Risaala Media Corporation

Risaala Media Corporation Risaala Media Corporation RMC, are a private media and communication company that operates in Somalia

09/25/2026

Warka 24 Risaala Media Corporation 25-09-2026 .

BAAFINWaxaa la baafinayaa Iilaaf Cumar Maxamed oo kasoo luntay agagaarka Jaamacadda SIMAD ee degmada Xamarjajab.Da'deedu...
09/25/2026

BAAFIN
Waxaa la baafinayaa Iilaaf Cumar Maxamed oo kasoo luntay agagaarka Jaamacadda SIMAD ee degmada Xamarjajab.
Da'deedu waa 13jir, waa gabar xanuunsan, dadkeeda markii ugu war dambaysaywaxay wadatay Xijaab Beer ah, waxaana ay soo luntay shalay saacaddu markii ay aheyd, 8:00 subaxnimo.
Ciddii aragta waxaa si naxariisle looga codsanayaa in ay ku hagaajiyaan Nubarradaan 0615149966 oo laga helo eedadeed Xaawo Maxamed Cismaan ama 0615855445 oo laga heli karo Ayeeyo Xaawo Maxamed Xasan

09/25/2026

RW h**e Cumar Cabdirashiid: “Is-dhiibid maskaxeed marna doorasho uma noqon doonto shacabka Puntland”

09/24/2026

Warka 24 Risaala Media Corporation 24-09-2026

09/24/2026

"Madaxweynoow haddaa na diiday waa ku diidnay anagane,Waan diidnay doorasho ku sheega, qabiil in nalagu xukuno waan diidnay, Xasan ummadda waa kala diray"XILDHIBAAN GUREY OO SI ADAG U WEERARAY MW XASAN SHEEKH

09/24/2026

"Waxa dhacay waa dulmi,Waxaan Heshiis ku nahay in Maamulka Hirshabelle la qeybiyo Hadii la qeybin waayo mid kale baan sameyneynaa,Dhashiikihii maanta anaga wadana”XILDHIBAAN MAXAMED BURAALE OO KA HADLAY BANAANBAXA BELEDWEYNE

09/24/2026

"Xasan Sheekh waxaa uu wado Marnaba ma shaqeynayaan, doorashada boobka waan ka soo horjeednaa, Xasan inuu dalka xaraasho ayuu rabaa" GUDDOOMIYAHA TARDO OO WEERAR AFKA AH KU QAADAY MW XASAN SHEEKH

09/24/2026

Golaha Mustaqbalka oo Q.M ka dalbaday in baaritaan lagu sameeyo duqeyntii ka dhacday degmada Doolow iyo xal laga gaaro khilaaafka siyaasadeed ee ka taagan dalka

09/24/2026

Madaxweyne Deni oo Q.M la wadaagey in qayb ka mid ah dadka Puntland ay doonayaan in ay go'aan Soomaaliya inteeda kale.

09/24/2026

Bannaanbaxyo waaweyn oo ka dhan ah doorashada Hirshabelle iyo maamulka Cali Guudlaawe oo maanta ka dhacaya Hiiraan

Address

3099 Uplands Drive
Ottawa, ON
K1V9T6

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Risaala Media Corporation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Risaala Media Corporation:

Shortcuts

Share