Codka Qurbajooga

Codka Qurbajooga Social Awernes

Talyaha Guud ee Cidamada Dhulka Dowlada Faderalka Somalia iyo talyayaal sare oo ay ka mid yihiin talyaha qaybta 26 iyo t...
08/01/2026

Talyaha Guud ee Cidamada Dhulka Dowlada Faderalka Somalia iyo talyayaal sare oo ay ka mid yihiin talyaha qaybta 26 iyo talyaha guud ee Cidamada maamulka Waqooyi bari oo dhamaantood ku Sugan magaalada Laascanood ayaa ka arinsanaaya sidii ay u qorshayn lahaayeen duulaan lagu gaadhaayo laas qoray ilaa magaalada Ceerigabo..

Qorshahan oo ay waddo Dawladda Fadaraalka Somaliya ayaa u soo xilsaartay Raisal wasaaraha Xamse Cabdi Bare oo la filaayo In uu Bari duhurka ka d**o garoonka Diyaaradaha er Magaalada Laascaanood..

Ilaa hada Jamhuuriyada Somaliland ayaan wax wara ka soo saarin diyaar garowgan duulaanka ku ah Dalkeeda..

Dhaqdhaqaaq Iyo Diyaar-garow Dagaal Oo Laga  dareemaayo Gaalkacayo,Boosaaso,Buuhoodle iyo  Laascanood oo ku wajahan Jamh...
07/30/2026

Dhaqdhaqaaq Iyo Diyaar-garow Dagaal Oo Laga dareemaayo Gaalkacayo,Boosaaso,Buuhoodle iyo Laascanood oo ku wajahan Jamhuuriyadda Somaliland .

​ Labadii bilood ee u dambeeyay waxaa laga dareemayay gobollada dariska ah ee Puntland dhaqdhaqaaq iyo diyaar-garow milatari oo ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida ay sheegayaan xogaha aaggaas ka soo baxaya.

​Diyaar-garowgan iyo alalaasihiisa ayaa si weyn looga dareemay gobolka Bari ee Puntland, gaar ahaan magaalada Boosaaso, halkaas oo lagu diyaarshay ciidamadii uu hoggaaminayay Ina Diyaano (Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya).

​Dhanka kale, caasimadda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa waxaa ka socda hub-uruursi iyo isku-dubarid ciidamo ay dhinacyo kala duwani ka qayb qaadanayaan. Ciidamadan oo uu taliye u yahay Jeneraal Jimcaale ayaa la sheegay inay gaarayaan ilaa 10,000 oo askari. Sidoo kale, labadii maalmood ee u dambeeyay waxaa diyaaradaha Turkigu ay magaalada Muqdisho ka soo daabulayeen saanado milatari oo isugu jira gaadiidka gaashaaman ee ay saaran yihiin noocyada kala duwan ee qoryaha masaafadda dheer wax ka dila .
​dhanka kale Magaalada Laascaanood, oo ay horey uga sugnaayeen ciidamo beeleed tiro badan, ayaa iyadana lagu soo xoojiyay ciidamo dheeraad ah oo laga soo ururiyay gobolka Sanaag (gaar ahaan degmada Badhan), kuwaas oo tababarro kala duwan ku qaatay gobolka Sool. Sidoo kale, Dowladda Federaalka Somalia ayaa dhowaan taliye cusub u soo magacawday Qaybta 26-aad oo fadhigeedu noqon doono deegaannada Sool ilaa Sanaag Bari.Talyahan ayaa qabiil ahaan ka soo jeeda Sanaag bari waana dhalinyaradii tobabarada sare ku soo qaatay Xeryaha Tobabarada ee Turkisom.
​Xogaha kale ee la helayo ayaa tilmaamaya in ciidankii Cabdi Madoobe lagu wargeliyay inay ka dagaalgali doonaan aagga Buuhoodle ilaa Qorilugud.
​Su'aasha Muhiimka Ahi waa
Dowladda Somaliland maxay kala socotaa ama ka og tahay diyaar-garowgan milatari ee ka soo cusboonaaday aagga xuduudaha Jamhuuriyada Somaliland .

Masuuliyiinta Qurbajooga   ahi waa Majaro habowsanyihiin..Masuuliyiinta Qurbajooga ahi waxa ay u haystaan in Masuuliyadd...
07/30/2026

Masuuliyiinta Qurbajooga ahi waa Majaro habowsanyihiin..

Masuuliyiinta Qurbajooga ahi waxa ay u haystaan in Masuuliyadda saarani tahay ta u qorshaysan ee uu ogyahay oo kaliya, Dhaqaalana yahay ka u qoondaysan ee aanay waxba dheerayn oo kaliya.

Balse waxa moogyihiin in Masuuliyadda saarani tahay hadba tii xalinteedu ay mudantahay ee ay muhiimka tahay in wax laga qabto.

Dhaqaalena uu yahay hadba intii laga fursanwaayo raadinteed..

Sida yusuf shaacir in uu ganacsatada u dhexgalaa u furnayd in uu baloodhadiisa dib u xaraasha u furnayd,,in uu madaxwaynaha ku noqdo oo uu yidhaa qoondo kale keen ayaa u furnayd .

May ahayn in bukaanka uu tuso in aan cidina u maqnayn waxna loo hayn .

Is dufaac Xal maaha,Cid canbaareena Cadayn maaha..

07/28/2026

العِلْمُ بِاللّٰهِ WAX TARKA

07/27/2026

BARKHAD BATUUN “MAXABIIS LA SII DAYEY MA JIRTO”

‎7 ADDICTIONS YOU MUST BREAK TO BECOME YOUR BEST SELF:1. Comparison‎Comparison steals confidence faster than failure eve...
07/26/2026

‎7 ADDICTIONS YOU MUST BREAK TO BECOME YOUR BEST SELF:

1. Comparison
‎Comparison steals confidence faster than failure ever will.
‎The moment you start measuring your life against someone else’s highlight reel, you lose focus on your own journey.
‎Someone will always be ahead of you.
‎Someone will always have more money, more followers, more success, or more opportunities.
‎But their path is not your path.
‎Growth begins when you stop asking: “Why am I not like them?”
‎And start asking: “How can I become better than I was yesterday?”
‎Compete with your past self — not with strangers on the internet.

‎2. Quitting
‎Most people quit too early.
‎They quit after one rejection.
‎One failed attempt.
‎One bad month.
‎One difficult season.
‎But success usually comes right after the stage where most people give up.
‎Consistency matters more than motivation.
‎You don’t need to move fast every day.
‎You just need to keep moving.
‎Winners are often just people who stayed longer than everyone else.

‎3. Procrastination
‎Procrastination is dangerous because it feels harmless.
‎You tell yourself: “I’ll start tomorrow.”
‎But tomorrow becomes next week.
‎Next week becomes next month.
‎And eventually, years pass.
‎Waiting kills more dreams than failure ever will.
‎Start before you feel ready.
‎Messy action is still better than perfect excuses.
‎Your future changes the moment you stop delaying your life.

‎4. Comfort
‎Comfort feels safe — but it quietly destroys potential.
‎Growth requires discomfort.
‎You cannot become stronger while avoiding difficult conversations, risks, discipline, or challenges.
‎Every level of life demands a new version of you.
‎And that version is built outside your comfort zone.
‎If it scares you, challenges you, or stretches you, it’s probably helping you grow.

‎5. Your Phone
‎Your phone can either be a tool or a trap.
‎Every unnecessary scroll steals time, focus, creativity, and mental clarity.
‎Hours disappear without producing anything meaningful.
‎The problem isn’t technology.
‎The problem is unconscious consumption.
‎Pay attention to what consumes your attention.
‎Your goals deserve more focus than your notifications.

‎6. Complaining
‎Complaining changes nothing.
‎It drains energy without creating solutions.
‎Life is unfair sometimes.
‎People disappoint you.
‎Circumstances become difficult.
‎But constantly complaining keeps you emotionally stuck.
‎Strong people ask: “What can I control right now?”
‎Responsibility is powerful because it puts your life back in your hands.

‎7. Waiting for Perfect Conditions to Start
‎There will never be a perfect time.
‎You will never feel fully ready.
‎You will never have complete confidence.
‎You will never eliminate all fear.
‎People who achieve great things start before conditions are ideal.
‎They begin while uncertain.
‎While afraid.
‎While unprepared.
‎Action creates clarity.
‎The life you want begins the moment you stop waiting and start building.

‎Follow this page if you want appreciate me.

SIX LAWS OF MONEY 1: Money does not come to people who want it. To people who deserve the money. The money comes to thos...
07/26/2026

SIX LAWS OF MONEY

1: Money does not come to people who want it. To people who deserve the money. The money comes to those people who really deserve it.

2: The money does not stay with people who earn a lot of money. It stays with people who are wise about how they spend their money.

3: The money can be a thing, for you it can help you but the money can also make you do things you do not want to do it can make you serve the money.

4: When you have a lot of money you should save some of it because the money you save will help you when you really need the money.

5: If you love the money much it will change you and you will lose the things that make you a good person you will lose your humanity because of the money.

6: No matter how money you have it will never be enough because you will always want more things and you will always have needs and the money will never be enough to buy everything you want and need.

07/25/2026

Somaliland President Speaks Out on International Recognition

07/24/2026

Gudoomiye ku Xigeenka Bank dhexe ee Somaliland Mudane Xamse Khaire ayaa si qoto dheer oo aqoon iyo waayo aragnimo leh uga hadlay faaidada ku jirta in Xoolo dhaqatadu ay helaan baanan yar yar oo qayb ka noqda sidii loo horumarin lahaa Xoolaha nool we dhaqaale ahaana Jamhuuriyada Somaliland ku tiirsantahay..

07/22/2026

Address

UK
London, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Qurbajooga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share