09/01/2025
Allaha u naxariistee kahor inuusan maanta geeriyoonin (Al fanaan Safwaan Halac) waxaa uu muuqaal h**e ku yiri,
"Anigu waligey cafis madaayo oo cidna caloosha wax uguma qaadin, "hadii aan dhintana Ilaah hortiis waxan tagi doonaa anigoon cidna wax caloosha ugu heeynin marka hadii qof wax ii hayaa uu jirow sidaan u cafis badanahay ii cafi,
Fanaanka ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo ka dhacay Magaalada Hargeysa.