Sharawi

Sharawi Tactical Analysis [Master The Game like a pro]
(547)

09/16/2026

Barcelona🆚️Racing Santander 7️⃣:2️⃣
Hansi Flick waa caqliyeystay

Bakoorad aa lisku xirooyaa meeshaanBarcelona Top of the Table🔥Raphinha La Liga Topscorer🔥
09/16/2026

Bakoorad aa lisku xirooyaa meeshaan
Barcelona Top of the Table🔥
Raphinha La Liga Topscorer🔥

09/16/2026

Man Unuted 🆚️ Brighton 2️⃣:3️⃣
Bilowgi saay u fiicneed iyo sida la yeelay
Keenee gish

Joan Garcia ayaa dhaawac ugu baxay ciyaartaWaxayna wax kasoo gaareen mar uu kubad soo qaadanaay oo uu banaanka ku sibiib...
09/16/2026

Joan Garcia ayaa dhaawac ugu baxay ciyaarta

Waxayna wax kasoo gaareen mar uu kubad soo qaadanaay oo uu banaanka ku sibiibaxday

Man United ayaa laga reebay Carabao Cup Brighton ayaan areebtay 2️⃣:3️⃣
09/16/2026

Man United ayaa laga reebay Carabao Cup

Brighton ayaan areebtay 2️⃣:3️⃣

Ceeb kale United waa loo seddexeeyay2️⃣:3️⃣Labo ayay la horumartay United qaybta h**e balse hada ayadaaba gool lagu leey...
09/16/2026

Ceeb kale
United waa loo seddexeeyay2️⃣:3️⃣

Labo ayay la horumartay United qaybta h**e balse hada ayadaaba gool lagu leeyahay

Qaybta h**e waa baashaalnay Rodri,Pedri,Yamal iyo Rafa inuu 60-ka kahor badalo rajeynaa Gavi , Bernal,Hamza,Jesus raggaa...
09/16/2026

Qaybta h**e waa baashaalnay

Rodri,Pedri,Yamal iyo Rafa inuu 60-ka kahor badalo rajeynaa

Gavi , Bernal,Hamza,Jesus raggaan caawa labo ama seddex ka mid ahna ha keeno

4:1 wow🔥🔥Rafa 2️⃣Cancelo2️⃣Yamal-na rigoore ayuu cunayRafa iyo Cancelo min hatrick ka rabaa
09/16/2026

4:1 wow🔥🔥
Rafa 2️⃣
Cancelo2️⃣

Yamal-na rigoore ayuu cunay

Rafa iyo Cancelo min hatrick ka rabaa

Cancelo ayaa kacsan caawa Labo gool ayuu banaanka ka cantuugay👏3️⃣:1️⃣
09/16/2026

Cancelo ayaa kacsan caawa
Labo gool ayuu banaanka ka cantuugay👏
3️⃣:1️⃣

Cancelo ayaa furay shabaqa Goal Screamer ah ayuuna ku furay🔥
09/16/2026

Cancelo ayaa furay shabaqa
Goal Screamer ah ayuuna ku furay🔥

Address

Chancellors House, 900 Gormanville
North Bay, ON
P1B9V2

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sharawi:

Shortcuts

Share