Ufuroow news

Ufuroow news soo dhawaada saaxiibi yaal ku soo dhawaada ufuroow news.

nasoo raac sxb si aad u noqoto saaxibka page ka waxdad naga heli doontaa wax yaabo badan oo ku qanciya mar walba waxan u tagan nahay inaan idin raali galino mahad sani

Mid Kee Codkaaga Siinaysaa Labadan Farmaajo Iyo Xasan Sheekh?
07/09/2026

Mid Kee Codkaaga Siinaysaa Labadan Farmaajo Iyo Xasan Sheekh?

06/28/2026

Amiira. Iyo wiil baadiyo oo kulma 🎉 hadiyana gudoon siyey

06/25/2026

Gabar fariin u dirtay madaxweynaha Koonfur-galbeed

06/21/2026

Sheekh Aadan madoowe umadda Koonfur-galbeed ayaa doortay
゚viralシ

Wasaaradda Waxbarashada Soomaliya oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanaadka Qaranka ee dugsiga sare.Wasaaradda Waxbarashada ee...
05/20/2026

Wasaaradda Waxbarashada Soomaliya oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanaadka Qaranka ee dugsiga sare.

Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay jadwalka imtixaanaadka qaran ee dugsiyada sare ee sannadka 2025-ka, kuwaas oo laga qaadi doono ardayda dhigata dugsiyada sare ee dalka.

Wasaaraddu waxay sheegtay in imtixaanaadka k**a dambaysta ah ay ardaydu u fariisan doonaan inta u dhaxaysa 20-ka illaa 25-ka Juun.

Ku dhowaead 40,000 oo arday oo ka kala socda dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa sanadkan ka qeyb geli doona imtixaanaadka qaranka.
Wasaaradda ayaa xustay in imtixaanaadka qaranku yahay tallaabo muhiim u ah xoojinta nidaamka waxbarashada Soomaaliya iyo hubinta hannaan midysan oo lagu qiimeeyo heerka waxbarasho ee ardayda dalka oo dhan.

Wasaarada waxbarashada Sanadkii h**e, tirada ardayda u fariisatay imtixaanaadka qaranka ee dugsiyada sare ayaa gaartay 38,471 arday.

Dhanka kale, jadwalka imtixaanaadka fasalka 8-aad ee dugsiyada hoose dhexe ee gobolka Banaadir ayaa la geli doonaa inta u dhaxaysa 15-ka illaa 18-ka Juun.



05/19/2026

Mucaaradka soomali oo soo badhigay aboodooda

05/17/2026

《Ciidamo cusub oo ku soo biiray Ciidamada Koonfur-galbeed》
Ku waas oo ka yimid dhinacakale.

Follow me
05/16/2026

Follow me

Address

London, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ufuroow news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ufuroow news:

Shortcuts

Share