Mohamed Abdullahi Jameka

Mohamed Abdullahi Jameka beejkaan wuxuu u gaar yahay Muuqaalada xiisaha leh ee arrimaha Bulshada la xariira idinkana Like iyo

07/07/2025

DEG:DEG:- Qarax is miidaamin ayaa hadda ka dhacay Moqokori xaalad adag ayaa hadda halkaa ka taagan

06/20/2024

Shaadiyo Sharaf oo ka xanaaqday dadka weydiiya Khadar Keeyow.

Gaarsii saaxiibadaa

03/17/2022

Odaygii Catoosh Yare ahaa horay ayuu ka bilaabay,ciyaar muu tabinayaa mise ?

09/08/2021

Waxaan tagay wadadii hal maalin 8 caruur ah ay ku dhinteen.

Fadlan share dheh.

08/21/2021

Soo dhawaada saaxiibayaal.

Beejkaan waxaa ugu tala-galay in wax waliba oo dhaca aan ku soo bandhigo, tusaalle musuq waliba oo jira dhac waliba oo jira dadka dulman masuulkii hanti lunsada cid waliba oo cabasho qabta.

Hadaba haddaa horay u aragtay wariye xogaha qaar ka gambada halkaan wax waliba waa lagu soo bandhigayaa oo ah intaa soo qoray.

Haddaa dulman tahay ama aad wax uun ka cabaneyso oo xaqiiqda u dhow ila soo xariir si aan daaha uga qaado.

FG: Cid waliba oo cabasho qabta halkaan ugu wac waxaan diyaar u ahay inaan bulshada sida ugu hufan ugu shaqeeyo.

08/18/2021

XOG:- Cali Yare waa shaqsiga kaliya dantiisa halka uu ka arko gala.

08/11/2021

Caawa halkaa joogto xaaladdeeda waa sidee maadama xogo kala duwan aan helayo.

Bal agagaarkaada maxaa ka dhacaya.

08/11/2021

XOG:-Maxaa kala socotaa in isbitalaada Muqdisho dadka looga ganacsado.

Fadlan muqaalkaan saaxibadaa la sii wadaag.

08/11/2021

XOG:- Ma ogtahay in Isbitaalada magaalada Muqdisho dadka looga ganacsado.

Fadlan muuqaalka la sii wadaag saaxibadaa.

08/09/2021

Saacaddu waa 23:00 habeenimo dhammaan waddooyinka caasimadda ayaa hadda qaar la furay sida.

Kpp
Dabka
Ceel-gaabta
Sanca
Digfeer

Meelaha xiran.

Dan-wadaagta
Km4
Ex-kontarool Af-gooye
Warshadaha
Kaaraan
Yaaqshiid
Shibis
Shangaani
Iyo Deyniile

FG: Berri galinka h**e meelo kale ayaa xirnaan doona bartaan isha ku hay intaadan soo bixin.

08/09/2021

XOG:

Maxaa kala socotaa khilaafka dhabta ah ee ka dhex aloosan farmaajo iyo Rooble sharci ahaana labadooda yaa saxan.

saaxiibadaa la sii wadaag

08/06/2021

Waa aabbo wiilkiisa dhiirigalin u sameeyay adna maxaa ku dhiirigalin laheyd ?

Address

Toronto, ON
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdullahi Jameka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdullahi Jameka:

Featured

Share