixiyaan Taleefanada iyo lacagihii ay dhaceen.

Sida uu warbaahinta u sheegay Garsoore Gaashaanle Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan garsoorka Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamadda Qalabka Sida.

31/03/2024

Afar Dowladood oo Carbeed oo Aqoonsanaya ISRAIII & Hubkii RAFAX lagu weerari lahaa oo la meel mariyay | follow dhah

30/03/2024

Booliska MALAYSIA oo dhacdo Cajiiba la kulmay & Doorashooyinka Beri ka dhaceya Turkiga |

30/03/2024

Erdogan Guuldaro weyn ka baqayo | Magaalooyinka looga horeeyo & Isfahamka Muqaawamada Gaza |

 : 254 mudane oo ka tirsan golaha Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay wax ka badalka afar cutub oo kamid ah...
30/03/2024

: 254 mudane oo ka tirsan golaha Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay wax ka badalka afar cutub oo kamid ah dastuurka dalka.

Address

Kanye
254

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ducysane Show new posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ducysane Show new:

Share