INA News

INA News I N A News (Independent News Agency)

Way qirteen inu dhaawacmay balse waxay dafirsanyihiin in uu dagaalka qayb ka ahaa gacanta ciise na ku dhaawacmay waliba ...
02/01/2026

Way qirteen inu dhaawacmay balse waxay dafirsanyihiin in uu dagaalka qayb ka ahaa gacanta ciise na ku dhaawacmay waliba waxaannu ognahay inay gacani go'dey uu dhiig baxay

Maxa kajira dhaawaca taliye haruun siciid
sheegaya in uu taliye Haaruun Siciid dagaal ku dhaawacmay waa waxba k**a jiraan.

Haruun siciid oo ah Taliyaha Saldhiga 1aad Ee Ciidanka Badda Somaliland isaga gudanayaa Waajibkiisa Ciidanimo iyo Shaqadii Qarankiisu u igmaday ayaa waxa uu maanta 12 duhurnimo kasoo baxay magaalada lughaya oo uu kusugna maalmihii udambeeyay taliyaha ayaa soo gaadhay deegaanka faayo_haroosh oo ay daganayeen ciidamada madaniga ah ee beelaha gadabuursi.oo isku diyaariyay in ay uruqaansadaan tuulada osoli oo ay kusugan yihiin jabhadaha beesha ciise ee kasoo duulay ethiopia .
Intasi kadib taliyaha ayaa ku amray jabhada iyo dhaliyarada gadabuursi ee halkaasi kusugnaa hayb ahaana uu kasoo jeedo iyaga in ay goobtooda dhaafi karin oo joojiyaan weerarka ay qaadayaan.taasi oo sababtay in Dhalinyaro gadoodsan oo kamida ciidamada madaniga ah ee beelaha gadabuursi in ay xabad kufuraan taliyaha iyo ilaaladiisaba waxana halkaasi kasoo gaadhay taliyaha dhaawac fudud geesta kale ilaalada taliyaha oo iyaguna xabad furay iyaga oo dhaawac culus soo gaadhsiiyay mid kamida dhalinyaradii xabada kufuray ee dhawaca soo gaadhsiiyay taliyaha .isku soo wada duuboo taliyaha oo aan kula kulmay magaalada gargargara 5tii galabnimo isaga oo luguhiisa kusocda ayaa ay ahayd xaaladiisu mid aad ufiican.....
Mustafe Garbo

La soco....
02/01/2026

La soco....

Taliye Haruun Siciid (Gadabuursi), oo ahaa masuulkii hayay ilaalinta Dekedda Berbera oo ku sugnaa degmada lughaya dhawaa...
02/01/2026

Taliye Haruun Siciid (Gadabuursi), oo ahaa masuulkii hayay ilaalinta Dekedda Berbera oo ku sugnaa degmada lughaya dhawaanahan, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Garbodadar Taliyaha ayaa isagoo xiran dirayska Ciidanka Qaranka somaliland ka qayb galay dagaalkii maanta galinkii dambe ayaana la dhaawacay Nasiib darro, dhaawacaas awgiis ayuu u geeriyooday dhiig-bax.

 : jab xoog leh ayaa la gaadhsiiyey Falaagada Borama,Baki iyo Awbare Dagaal ay saaka kusoo qaadeen Deegaanada Damasha iy...
02/01/2026

: jab xoog leh ayaa la gaadhsiiyey Falaagada Borama,Baki iyo Awbare Dagaal ay saaka kusoo qaadeen Deegaanada Damasha iyo Hulka. Dhimashada inta aan xaqjiinay falaagada Gadabursi waa 7 dhimasho ah ,dhaawacuna waa badanyahay, Raga falaagada Gadbursi kaga dhaawacmey Dagaalka maanta waxa ka mid ah Col. Haaruun Siciid( dhakhartka Borama ayuu yalaa hada).

Muuqaallo aad u foolxun ayaa naga soo gaadhay jiidda h**e ma baahin karno

02/01/2026

: falaagadii lagasoo abaabuley Borama ,baki iyo Awbare waxa la gaadhsiiyey Jab xoogan. Goobihii ay ku sugnaayeena hada waxa Gacanta ku haya Xoogaga difaaca shacabka Guban.

02/01/2026

: falaagadii lagasoo abaabuley Borama ,baki iyo Awbare waxa la gaadhsiiyey Jab xoogan. Goobihii ay ku sugnaayeena hada waxa Gacanta ku haya Xoogaga difaaca shacabka Guban.

The saylac

01/31/2026

Nabad Sharaf iyo karaamo ku noolaanshaha dadkayaga, bari iyo galbeedba, waa tiirka mabda’eenna iyo halgankeena joogtada ah.

01/31/2026

Tawfiiq Ciise-Madoobiyo
Talyankii Faranjaa leh

01/31/2026

Ayshaca ayaa noqotay goobtii lagu wada kulmay 2026

Tawfiiq Ciise-Madoobiyo
Talyankii Faranjaa leh

01/31/2026

Ayshaca iyo maanta 🇩🇯🇪🇹🇸🇴

Tawfiiq Ciise-Madoobiyo
Talyankii Faranjaa leh

01/31/2026

Xurmadle ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim oo si meeqaam sare leh u soo dhaweeyay madaxda Geeska Afrika
1. Raysalwasaare Abiyi Ahmed
2. Madaxwayne Ismaaciil Cumar
3. Madaxwayne xasan sheekh.

Kuwaas oo si kal iyo laab leh ula sheekaytay ugaaska.

Mashruuca korontada dabaysha ee Aysha Windpor 2 oo maanta xadhigga laga jaray ayaa waxaa la bilaabay 2018 xilligaas oo aan Dagmada ayshaca Gudoomiye ka ahaa.

Address

Edmonton, AB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when INA News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share