Somalida Cusub

  • Home
  • Somalida Cusub

Somalida Cusub SOMALIDA CUSUB is the home of Somali news, music, movies & politics HD Videos. SOMALIDA CUSUB commi WELCOME! Ku So Dhowaw SOMALIDA CUSUB FB PAGE.

PAGE KAN kan wa page kaaga cidna kaama xigto, aan eheen aniga madama aan heesto password lugu galo. Waxa macquul ah inaad ku arki doontid page kan waxa Ka xanajiya ama Ka nixiya, hadaba wan Ka rali gelinena balse ogaaw waxa adi ku dhibayo laga yaba qof kale iney unoqon karto waxa Ka Farxiya ama Ka qososhiya. Sababteduna ma ahan inaad amustid xaq bad uledahay Wax kasto oo talo & tuusalo inaad nugu

soo biirisid, wayo waxan aminsanahay fikirkagu inu yahay DAHAB. Hadi page kan gulesto adigana waad gulesatay, WAAYO malin walba Arimaha wajigaaga furayo Ama ku ilowsinayo xasuus udaran qalbigaaga ayan sogelinena, hadi aad gulesatay anaguna waan gulesanay. Adunyadan wa laba malin,, aan hawada ku wada wadaagno nolol faraxdi, kalgaceel & xushmad ku dhehantahay. Aad bad ugu mahadsantahay akriska aad SOO akrisay qoraalka kor ku qoran, halkan ayu ku egyahay qoraalka. Message khas ah inad no so dirto hadaad rabto fadlan "SEND MESSAGE" taabo/

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalida Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somalida Cusub:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share