07/12/2025
Madaxweynaha kooxda Sporting CP ayaa soo saaray bayaan kulul oo ku saabsan xaaladda Gyökeres 🤯🔥
🗣️Frederico Varandas : Gyökeres ma uusan soo xaadirin tababarka xilli-ciyaareedka Cusub mar kale maanta…
waxaanu madaxweynaha Sporting, Frederico Varandas, uu kaga hadlay wadahadalka Arsenal.
Wuxuu yidhi:
“Haddii aysan diyaar u ahayn inay bixiyaan qiimaha lagu burburin karo Viktor, anaga Sporting ahaan aad iyo aad baan uga raalli nahay in uu nala sii joogo saddexda sano ee soo socota.
Wuxuu intaas ku daray:
“Xaaldani waxay sidoo kale ka sii dhigaysaa mid adag in ciyaaryahanku uu baxo, sababtoo ah cid ka weyn danaha kooxda ma jirto — cid kastaba ha ahaatee.!
Wuxa kaloo uu Yidhi:
“Annagu wax walwal ah k**a qabno xaaladdan,, Wax walba waxan Xalin doonaa Marka uu xidhmo suuqa kala iibsigu, iyadoo ciyaaryahanku mutaysan doono Ganaax sidoo kale uu soo dalban doono Cafis.
Waxaa muuqata in Sporting aysan marnaba ogolaan doonin qiimo ka hooseeya midka ay ku rabaan Viktor Gyökeres.
Xataa 1$ ka daynmayno Arsenal ayuu taaganyahay Frederico Varandas 😂