Jabuuti Toos TV Media

Jabuuti Toos TV Media Jabuutitoos.tv waa kanaal ku cusub muuqaalka Canada iyo Jabuuti iyo Geeska Africa.

Jabuuti Toos is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless. Kanaal warbaahineed oo diirada lagu saarayo siyaasada, waxbarashada iyo madadaalada. Ujeeddadeeda ugu weyni waa in la taageero oo laga wada qayb qaalo horumarinta muwaadiniinta reer Jabuuti markay tahay xidhi

idhka iyo isgaadhsiinta dalka. Xirfadeeda ugu weyni waa in la qorsheeyo arrimaha tayada leh ee hadda jira iyo barnaamijyada dhaqanka, siyaasada, bulshada iyo waxbarashada Dhalinyara.

12/31/2025

JABUUTI TOOS TV
Qurba Joog Been Abuur Ah Oo Ka Qayb Qaatay Lunsiga Dr Geele Iyo Xuska Sannadka Cusub Ee 2026-ka Ee DJTVTOOS

� New to streaming or looking to level up? Check out StreamYard and get $10 discount! �

12/26/2025

JABUUTI TOOS TV
Jabuti waxa ku socda baadhista Basel AML Index 2025 iyo aqoonsiga Somaliland ee Israel

� New to streaming or looking to level up? Check out StreamYard and get $10 discount! �

12/21/2025

JABUUTI TOOS TV
Geele iyo Kornayl Maxamed Jaamac oo Hargeysa ku cadaadinaya inay Ciise Guban ka saaraan

12/14/2025
Guelleh et son clan prêts à frapper le peuple ? Les drones Bayraktar TB2 au service de la répression
12/13/2025

Guelleh et son clan prêts à frapper le peuple ? Les drones Bayraktar TB2 au service de la répression

JABUUTI TOOS TVGeele iyo ina adeerkii Cawl ma isticmaali doonaan diyaarada aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB-2➡️ Daawo warbixintan si aad u ogaato xogta c...

12/12/2025

JABUUTI TOOS TV
Geele iyo ina adeerkii Cawl ma isticmaali doonaan diyaarada aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB-2

XOG: Geelle Duulaanka Saylac, Burburinta Aqoonsiga JSL, Diyaar Garowga Dhinacyada & Sirta 6 Arrimood:
12/11/2025

XOG: Geelle Duulaanka Saylac, Burburinta Aqoonsiga JSL, Diyaar Garowga Dhinacyada & Sirta 6 Arrimood:

XOG: Geelle Duulaanka Saylac, Burburinta Aqoonsiga JSL, Diyaar Garowga Dhinacyada & Sirta 6 ArrimoodARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalid...

12/05/2025

AWDAL STATE

12/05/2025

JABUUTI TOOS TV
WGeele iyo ilmaadeeradii way sii wadi doonaan fidnada Saylac, ee muxuu Geele u aaday Luanda, Angola?

12/05/2025

L'objectif visé par l'école coloniale.
> avec Mahamadou Diouara, Président de l’Union des Jeunes pour la Paix et la Nation Africaine (UJPNA).

🔥 LIBAX – GARMAQATE | Hees Xanuun & Xaqiiqo ka hadlaysa Nolosha Dhalinyarada“Garmaqate” waa hees uu LIBAX kaga hadlayo x...
11/23/2025

🔥 LIBAX – GARMAQATE | Hees Xanuun & Xaqiiqo ka hadlaysa Nolosha Dhalinyarada

“Garmaqate” waa hees uu LIBAX kaga hadlayo xanuunka qarsan, halganka joogtada ah, iyo runta adag ee dhalinyarada maanta wajahaan.
Waa hees ka turjumaysa niyad-jab, rajo, iyo adkaysi isku dhex jira, taas oo qof walba qalbigiisa si toos ah u taabanaysa.

🎤 Fannaan : LIBAX
🎬 Muuqaal : 3D Animation – Jabuuti Toos TV
🌍 Mawduuca : Halgan, Dhibaatada bulshada, Rajo iyo Nolosha dhabta ah

Heestu waxay muujinaysaa:

Xanuunka qarsoon ee qofku keligii la dagaallamo

Dadaalka joogtada ah ee lagu gaaro mustaqbal wanaagsan

Codka dhalinyarada Soomaaliyeed & Djiboutian

In mar walba la istaago oo aan la quusan

🔔 Subscribe ku dhufo si aad u hesho heeso iyo muuqaallo cusub.

📩 La xiriir (collab): [email protected]

JABUUTI TOOS TVGarmaqate”, le nouveau titre de LIBAX, raconte la réalité d’un jeune qui traverse les épreuves, les doutes et la pression du quotidien… sans j...

Address

Ottawa. On
Ottawa, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jabuuti Toos TV Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jabuuti Toos TV Media:

Share

Category