Kobac TV

Kobac TV Kobac Tv Hoyga Kaabaha Bulshada
(1)

05/10/2026
Waxaan u hambalyeynayaa Application-ka waafi oo gaaray 5 million downloads" waaw.
04/16/2026

Waxaan u hambalyeynayaa Application-ka waafi oo gaaray 5 million downloads" waaw.

Hibo oo ah gabar hada qaan gaartay ayaa sheegtay in aysan helin naxariis waalid mana taqaan hooyadeed iyo waalaalaha la ...
04/14/2026

Hibo oo ah gabar hada qaan gaartay ayaa sheegtay in aysan helin naxariis waalid mana taqaan hooyadeed iyo waalaalaha la dhashay.

Waxey sheegtay in laga qariyay hooyadeed laakiin la koriyay daruuf ay ku nooshahay hadda, iyadoo tilmaamtay inaysan helin waxbarasho.

Waxey sidoo kale tilmaamtay in ay xaaladba xaalad u dhiibeysay, laakiin maanta oo ay tahay qof weyn oo qaangaar ah oo ayna tahay maalinta ugu daran nolosheeda, hadii aysan helina nolol kaduwan nolosha ay hadda ku nooshahay ay wajihi karto caqabad weyn oo dhanka nolosha ah.

Hadaba Hibo oo la hadashay baraamijka Illintir ayaa waxey kasheekeysay taariikh aad u xanuun badan iyo nolosheeda hadda. Muuqalka oo dhameystiran kasoo daawo YouTube ka Illintir ama linkiga hoose ee yaalo qeybta faalada.

Gabadhaan oo magaceedi laga badalay loona sheegay in hooyadeed looga qaaday umushii naxdin ay qaadayna hooyadeed hospita...
04/11/2026

Gabadhaan oo magaceedi laga badalay loona sheegay in hooyadeed looga qaaday umushii naxdin ay qaadayna hooyadeed hospital kii ka carartay kadibna uu bahal cunay ayaa nooga timid dalka Kenya, waxaana usameynay baafin.
Waxey noo sheegtay in ay tahay gabar Habar Gidira oo sacada, laakiin maamadii heysay oo Daarood Majeerteen ah ay ogaatay in aysan mudo kadib dhalin. Waxay tilmaamtay in ay ogaatay kadib markii dadka deeganka la ah ay ku caayeen lahelooy lahelooy.
19 sano kadib markii ay u tagay maamadii korisayna ay ku tiri aniga kuma dhalin dadka waa runtood, aabahaa waa habar gidir waa sacad hooyadana waa carab, sidoo kalana aniga waan kusoo koriyay.
Waxaana gabadhaan hada deegankii looga aflagaadeynayaa iney tahay midaan dad laheyn, taasoo keentay inay Kenya iskaga soo cararto.
Hal sabab oo xanuun badan ayey sheegtay hada oo ah tan ugu weyn, maadama ay tahay 19 jir.
Muuqaalka oo dhameystiran waxaad kadaawan kartaa qeybta hoose ee linkiga, comment iga aragtidaada nala wadaag mahadsanid.

Muqdisho waxaa ka taagan kiis naxdin leh oo ku saabsan wiil yar oo 20 maalmood jir saqiira lana doonayo in la dilo hal s...
04/08/2026

Muqdisho waxaa ka taagan kiis naxdin leh oo ku saabsan wiil yar oo 20 maalmood jir saqiira lana doonayo in la dilo hal sabab darteed!!

Kiiskan ayaa soo jiitay dareenka dad badan kadib markii la sheegay in mid ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee la yaqaano uu doonayo in la dilo canugaas.

Sida la sheegay, canugaan waxaa dhashay walaashiis, halka aabihii dhalay uu ku inkiray, intaas kadib, fanaan kale ayaa loo soo xawilay gabadhii iyo canugeedii, waxaana lagu yiri $20 dollar ayaan ku siinayaa, canuga yarka ah dil, gabadhana hay ilaa ay ceebta ka dhammaaneyso.

Si kastaba ha ahaatee, fanaankii loo dhiibay arrintan ayaa diiday inuu fuliyo falkaas, taasoo keentay buuq iyo dood xooggan oo ka dhalatay bulshada dhexdeeda.

Dadku waxay isku weydiinayaan sida laga yeelayo canugaan yar—haddii la badbaadinayo ama la dili doono.

Wareysi aan la yeelanay fanaanka hadda haya canuga, waxaad ka daawan kartaa YouTube-ka, kana heli kartaa linkiga qeybta hoose ee faallada.

Xuriyo waa gabar yar oo 15 jir ah, waxaa ka maqan aabaheed oo loogu sheegay inuu yahay shiiqaal oo Qudub ah, waxaana ugu...
04/06/2026

Xuriyo waa gabar yar oo 15 jir ah, waxaa ka maqan aabaheed oo loogu sheegay inuu yahay shiiqaal oo Qudub ah, waxaana ugu wardanbeysay aabaheed iyadoo 10 jir ah.

Hada waxa ay ku shaqaysaa 30 dollar bishii si ay nolosheeda iyo tan hooyadeed ay uga maareyso, balse dadkaas ay u shaqeyso waxa ay kala kulantay caqabado badan sida in ay dhahaan aaba malihid, wax kudhalay lama yaqaano iwm.

Xuriyo hooyadeedna waxa ay kasoo jeedaa beesha jareer weyne, waana qof iska dan yar ah, waxa ayna timid baraamijka baafinta ee illintir si ay gabadheeda ugu hesho aabaheed oo ay nolosha isku waayeen, si ay gabadheeda uga baxdo faquuqa iyo aflagaada ay kala kulanto qeybaha kala duwan ee bulshada.

Waxa ugu daran hada ee ay la ooysay iyo xog intaan kabadan muuqaalkeeda oo dhameystiran waxa uu yaalaa youtube illintir ama qeybta hoose ee comments-ka.

Address

55-3099 Upland Drive
Ottawa, ON
K1V9T6

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobac TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kobac TV:

Shortcuts

Share