π™Έπ™΅πšƒπ™Έπ™Έπ™½ 𝙺𝙰 π™±πš„πš•πš‚π™·π™°π™³

  • Home
  • Canada
  • Toronto, ON
  • π™Έπ™΅πšƒπ™Έπ™Έπ™½ 𝙺𝙰 π™±πš„πš•πš‚π™·π™°π™³

π™Έπ™΅πšƒπ™Έπ™Έπ™½ 𝙺𝙰 π™±πš„πš•πš‚π™·π™°π™³ π™Έπ™΅πšƒπ™Έπ™Έπ™½ 𝙺𝙰 π™±πš„πš•πš‚π™·π™°π™³

Breaking news: Dowladda Sweden ayaa dhaqaalihii ka jartay Jabhada Argagixisada SNM $1.5 million ayaa laga jaray kadib ma...
01/08/2023

Breaking news: Dowladda Sweden ayaa dhaqaalihii ka jartay Jabhada Argagixisada SNM $1.5 million ayaa laga jaray kadib markii SNM ay gabool falo ka gaysatay Magaalada Laascaanood. Sidoo kale waxa jira dalal badan oo iyaguna ka jawaabaya codsiyo ay u direen Bulshada reer Sool, Sanaag iyo Cayn.




Afarta xiddig ee kubada cagta ugu mushaarka badan AduunkaNeymar 92M$  Messi 127M$MbappΓ© 136M$Ronaldo 210M$
01/08/2023

Afarta xiddig ee kubada cagta ugu mushaarka badan Aduunka

Neymar 92M$

Messi 127M$

MbappΓ© 136M$

Ronaldo 210M$

01/08/2023

Dhallinyarooy Thawrada Dhulbahante markay guulaysato waxaad noqonaysaan dad xor u ah doonistooda islamarkaana dunida korkeeda ugu nool si gobonimo leh.

Si aynu yoolkaa sharafta badan u gaadhno waa in aynu meel iska saarnaa maamulka naxliga iyo cunfiga ku dhisan ee SL kana saarnaa deeganadeena.

Hallayaabina sida aad noqoteen 20 kii sano ee la soo dhaafay, waayo ummad gob ah oo gun u jabtay uguma aynan horreyn. Taariikhda waxaa laga bartay in ummadaha gobta ahi jabi-karaan islamarkaana soo kaban-karaan.

Thawaradda Dhulbahante ee dhalinyaradu hoggaanka u tahay maanta wuxuu soo noolaynayaa gobonimadii asalagi ahayd ee reerku dabeecadda u lahaa. Halganku wuu dheerandoonaa, adkaysi ayaa inoo ballan ah.

Go'anaadii maantana aynu taageerno, magaca FIQISHINANA yaan laga didin. Fiqishini waa dad gob ah oo culimadeena ahaa waligood, dalkana inana leh. Ogaadana reeraha Dhulbahante oo dhan bahaha ugu badan iyagaa dhalay, oo dhalmadoodu waata ina tarmisayba, reer aan bah-hawiye lahayni ma jirto, siyaasad ahaana maanta wax weyn bayba gooyaan.

Ballanteenu waa halgan xinjiro leh oo aynu dib ugu hanano gobonimadii inaga habowday.

Address

Ontario City
Toronto, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when π™Έπ™΅πšƒπ™Έπ™Έπ™½ 𝙺𝙰 π™±πš„πš•πš‚π™·π™°π™³ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share