Suheyba Badqas

Suheyba Badqas This is the Official Facebook fan page of Suheyba Mohamed Sirad (Badqas)
(1)

I respect everyone, safeguard the ethics and act responsibly in all the content I create for my Facebook.

09/08/2026

“Allah wuxuu nooga naxariis badan yahay waalidkeen iyo waxwalba oo dunida yaal” Maryan Xuseen

09/08/2026

"Anagoo boloog meel walba ka saarnay ayaan rabnaa in nalaraaligeliyo oo nala soo raadsho"

Caasho Caagane

Barnaamijkan oo dhameystiran youtubekeyga suheyba badqas kasoo daawo 8:00 Fiidnimo insha aah.

09/07/2026

Jaceylku muxuu yahay ,sidee ayey tahay in ay iskula dhaqmaan 2da wadaaga jaceylka ? & xogo kale oo dheeri ah ayaad uga bogan doontaan barnaamijkaan Kala soco channalkeyga youtube-ka Habeen dambo 8:00 PM .

09/07/2026

"Gabar shaqeysaneysa Nin raba maleh"

Caasha Caagane

09/06/2026

Sirta ugu weyn ee Suuratul yaasiin ay ina xasuusineyso waa maxay?

Ustaadah Maryan Xuseen

09/06/2026

"Waxaan waligey ku taami jiray uguna duceyn jiray in uu islaamo, balse xalay fariin aan ku farxo ayaa isoo gaartay"

Ustaadah Maryan Xuseen

09/05/2026

Suuradan waa dawadaada. Masha Allah

09/05/2026

Marka Dad is jecel oo noosha wadaagay ay isku waqti dhameystaan natiijada ka dhalata!

Suheyba badqas

09/04/2026

"Hooyadey iyo aabbahay laba mabda'a ayeey kala aaminsanaayeen hadana nafta ayeey isku huri jireen"

Caasho Caagane

09/04/2026

"Fursad Ganacsi oo muhiim ah ayaan hayaa, waxaana diyaar u ahay inaan iibsado, fikirkaas oo lacagta badan laga sameyn karo"

Almaas

Address

3099 Uplands Drive
Ottawa, ON
K1V9T6

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suheyba Badqas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share