Suhayb Adolf

Suhayb Adolf

04/18/2024
Fanaanka Caanka ah ee udhashay Dalka Maraykanka Lil Jon ayaa Qaatay Diinta islaamkaLil jon ayaa Ashahaadada Loogu Qabtay...
03/16/2024

Fanaanka Caanka ah ee udhashay Dalka Maraykanka Lil Jon ayaa Qaatay Diinta islaamka

Lil jon ayaa Ashahaadada Loogu Qabtay Masjidka Boqor Fahad ee Los Angeles USA, Wuxuuna Nasiib uyeeshay in uu soo islaamo Tobanka H**e ee Bisha Barakaysan.

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa. Ra...
03/10/2024

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa.

Ramadaan Mubaarak

Hambalyo ninka soomaaliya ugu caansan mudane shamuuri oo aalada tiktok mudo gaaban kugaadhay 1m followers
03/08/2024

Hambalyo ninka soomaaliya ugu caansan mudane shamuuri oo aalada tiktok mudo gaaban kugaadhay 1m followers

Ha moodin markii koobaad.Burco taariikh weyn ayay ku leedahay Ciyaaraha Kubadda Cagta Somaliland iyo weliba xilligii Jam...
03/05/2024

Ha moodin markii koobaad.

Burco taariikh weyn ayay ku leedahay Ciyaaraha Kubadda Cagta Somaliland iyo weliba xilligii Jamhuuriyadii Soomaalida.

Intii Somaliland lagu dhawaaqay, Koobka gobollada Somaliland waxa la qabtay 8 jeer, Burco waxa ay qaaday laba jeer halka laba jeer oo kalena ay fiinal tagtay oo Rigoorayaal laga qaaday.

2003 iyo 2007 Burco ayaa ku guulaysatay halka 2002 iyo 2004 fiinal ay timid.
Sideeda jeer ee koobka gobollada.

Maroodi-jeex 3
Togdheer. 2
Sanaag 1
Awdal. 1
Daad-madheedh 1

wixii ka dambeeyay 2007-dii afar jeer oo la qabtay Koobka gobollada Somaliland Burco ma soo gaadhin kaalmaha h**e.
Koobka Horyaalka Horyaallada Somaliland saddex jeer ayaa la qabtay intii Somaliland jirtay laba Hargeysa ayaa ku guullaysatay midna Burco.

Dawladda Hoose ee Burco ayaa galabta wax lagu tilmaamay xasuuq ciyaareed u gaysatay kooxda Asluubta ee Hargeysa kadib ma...
03/05/2024

Dawladda Hoose ee Burco ayaa galabta wax lagu tilmaamay xasuuq ciyaareed u gaysatay kooxda Asluubta ee Hargeysa kadib markii ay saddex iyo Eber ku carraabisay.

Burco oo h**e taariikh weyn ugu lahayd ciyaaraha Kubadda cagta balse sannadihii la soo dhaafay ay ka jiiftay ayaa galabta dib u soo celiyay taariikhda.

Sidaas ayay dawladda Hoose ee Burco ugu guullaysatay Horyaalka Horyaallada Somaliland.

Hargeele Ayaa ku guuleysatay Tartanka Degmooyinka Gobolka Afdheer  Hamblyo Hargeele
03/05/2024

Hargeele Ayaa ku guuleysatay Tartanka Degmooyinka Gobolka Afdheer

Hamblyo Hargeele

Cajiib: Shamuuri oo 800k Followers ku Gaaray Muddo 5 Maalmood Kaliya ah.Cidna ma uu caayin, Qabyaalad iyo Qurun K**a She...
03/04/2024

Cajiib: Shamuuri oo 800k Followers ku Gaaray Muddo 5 Maalmood Kaliya ah.

Cidna ma uu caayin, Qabyaalad iyo Qurun K**a Sheekayn, Heeso iyo Niiko Masoo dhigin Kaliya " Mashallah, inshallaah " ayuu Shacabkaas ku Kasbaday.

Shamuuri Wadadii 1m ayuu Cagta saaray, waa Score Cusub Shalay 700k maanta 800k 😮. Shirkadii Tiktok ayaa Yaaban.

03/03/2024

Full Time

United 1:3 City

8' ⚽ rashford
56',80' ⚽ ⚽ foden
91' ⚽ haland

🇹🇿 Xiddigaha kooxda Simba ee ka dhisan dalka Tanzania ayaa garoonka dhexdiisa lagu guddoonsiiyey lacag kaash ah oo abaal...
03/03/2024

🇹🇿 Xiddigaha kooxda Simba ee ka dhisan dalka Tanzania ayaa garoonka dhexdiisa lagu guddoonsiiyey lacag kaash ah oo abaal-marin ah kaddib markii ay u soo baxeen siddeed dhammaadka CAF Champions League.

03/03/2024

HT: Man City 0-1 Man United

Gool ayuu Haaland cunay. Waana la kuusay Man United oo City weeraro xoogan ayey soo qaadeen Labaatankii daqiiqo u dambeeyay

Makula tahay in Man United difaacan karto goolkaan ? Reer Liverpool iyo Arsenal ducada ayey Afka ku hayaan.

Recod Waali ah . .   Shamuuri oo hada live Toos ku jira ayaaa mudo Afar malin ah Ku Garay 700 k  Qof walbo waxaa ka soo ...
03/03/2024

Recod Waali ah . . Shamuuri oo hada live Toos ku jira ayaaa mudo Afar malin ah Ku Garay 700 k

Qof walbo waxaa ka soo Haray yaab & amakaak. Wali horay uma dhcin in qof somali ah 700 k Fallower Mudo 4 maalin Dunida ayaa yaaban

Hal Milyan inuu Gaaro imisa malin kale ayey Ku qadaneysaa ?

Address

Řb
Toronto, ON
1234

Telephone

+251942269160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suhayb Adolf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category