Hagag Media

Hagag Media Warar sugan organic ah ayaad kaheleeysaan halkaan maalin kasta . Warkaas kusaabsan wixii nagasoo gaa

Warheedhee firdhiyow dugaiya Quraanka maxaa kudhexdhumay Maxaa khaldan firdhihow
07/09/2026

Warheedhee firdhiyow dugaiya Quraanka maxaa kudhexdhumay
Maxaa khaldan firdhihow

Ra’iisul wasaaraha Belgium, Bart De Wever ayaa gurigiisa la tagay hadyad uu  ka helay madaxweynaha Turkiga , Recep Tayyi...
07/09/2026

Ra’iisul wasaaraha Belgium, Bart De Wever ayaa gurigiisa la tagay hadyad uu ka helay madaxweynaha Turkiga , Recep Tayyip Erdogan inta uu socday shir madaxeedkii NATO ee lagu qabta Ankara, balse marka uu furay hadyada wuxuu oggaaday inay tahay bastoolad iyo rasaasteedii, taasoo la sheegay inay galisay xaalad argagax leh, illaa loo sheegay in Erdogan uu hadyadan siiyay dhammaan hoggaamiyeyaasha NATO ee shirka ka qaygalay oo Trump uu ku jiray , balse si ka duwan qof kasta oo kale Trump ayaa hadyadan ku furay isla goobtii lagu siiyay , wuxuu bastoolada gashaday jeeniga ama dhexda suunka lagu xirto, illaa ilaaladiisa ay ka qaadeen, sida ay werisay wakaaladda wararka ee Reuters.

Xoghayaha guud ee isbahaysiga  NATO, Mark Rutte ayaa hadal uu ka jeediyay shir madaxeedka NATO ee ka socda Ankara, wuxuu...
07/09/2026

Xoghayaha guud ee isbahaysiga NATO, Mark Rutte ayaa hadal uu ka jeediyay shir madaxeedka NATO ee ka socda Ankara, wuxuu u sheegay hoggaamiyeyaasha NATO;

"Lacag keliya amnigiinna ma difaaci karto. Kuma difaaci kartaan dalkiinna doollar, yuuro ama ginni."

Wuxuu intaas ku daray:

"Waxaad u baahan tihiin rag iyo dumar ku jira ciidamada qalabka sida, sidoo kale waxaad u baahan tihiin warshado militari oo awood leh si aad u xaqiijisaan ammaankiinna."

Dalalka Yurub, oo xubnaha ugu ballaaraan ee ku jira isbahaysigan ayaa ah kuwa si dhab ah u wajahaya hoos u dhaca da’da ragga iyo dumurka awoodda u leh inay ku biiraan ciidanka, mana jirin horumar badan oo warshadaha militari ah oo wixii ka dambeeyay dagaalkii labaad ee adduunka oo ka socday Yurub.

Turkiga iyo Ingiriiska ayaa maanta gaaray heshiis ugu sarreeyay ee taariikhda ay galayaan , kaasoo la xirira difaac wada...
07/09/2026

Turkiga iyo Ingiriiska ayaa maanta gaaray heshiis ugu sarreeyay ee taariikhda ay galayaan , kaasoo la xirira difaac wadajir ah oo ay qayb ka tahay inay si wadajir ah usoo saaraan maraakiibta dagaalka, diyaaraddo dagaal , diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, nidaamyo difaac, raadarrada , dayax-gacmeedyada hawada sare iyo nidaamyada garaad-gacmeedka (AI) loo adeegsado sirdoonka, iyadoo heshiiska ay Ankara oo shirka madaxeedka NATO uu ka socda ay saxiixeen madaxweynaha Turkiga,Erdogan iyo Keir Starmer.

Gudomiyiha parliamenka Iran 🇮🇷 ayaa Hadalkaan qoray.Oo ah in America 🇺🇸 wali aaysan wax cashar ah kabaran dagaaladii h**...
07/09/2026

Gudomiyiha parliamenka Iran 🇮🇷 ayaa Hadalkaan qoray.
Oo ah in America 🇺🇸 wali aaysan wax cashar ah kabaran dagaaladii h**e.

Ururka World Central Kitchen (WCK) ayaa sheegay in ciidamada Israa'iil ay dileen Axmad Naasir Saliim (Ahmad Nasser Salee...
07/09/2026

Ururka World Central Kitchen (WCK) ayaa sheegay in ciidamada Israa'iil ay dileen Axmad Naasir Saliim (Ahmad Nasser Saleem), oo ahaa darawal u shaqeynayay mid ka mid ah shirkadaha saadka (logistics) ee ay bahwadaagta yihiin.
> Sida uu ururku sheegay, darawalka ayaa la dilay xilli uu gargaar ka soo daabulayay marinka Kerem Shalom isagoo u siday bakhaar ay WCK ku leedahay Qasa, maalintii Arbacada ee ay taariikhdu ahayd 8-da Luulyo.
>

07/09/2026

Best coach ever.
WAXAA LAGU MAAGAY CALANKAAS FALASTIS OO LAAHORE GAROONKA KUDHEX RUXAYAY
WAA GEESI DOLWAAYAY BAANU DHIKARNAA COACH KAAN guuleeyso coach.

07/09/2026

HALKAAN WAA NAJAF IRAQ 🇮🇶 MALAAYIIN LAGU QIYAASAY 4 million iyo bar.
Up to 4.5 million people in najaf Iraq 🇮🇶 wow

07/09/2026

Baby cun cuntada
Haye daddy
Messi iyo falantino
Taasbaa kutusaaysa sida loo koolkoolinayo
Baby Messi kkkkk😭😭😭

07/09/2026

Hadaad kahesheen wararkaan soo flower garee page kaan aniga waxaan soodhigi doonaa waraka caalamka oodhan halkaan.

Address

Mississauga, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hagag Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share