01/12/2026
DFS OO AMARTAY IN LA JOOJIYO DHAMAAN HESHIISYADII LALA GALAY DOWLADA EMARATKA.
Wasiirka Wadaaradda Warfaafinta Xukuumada Federaalka Soo.aaliya Daauud Aweys Jaamac ayaa Akhriyay Qaraarka Golaha wasaaradda ay ka soo saareen.