Kanoni Media

Kanoni Media 24/7 News on political Updates

12/06/2025

Madam umekuja wakati mzuri

12/06/2025

Waan Ku Sugeynay Udgoon Lakin Waxaan is lahayn Ree Garissa Ha u Shaqeyso Gadhiinu.

12/06/2025

shacabka bura oo soo dhaweeyey Wakiilka Haweenka Garissa

12/06/2025

Kusoo Dhawow Magaaladaadii Bura.

12/06/2025

Term-kan waa inaan Dooranaa Udgoon.

12/06/2025

Ree Bura Waa inaan Dooranaa Xildhibaanadeen Udgoon Siyaad.

12/06/2025

Garissa Women Rep Hon Udgoon Siyaad oo Si Weyn Loogu Soo Dhawaayey Magaalada Bura.

12/04/2025

Garissa County Women Rep Hon Udgoon Siyad oo Ka Tacsiyeysay Wiilkii lagu Dilay Daaanyere

12/01/2025

Garissa Senator Abdul Haji ayaa uga mahadceliyay Madaxweyne William Samoei Ruto mudnaanta uu siiyay horumarinta gobollada Waqooyi Bari, isaga oo dhaliilay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha deegaanka kuwaas oo mucaarad ku ah dowladda dhexe, inkastoo ay Dowladda hirgelinayso mashaariic muhiim u ah gobolka.

12/01/2025

Madaxweyne William Samoei Ruto oo Markii ugu Horeysay Hormarkii ugu Weyna u Balan Qaaaday Shacabka Ismaamullada Waqooyi Barre Kenya.

Under the plan, 1.5 million acres in Northern Kenya and the Coast will be brought under irrigation

Converting arid/semi-arid lands into productive agriculture — especially at scale — is complex. It requires building and maintaining irrigation infrastructure, ensuring water supply, handling land suitability issues, and supporting farmers with inputs (seeds, fertiliser, training).

11/30/2025

Arooskii Qarniga Masalani: Arooskii Kulmiyey Madaxda 3 Wadan kenya,somalia iyo ethiopia, Mohamed Noordin M.Yussuf Hajji maxaad ka ogtahay.

Address

Toronto, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kanoni Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kanoni Media:

Share

Category