Galbeed 24 TV

Galbeed 24 TV Linkiga saaran hoos ee YouTubeka kusoobiir oo subscribe dhahso helna warar dheeraad ah iyo xogo muhiim ah

08/20/2025

: sababta beegsiga loogu bilaabey dhalinyarada Reer , xadhiga, dilka xadka talaabey iyo wadhida dhacdey....

08/20/2025

Kani waa AHUN korneel reer reer oo degmada kasoojeeday taliye ayaa dilkiisa u adeegsadey istaafkii lasocdey ee ilaalinayay oo reer ahaa kaasoo uusiiyay shan boqol oo kun birr.

Maxaa rag qiimo badan oon badalkooda lahelaynin reer u diwaangashan balse ay wakhtiga lasugayaan!

08/20/2025

dadka laynta iyo xidhxidhka kadaa kun mawada hayaane

08/20/2025

🚨 wahaabiga lagasoo eryay, masaajidkii Nuur ee afduubtey, si uu caqiidada wahaabiyada ugu faafiyo magaalada,
Oo uu xerta ehlu suna waljameeca ee ugula dagaalo, waa calooshii ushaqayste mushaar kuqaata gabaadka diinta iyo afduubka masjidka.

halaaga uuwado hadaan hadadan laga hortagin qoomamo ayaa kadanbeyne dhangad masaajidka ee kifladoorka halagaga soo saaro isaga iyo nimanka uu magaalada keensadey intay goori goor tahay.

08/20/2025
08/20/2025

🚨 : Khalaas iyo waaleyba waalooyaabaa, ciidan wixii ay lahayd oo dhan waxay maanta ilaa caawa kagudbeen waxaana la filayaa inay baabah kadhigaan maleesiyada ee degmooyinka Gobolka kusugan,

Durba kala carar iyo kabtay ma aragtey yaa lasoo sheegayaa, faahfaahinta iyo wixii kasookordha halkan kala socda.

08/20/2025
08/20/2025

Cirkii baa kusoo dumay, ilaahay iyo tolkiina way naceen, cidluu taagan yahay ceeb ay baahi ugaysay darteed buuna ubanaanbaxay oo tolkii iyo aakhiraba ukala dhinteen

08/20/2025

08/20/2025

08/20/2025

Address

Toronto, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galbeed 24 TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share

Category