Abdiaziiz Really

Abdiaziiz Really Nagala Soo Xiriir Tel 0615550778

09/21/2026

PART 1 : Guurkii Khiyanada 7 sano hal mar ayay uur yeelatay wana lasoo diray hada hada furiin $ shalaay

09/20/2026
Maryan Diini Aadan waxa ay Baafineysaa  Marwo Maxamed Buule oo 14 jir ah  kana soo lumay  Degmada Wadjir Gaar ahaan Tara...
09/20/2026

Maryan Diini Aadan waxa ay Baafineysaa Marwo Maxamed Buule oo 14 jir ah kana soo lumay Degmada Wadjir Gaar ahaan Tarabuush shalay Subax, Dhar waxay xirneed Jalbaad beer iyo Dirac baluug

Fadlan cidii aragtaa waxaa si naxariis leh looga codsanayaa in ay kusoo hagaajiyaan lambaradaan oo laga helo

Maryan Diini Aadan Hooyadeed 0616090815
Aadan Maxamed Hasan Adeer 0615691587
C/risaaq Yuusuf C/raxmaan Adeer 0618221330

Mahadsanidiin waa la helay
09/20/2026

Mahadsanidiin waa la helay

🚨 BAAFIN BAAFIN BAAFIN

Waxaa la baafinayaa Faadumo C/laahi Walaal oo jirta 14 sano, kana soo luntay Degmada HODAN gaar ahaan AL-BARAKO.

Cidda waxaa ugu wardambeysay Maalintii Talaadada abaaro 1:30 PM duhurnimo, taariikhduna ahayd 15 Sep. Dhar waxay xirneyd xijaab basali ah iyo Dirac cagaar camal ah.

F.G waa dhagool

Qoyska Gabadha ayaa si weyn uga walaacsan xaaladdeeda, waxayna si naxariis leh uga codsanayaan shacabka Soomaaliyeed in cid kasta oo aragta ama haysa xog ku saabsan gabadhaan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan lambarada hoos ku qoran:

📞Eedo = Faadumo Walaal Cabdi
0615991164

📞 Walaal = Maxamed Xirsi Warsame
612895364

📞 Walaal = Xamdi Xirsi Warsame
0615093507

Fadlan sii share garee si ay u gaarto bulshada inteeda kale loogana qeyb qaato helitaanka gabadhaan maqan.

Gabadhii reerkeda uga soo goday uur u qaaday ayuu raadinaya 30 sano kadib si caruurti ay u dhasha ugu yaraan u ogaado wi...
09/18/2026

Gabadhii reerkeda uga soo goday uur u qaaday ayuu raadinaya 30 sano kadib si caruurti ay u dhasha ugu yaraan u ogaado wiil iyo gabar waxa ay ahaayeen! Linkan taabo si aad u daawato—- https://youtu.be/9XFteyqSQGU?si=VV2tjLYftJOTWIYQ

🚨 BAAFIN BAAFIN BAAFINWaxaa la baafinayaa Faadumo C/laahi Walaal oo jirta 14 sano, kana soo luntay Degmada HODAN gaar ah...
09/17/2026

🚨 BAAFIN BAAFIN BAAFIN

Waxaa la baafinayaa Faadumo C/laahi Walaal oo jirta 14 sano, kana soo luntay Degmada HODAN gaar ahaan AL-BARAKO.

Cidda waxaa ugu wardambeysay Maalintii Talaadada abaaro 1:30 PM duhurnimo, taariikhduna ahayd 15 Sep. Dhar waxay xirneyd xijaab basali ah iyo Dirac cagaar camal ah.

F.G waa dhagool

Qoyska Gabadha ayaa si weyn uga walaacsan xaaladdeeda, waxayna si naxariis leh uga codsanayaan shacabka Soomaaliyeed in cid kasta oo aragta ama haysa xog ku saabsan gabadhaan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan lambarada hoos ku qoran:

📞Eedo = Faadumo Walaal Cabdi
0615991164

📞 Walaal = Maxamed Xirsi Warsame
612895364

📞 Walaal = Xamdi Xirsi Warsame
0615093507

Fadlan sii share garee si ay u gaarto bulshada inteeda kale loogana qeyb qaato helitaanka gabadhaan maqan.

09/16/2026

Part 2 | Uurka khiyanada ardayada hadii uu macalin keda laha maxay nin kale u guursatay...See More

09/15/2026

Part 1 | Uurka khiyanada ardayada hadii uu macalin keda laha maxay nin kale u guursatay...See More

09/11/2026

Part 1 | Qisada Qiyanadii Dilka Abti Mayd kisa laqariayay dhaxal darteed & dilaaga oo la helay 20 sano kadib...See More

Address

55-3099 Uplands Drive
Ottawa, ON
K1V9T6

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiaziiz Really posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category