
07/07/2025
Ilaahey ayaa Mahad leh Maanta Waxaan guursaday xaaskii 3aad oo Mareekan ah farxadeyda lama soo koobi karo dhalinyaro hambalyada waa dhankiina,
Mida kale ictiraafka Somaliland waan kala hadlay xaaskeyga inyar hala dul qaato 7 markaan ka baxno ayaan guda galayaa arinta ictiraafka
gabadhaha somaliyeed ha is dajiyaan wali booskii 4aad ayaa iga banaaan waxaana galin doonaa gabadh somaliyeed waana balan insha Allah.
😂😂k