Dhacdo channel

Dhacdo channel bio

✅ 1- Ma ogtahay in aysan ducadaadu mid aan la aqbalin noqonaynin xilliga aadanka, marka aad ku celiso aadaanka ducada ka...
06/19/2023

✅ 1- Ma ogtahay in aysan ducadaadu mid aan la aqbalin noqonaynin xilliga aadanka, marka aad ku celiso aadaanka ducada ka dambaysana aad akhrido.
"Hadii aad ogtahay walaalkaa ayaan ogayn ee faafi."

✅ 2- Ma ogtahay ? Halkee ayaa dembigaaga ladhigaa marka aad tukanayso? Rasuulku (NNKH) wuxuu yiri (qofka markuu saladaada galo dambigiisa waxa la saaraa madixiisa iyo qoortiisa, markasta oo uu sujuudo ama rukuucana wuu ka daataa). kan rukuucda iyo sujuuda dadajiyow dheeree rukuucdaada iyo sujuudaada si dambi badani kaaga daato oo ajrigaas haka tagin.
"Qofka cilmi qariya qiyaamaha naar ayuu ku noqdaa!"

✅ 3- Ma ogtahay? haweeney saalixad ah ayaa dhimatay. Qabrigeeda udgoon aya kasoo carfi jiray marka ay dadku agmarayaan, ninkeedii ayaa wuxuu yiri Suuratu Al-(mulk) iyadoon aqriyin ma aysan seexan jirin. Bishaarayso qofkii aqriskeeda caado ka dhigtow kuna dadaal cadaabul qabriga ayaa looga bedbaadaa.
"Usheeg qofkii aad jeceshahay anigaba waan idiin jeclahay waana idiin sheegay!"

✅ 4- Ma ogtahay? hadii aad aayatulkursiga akhriso salaad kasta gadaasheeda adiga iyo janada mowdka ayumbaa idiin dhexeeya!

✅ 5- Ma ogtahay? Salaada markaad tukato hadegdegin; meshaada fadhi in muddo ah waayo malaa'igta ayaa rabigaa kuu baryeysa.

(ilaahow xusuusintayda sadaqa jaariya ah iiga dhig aniga iyo waalidiintayda).
▶ faafin ayey mudan tahay ◀

05/11/2023

Nin kuso dhacay
Shucayb Xikmad

Weeraryahanka reer Sweden John Gidtte ayaa ku soo laabtay Kenya si uu u arko asxaabtiisa h**e 🔙🇰🇪  Gideti oo ku ciyaaray...
04/21/2023

Weeraryahanka reer Sweden John Gidtte ayaa ku soo laabtay Kenya si uu u arko asxaabtiisa h**e 🔙🇰🇪

Gideti oo ku ciyaaraya kubada cagta ee tacliinta sare ee Kenya markii uu yaraa 👦

Gidti wuxuu ku noolaa Kenya 5 sano oo ay ugu wacan tahay xaaladaha shaqada aabihiis 👨👩👦

Laakiin weligiis ma uusan illoobin saaxiibbada carruurnimada ❤️
Samaal TV

04/21/2023

Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi..
Ayaa fariin u diray ciida ah iyo hanbalyo

04/19/2023

Hal gankii sayidka qaybta 1aad

04/14/2023

ليلة القدر

04/12/2023

Videogan xaqiiqada ah daawo wll
Samaal TV

04/12/2023

Maxaa jabiya citi kaafka

Samaal TV

W.r shucayb

Dalka Morocco 10 Danbe ee Ramadaan Raggu waxay Dahab ama lacag iyo wixii ay awoodaanba siiyaan Gabadhaha ay jecelyihiin ...
04/12/2023

Dalka Morocco 10 Danbe ee Ramadaan Raggu waxay Dahab ama lacag iyo wixii ay awoodaanba siiyaan Gabadhaha ay jecelyihiin Maadaama ay Gabadhu Bisha Ramadaan oo dhan Cunto Karin iyo Howl isaga jirtay iyadoo Sooman waa lagaga Farxiyaa.

Waa dhaqan Soo Jireen ka ah Morocco 🇲🇦 Wiilasha Somaliyed na Hablaha Haka Farxiyaan inshallahu ❤ WQ abdifitah xaaji dirir

Samayso saxiib wanaagsan
04/11/2023

Samayso saxiib wanaagsan

04/10/2023

Quraanka kariimkaa hadii aad xifido
Oo aad macnihiisana garanayso wax kaa maqan ma
Lahan,

Qaari cabdi rashiid cali suufi oo
Quraan qiira aqrinayaaya walal si faafi kalaamka ilaahay
Samaal TV

04/09/2023

5, qodob ka faa'dayso
Samaal TV

04/09/2023

Maamo ku qortay gacanteeda musxafka quraanka ah
Samaal TV

Xiriirka  kee wanaagsan.......
04/09/2023

Xiriirka kee wanaagsan.......

04/08/2023

Lex jeclada waa lo kala dhashay
Ninkan jacayl uu jacelyay motada ayuu naftiisa u biimaynaya

Address

Toronto, ON

Telephone

+252672127703

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhacdo channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhacdo channel:

Share

Category