Xogogaal TV

Xogogaal TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogogaal TV, News & Media Website, .

Malin baa iman doonta insha allaah dadka somaliyeed ee la qayb qaybiyay dal’ dad’ diin’ intaba aykumidoobi donaan Hal calan iyo haldal iyagoo wax xuduud beenad ah u dhaxayn!!

18/08/2024

Dhalinta somaliyeed dhulkooda haka difaacdan Ethiopië 🇪🇹 inta goori goor tahay Ethiopië waxay haystaa dhul balaaadhan oo kamid ah dhulka Umada somaliyeed hadana badii bay rabtaa inay ku darsato!

Abtigay cornel Ali xasan xusen (ali dheere) oo si qalad ah ugu xidhan ninka madax da ka ah ciidamada liyuu police ka dee...
13/05/2024

Abtigay cornel Ali xasan xusen (ali dheere) oo si qalad ah ugu xidhan ninka madax da ka ah ciidamada liyuu police ka deegan ka muda lix bilood ka badan ilaa shan jeera maxkamad la geyay Max kamadiina wax Danbi ah ku wayday ilaa hadana jail Kii kujira Waxaan leenahay xoriyadiisa Hala siiyo free free cornel Ali xasan xusen!!

Waxaa nasib dara ah qof muwadin ah oo dhulkiisa jooga maxkamad 5 jeer Danbi ku wayday Ninkii soo xidhay na uuna xataa maxkamada imanayn !!!

09/05/2024

Asc asxaabta page kan ku xidhan waa lakala baaday dib baan u hawl galay naa halala socdo👍👍👍

Address

MB

Telephone

+12049523378

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogogaal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogogaal TV:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share