Somaliland visions

Somaliland visions Visions allows us to transform dreams of greatness in to a reality of achievement through human actio

Ramaax in togdheer lagasoo badalo may ahayn walaahi wa laga baqi  jiray danbas bay  marsadan markay warbaahinta lahadlay...
09/03/2026

Ramaax in togdheer lagasoo badalo may ahayn walaahi wa laga baqi jiray danbas bay marsadan markay warbaahinta lahadlayan.

Lakin Imika line qabawbu helayba.

Waddanka Somaliland waxaa ka buuxa "Wariye isku sheeg" madax banaan laakiin dhab ahaantii u shaqeeya ajandayaal iyo wada...
09/02/2026

Waddanka Somaliland waxaa ka buuxa "Wariye isku sheeg" madax banaan laakiin dhab ahaantii u shaqeeya ajandayaal iyo wadamo kale.
Halkii laga soo tabin lama faa iidooyinka qaran iyo nuxurka safarka madaxweynaha, wariyeyaashan la iibsaday waxay si u kas ah u leexiyaan xaqiiqada iyagoo shaqo ka dhigtay in dowladda lagu weeraro warar been abuur ah iyo sawir xumeen habaysan.

Shacabku waxay xaq u leeyihiin inay helaan xog dhab ah oo ku saabsan danaha qaranka
Mooganaanta muxaafadka iyo saxaafad la'aanta u taagan difaaca dalka waxay fursad siisay saxaafad shaqo ka dhigatay been abuur, oo danta wadamada dibadda ka horaysiisa danta dalkeena. Waxaa la joogaa waqtigii dib loo saxayo dheelitirka warbaahinta dalka.

Wa Caruur wa celis .Madaxwayne
08/30/2026

Wa Caruur wa celis .
Madaxwayne

08/30/2026

Waa kuwa ciidanki kala shakiyay.

Afrika waxay ku burburtaa dowladdaha jillicsan Qaaraddan maanta ma habboona dowladd aan lahayn hay'ado amni oo adag sharciga si toos ah u fuliya.

Dowladda aan sharciga adkayn ee aan ficil degdeg ah ka bixin khiyaanada qaranka waa dowladdii burburkeeda gacanteeda ku ...
08/30/2026

Dowladda aan sharciga adkayn ee aan ficil degdeg ah ka bixin khiyaanada qaranka waa dowladdii burburkeeda gacanteeda ku samaysata.

Qof kasta oo sirdoonka dalka u gudbiya cadawga, ama warbaahinta ka sheega in jiidihii bannaanyihiin si uu niyad jab uga dhex abuuro shacabka iyo ciidanka, wuxuu sameeyay qiyaano weyn (High Treason).

Falalkaan oo kale ma aha xorriyad hadal waa weerar toos ah oo lagu hayo jiritaanka qaranka.
Haddii ay dowladdu ka amusto ama ka gaabiso fariimaha noocan ah

Waxay dhiirrigelinaysaa cadawga
Cadawgu wuxuu ka faa'iidaysanayaa daloolada dhanka sirdoonka iyo habacsanaanta dowladda.
Waxay meel ka dhac ku tahay ciidanka: Niyadda ciidanka jiidda ku jira ayaa jabaysa marka ay arkaan in sirtoodii iyo amaankoodii lagu dheelayo iyada oo aan tallaabo la qaadin.
Afrika waxay ku burburtaa dowladdaha jillicsan Qaaraddan maanta ma habboona dowladd aan lahayn hay'ado amni oo adag iyo garsoor adag oo sharciga si toos ah u fuliya.

waa in sharciga ugu adag lagu qabtaa qof kasta oo halis gelinaya amniga dalka.

08/27/2026

Ciidanku muxu wax uga qaban wayday dadkan meel walba microphone ka la ordaya ee culamadii xitaa ka baxsan wayday.

08/25/2026

“Deer Somaliland shiine culay wa Saciid buuxa coming soon.”

08/20/2026

“Wasiir cismaan afgaab hadu wadada Burco, odwayne Hargaysa, dhiso,tariikh taala losamaynaya

08/16/2026

“ Dambiilayaasha waa in si degdeg ah loo soo qabtaa oo sharciga la horgeeyaa. , waxay dhiirrigelin kartaa in kuwo kale ay isku dayaan inay ku daydaan.

Waa in tusaale cad laga dhigaa, si qof kasta oo mustaqbalka isku daya inuu amniga dalka wax u dhimo uu u ogaado in sharciga lala xisaabtami doono.

08/16/2026

Muuse Bixii sidaasu u edbin jiray ciyaalka

Address

Red Deer, AB

Telephone

+14038727527

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland visions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category