03/22/2024
Doodii VOA ee uu qabtay Suxufi Sare Yasiin Ciise Wardheere wuxuu dhex dhigay: Senior Diplomat Ambassador Abdihakim Ugaas Cali Ugaas Yaasiin iyo Dr. Cali Cabdullahi Cadaawe.
Hadalka ugu culus ee Ambassador Abdihakim Ugaas Cali wuxuu yidhi: "PM. Xamse wuxuu u tanasulay Qaranka Soomaaliyeed", wuxuuna aad u difaacay Ajendaha Dowlada HSM, ee ma Af-hayeenka Dowladaa? ilaahay amarkii.