INA News

INA News I N A News (Independent News Agency)

07/23/2025

Maalin murugo badan !
Iloobi mayno

07/21/2025

M.Cabdiraxman cirro ood moodo in hada la soo Toosiyay

"Waxa aan maanta si rasmi ah ugu dhawaaqayaa baaqa gurmadka abaaraha ee heer Qaran oo aynnu kula tacaalayno xaaladda sii adkaanaysa. Waxa aanu diyaarinaynaa Qorshe Qaran oo wax lagaga qabanayo xaaladaha h**e ee ay abaartu samaysay."

07/21/2025

Rusheeyaha gobolka Sitti

Who Knows ?

07/21/2025

"Dawladda jabuuti waxaan leenahay Dadkiina ha daawanina ......

07/20/2025

Shacabka Galbeedka sitti maanta meel bay ku tirsanyihiin
(bulsho dhaqaale amni)
Taas waa in si fiican loo fahmo

In Gaajo iyo macaluul lagu ciqaabo waa dambiga ugu weyn ee bani'aadannimo laga galoWaxay u dhimatey gaajoReer Qaza gaajo...
07/18/2025

In Gaajo iyo macaluul lagu ciqaabo waa dambiga ugu weyn ee bani'aadannimo laga galo

Waxay u dhimatey gaajo
Reer Qaza gaajo iyo macaluul ayay u dhimanayaan
Musiibo ka weyni ma jirto in gaajo laguu xidho
Labo bilyan oo musliimin ah iyo kuwii xornimada iyo bani'aadantinimada sheegan jirey ayaa idhaha ka xidhay dhagahana ka fureystay
dowlado isku sheegii la jaarka ahaa waxay noqdeen darbi, halkii ay u noqon lahaayeen garab iyo gaashan gargaarna u fidin lahaayen
ma awoodaan inay xuduudaha u furaan

Maxaan awooda oon Duco ahayn
Allaad leedihiin rer

07/18/2025

Xaaladdaha Abaaraha Laba sanna jirsatey ee ka jirra Degmadda Lughaya iyo guud ahaan Gobolka salal somaliland

07/17/2025

Xil iyo xoolo mid ma rabno
Sidoo kale magac iyo maamuus midna nigama rabno
Kaliya ma nii hadalnaa oo ma hadli karnaa ?

Warkani war jira ma yahay haddi uu jiro waan sugayna sida loo maareeyo⬇️⬇️Kal-fadhiga Golaha Baarlamaanka ee Dawlad Deeg...
07/14/2025

Warkani war jira ma yahay haddi uu jiro waan sugayna sida loo maareeyo
⬇️
⬇️

Kal-fadhiga Golaha Baarlamaanka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa la sheegay in lagu ansixin doono maamul magaaloyin iyo degmooyin cusub.

Wararka farxadda leh iyo Warbaahinada afrikada Inta badan warbaahinta afrikadu waxay baahiyaan wararka farxadda leh oo k...
07/13/2025

Wararka farxadda leh iyo Warbaahinada afrikada

Inta badan warbaahinta afrikadu waxay baahiyaan wararka farxadda leh oo kaliya ma iswaydisey sababta
- Badankood waxay ku shaqeeyaan jawi siyaasadeed oo cabsi badan haddi ay tabiyaan warar xasaasi ah waxay waajahayaan xadhig iyo cadaadis
Taas awgeed waxay doortaan inay tabiyaan wararaka farxadda leh si ay uga badbaadan xabsi iyo beegsi

- Warbaahinta afrikadu badankood waxay isku dayaan inay u muuqdaan oo loo arko kuwa taageersan dowladda si ay u helaan nafci yar iyo shilimaad yar ama fursada kale marka ma so tabin karaan wax Negative ah waxay diirada saaran mashaariicaha la furey wadooyinka la dhisey iyo madaxda meel booqatey

- isbaahaysiga isxulafaysi ku dhisan qabyaalad badana warbaahinta afrika k**a madax banaano qabiil xisbi ama dano gaar ah
Taas awgeed ma so tabin karaan wax ka hor imanayo ama fadeexad ku keenayo kooxda ay taageeraha u yihiin qabiil ama xisbi.......

Abiy Ahmed Ali Abiy Ahmed iyo Macaashka fudud ee xeeladaysan cilmiyaysan isla markaana siyaasadaysan uu ka helay amaba u...
07/11/2025

Abiy Ahmed Ali
Abiy Ahmed iyo Macaashka fudud ee xeeladaysan cilmiyaysan isla markaana siyaasadaysan uu ka helay amaba uu ka dheefi karo Mashruuca Ethiopia Integrated Corridor

Mashruuca corrider ka horuumarka itoopiya
waxa daahfurey hindisihiisana iska leh abiye
Xagaas waxa iga muuqda in
in Abiye ka macaashey mashruuca oo waxa si toos ah u gadayo iibgaynaya YouTubers ka Tiktokerska iyo sawirqaadayaal fara badan & warbaahinta bulshada, kuwaasoo si bilaash u suuq geynaya mashruuca message iyo sawirka ay tabinayaan dal iyo dibad na wa mid Togan
Abiye Waxa u ka faaiidi kara waxbadan ha u h**eyso in indhaha caalaamka laga jeediyo xaaladaha dalka gudihiisa ka taagan

Abiye Wuxuu ka dhigtay mashruuca mid isaga lagu xasuusto, isaga lagu xaqiiqsado, isla markaana isaga loo daba socdo

Arinta la yaabka leh wa sida Deegaan Walba U Qaabilay mashruuca ee la iskaga wada xilsaarey iyo sida loo joogteeyay ka war hayntisa iyo fulintiisa had iyo jeer

Halkaas mashruuc uu xaqlaha ka yahay abiye ahmed haddi sidan loo fuliyay
Waxan u baahanahay boqolaal mashruuc in uu isagu no hindiso waa abiye ee isla markaana isagu fulinteeda lahaado micnaha mashaariic heer fedaral ka timaad, horumar iyo bilic haddii saas lagu helayo maxa laga dheefay mashaaric iyo qandaraasyo dad gaar ah lagu naas nuujiyo wax la taaban karo na la qabanayn ?
Kolba haddi deegaanadu mashaariicaha ay iyagu qabsadaan ay xaqlaha ka yihiin aynan iskaga xil saarayn una fulinayn si la mid ah kan abiye

Xagaas waxa ka so ifbaxay foolxumo toos iyo mid dadban oo ku saabsan maamulada deegaanada waanad dareemi kartaa faahfaahin uma baahno
waxaa laga yaabaa inay jirto xeelad siyaasadeed oo hoos socota.

Ilyass Farah Robleh

Address

Alberta

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when INA News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share