Mohamed Salh

Mohamed Salh The most trusted journalist of fast, accurate, unbiased news in the Horn of Africa|
Top 100 Most Influential Somalis| Bringing Somalis to the world.

Bringing to the World. Twitter/Instagram: �

Dadweynaha dalka Ireland oo sita calanka Falastiin ayaa dhigaya mudaharaad ka dhan ah Trump oo ku sugan caasimadda Dubli...
09/12/2026

Dadweynaha dalka Ireland oo sita calanka Falastiin ayaa dhigaya mudaharaad ka dhan ah Trump oo ku sugan caasimadda Dublin.

Madaxda caalamka ee aan galbeed ahayn oo ku kulmay New Delhi: Iiran 🇮🇷 Hindiya 🇮🇳 Shiinaha 🇨🇳 Ruushka🇷🇺.
09/12/2026

Madaxda caalamka ee aan galbeed ahayn oo ku kulmay New Delhi: Iiran 🇮🇷 Hindiya 🇮🇳 Shiinaha 🇨🇳 Ruushka🇷🇺.

09/12/2026

GAROOWE: Dr. Xafsa Maxamed oo ahayd Madaxa Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah iyo Macaahidda Sharciga ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa si rasmi ah ugu wareejisay Wasaaradda masuuliyaddii iyo hawlihii ay ka haysay qaybtaas, oo ay ku jiraan:

▪︎Manhajka Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah;
▪︎Siyaasadda Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah;
- Natiijadii Daraasadda Dugsiyada Qur’aanka ee Garoowe iyo Qardho;
▪︎Habraacyada Dugsiga, Macallinka iyo Guddiga Waalidiinta;
▪︎Xogta Dugsiyada Qur’aanka ee Garoowe iyo Qardho.

09/12/2026

MW Xasan Shiikh: “Adduunka dalka ugu fiican waa Soomaaliya, maalin dhow baasaboorkeenna meel kasta ku tegeynaa.”

🇾🇪🇸🇦🇸🇴Sida ay werinayso warbaahinta Sucuudi Careebiya; Taliyaha Ciidamada Difaaca ee Yemen, Daariq Saalax ayaa u soo car...
09/12/2026

🇾🇪🇸🇦🇸🇴Sida ay werinayso warbaahinta Sucuudi Careebiya; Taliyaha Ciidamada Difaaca ee Yemen, Daariq Saalax ayaa u soo cararay Soomaaliya ka dib markii Xuutiyiinta ay kala wareegeen xeebaha galbeed ee dal kaasi.

Imaaraadka Carabta iyo Iiraan ayaa ka wada-hadlay xasiloonida gobolka & daminta xiisadda Badda-cas, ka dib kulan-doceed ...
09/12/2026

Imaaraadka Carabta iyo Iiraan ayaa ka wada-hadlay xasiloonida gobolka & daminta xiisadda Badda-cas, ka dib kulan-doceed ka tirsan shirka BRICS oo ay yeesheen Dhaxal-sugaha Abu-Dhabi, Khaalid Bin Maxamed iyo Madaxweynaha Iiraan, MaScuuud Pezeshkian.

Sh.Cali Wajiis oo ka mid ah La-taliyaasha DFS: "Hooyada Federaalka Puntland ayaa Dastuurka noogu qortay; in laba gobol &...
09/12/2026

Sh.Cali Wajiis oo ka mid ah La-taliyaasha DFS: "Hooyada Federaalka Puntland ayaa Dastuurka noogu qortay; in laba gobol & ka badan ay maamul noqon karaan, arrintaas waa na wareerisey, waxaan qabaa in la oggolaado in Gobol noqon karo maamul-goboleed....Hiiraan ha noqoto maamul, Gedo ha noqoto, Mudug ha noqoto, isku raran kan nimanka u xidhan weeye dhibaatada dhan."

09/12/2026

Puntland oo go’aanno adag ka soo saartay colaad-beeleedda Sanaag.

Xuutiyiinta Yemen oo u jawaabay Trump ayaa ugu yeedhay; in hadduu aanu waxba ka qaadi karin uu la heshiiyo:"Gacantaadan ...
09/12/2026

Xuutiyiinta Yemen oo u jawaabay Trump ayaa ugu yeedhay; in hadduu aanu waxba ka qaadi karin uu la heshiiyo:"Gacantaadan goyn karin waa la dhunkadaa." — Madax-sare Xuuti ah Xisaam Al-Asad ayaa ugu maahmaahay Mareykanka.

09/12/2026

Garaad Soofe: “Deriskeena Habarjeclo & Habaryoonis qodaxi in ay ummddo ma rabno, wiilasha abtiga loo yahay iskama dilno sida Koonfur ka dhacaysay…. Dadka Soomaaliyeed nabad baan la wada rabnaa.”

Address

11453 Ellerslie Road SW #107
Edmonton, AB
T6W1T3

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Salh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Salh:

Shortcuts

Share