Howraar Media

Howraar Media try to get something out of your daily dealings, or you'll be a drop out of life leasons.

DAGAAL SIYAASADEEDA-KA KA SOO CUSBOONAADAY BADDA CAS IYO DOORKA SOMALIASoo laabashada burcad badeed xiligaan, xaalada ka...
03/16/2024

DAGAAL SIYAASADEEDA-KA KA SOO CUSBOONAADAY BADDA CAS IYO DOORKA SOMALIA

Soo laabashada burcad badeed xiligaan, xaalada ka taagan Badda Cas iyo Xuuthi-yiinta, waa arrin u baahan in Dowladda somalia ku yeelato kaalin iyo dhaq-dhaqaaq muujinaya inay tahay dowlad ku taala BADDA CAS ayna saameyneyso xaaladeedu. Haddii taa la waayo, sida haddaba jirta ba, waxaa imaaneysa in Somalia noqoto dal jooga, lkn ka maqan saaxada siyaasadda gobolka aana talo ku leheyn ciyaarta ka socota hareereheeda booskeedana ay galaan dowlado kale ee Gobolka.

tusaale ahaan, ETHIOPIA wax yaabaha u fududeeyey inay ku dhiirato qaadashada dhulka SOMALIA ma ahan kaliya damaca ay qabtay ee waxaa jirta firaaq siyaasi ah oo ay ka aragtay dhinaca Somalia, iyo inaysan jirin danno iyo siyaasad dhaafsan lahaansha dhulka iyo xeebtaas ee Somalia muujisay, xilli ay jirto xaalad kacsanaan ah iyo xiisad ka dhalatay carqaladeynta Xuuthiyiintu u geysteen ganacsiga caalamiga ah ee mara BADDA CAS guud ahaan, baahina loo qabo kaalin siyaasadeed iyo mid diplomaasi ay qaataan dowladaha gobolku, Somalia marna k**a soo muuqan Radar-ka diplomasiyyada iyo kan siyaasadda guud ee gabolkeeda.

Taasi Ethiopia waxay siisay fursada ay ku buuxiso booskaas ugana mid noqoto dowlada daneeya arrinkaas, Keentayna ku qabso ku qadi meysid. inkastoo Somalia heshay taageerada beesha caalamka, hadana daneyn la'aanteeda arrinka BADDA CAS wuxuu bixinaa muuqaal siyaasadeed oo mug leh, iyo dowladaha gobolka, sida ETHIOPIA oo iyadu cadeysatay iyo UAE oo la aaminsan yahay inay leedahay noqshadaynta damaca Ethiopia ay wakiil ka noqdaan Somalia. Dhinaca kale, Ethiopia weli k**a aysan quusanin dameeceda ah inay saldhig military ka hesho BADDA CAS oo waxay hadda ku mashquulsan tahay sidii ay wadamada BRICS la isku dhoho ugu soo jiidan leheyd dhinaceeda iyo inay siiyaan taageero u dhiganta midda SOMALIA ka heshay reer Galbeedka.

Somalia inay isku haleyso taageerada ku saleysan masaalix siyaasadeed ee reer Galbeedka waa aragti gaaban oo aan la socon is-rogrogista danaha iyo siyaassada caalamka maanta, sababta kaliya ee reer Galbeed Ethiopia uga diideen arrinta BADDA CAS waa inay ka uriyeen in ay u janjeerto dhinaca Russia iyo China, lkn aysan ka aheyn ilaalinta xeerarka caalamiga ah iyo xaq-lahaanshaha Somalia.

Haddaba Somalia sow lama dugboona inay muujiso dowladnimadeeda iyadoo miizaameysa danaha is-weydaarsan ee ka jira gobolkeeda iyo Biyeheeda labadaba, kaliya ma ahan inay heshiis uun saxiixdo, ee xitaa waxay qeyb ka noqon kartaa dadaalo siyaasadeed ee lagu xalinayo dhibaatooyinka jira iyo kuwa looga hor tegaayo BURCAD BADEEDDA dhaawaca u geysana dowladnimadeeda.

Ka sokow Somalia inay weli tahay dowlad ka soo kabaneysa burbur ragaadiyey muddo dheer iyo inaysan laheyn tabar iyo taag toona, haddan Somalia lagama haayo dhaqaaq siyaasi ah oo ku saabsan xaaladaha ka taagan BADDA CAS, marka laga tago dadaaladdii ay uga hor tegeysay damica Ethiopia.

In aan la nimaado galaangal siyaasadeed waxay daawo iyo ka hor tag u tahay damac danbe iyo hagardaamooyin badan, muujina doontaa in lala jiro xoolaha iyo xeebaha dalka dayac na aysan aheyn.

dhaq-dhaqaaqyadii taxane ahaa ee ka h**eeye heshiiska Addis.Ka dib dagaalkii laascaanood, rajaddii S/land iyo ictiraaf i...
01/02/2024

dhaq-dhaqaaqyadii taxane ahaa ee ka h**eeye heshiiska Addis.

Ka dib dagaalkii laascaanood, rajaddii S/land iyo ictiraaf inay hesho aad ayey u wiiqantay heer meel rajo beel ah gaartay, lkn siyaasad xumida DFS ayaa noqotay inaysan ka faa'iidaysan xaaladaas si siyaasad fogaan dheer ahi ku jirto taas oon ula jeedo inaysan siyaasad ahaan u sii fogeeyo rajada ay lahaayeen kooxda SNM ee dadka reer S/land jaha -wareerka ku riday, iyo ugu yaraan inaysan qaadin talaabooyin lagu soo xir xiraayo dhaq-dhaqaaqyada madax banaan ee ay h**e u lahaayeen iyo in dal-daloolada ka soo muuqaday maamulkan gooni u goosad ka ah la sii weyneeyo, sida in taageero loo muujiyo qoys iyo qolo walba oo ka soo horjeeda damaca kala geynta dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Sedex-geesoodkii soo nooleynta rajaddii dhimatay.

Shirkii ka dhacay DJIBOUTI oo inta badan ahaa mid aan war bixin fiican ama ku filan bulshada laga hayn, wuxuu kor u soo qaaday soona nooleeyey M/biixi oo siyaasad ahaan ku fashilmay gudaha iyo dibadaba,ayna haysatay xaalad naf la caarinimo ah taas oo ay DFS awooday inay kaga faa'iidaysato si ka wanaagsan sida hadda dhacday, balse isaga (M/B) siiyey sharciyad oo ku ag istaago MD HSM iyo IOG sidii dowladoodo siman iyo in laba waziir arrima gudeed ay si siman u saxiixdaan heshiis, sida muuqatana somalia aysan ku leheyn wax ka badan inay meesha tageen saxiixeena heshiis aan la garaneyn danaha fog ee u jira dalka, marka laga reebo sawirada ay galeen sedexda nin.
Waxaa fasiraad is waafajin ka rabta madaxda somalia, gaar ahaan MD HSM labada heshiis ee addis iyo DJIBOUTI oo somalia ka dhigay maqane laga tashtay iyo jooge maahsan.

Tusaalooyinkii Abiy, iyo maahsanaantii soomaalida

Abiy ahmed isk**a sameyn wax uusan h**e u sheegin. parliament-ka Ethiopia ayuu ka sheegay in Ethiopia aysan bad la'aan ahaan doonin, asagoo oo tusaale u soo qaatay in kaliya somalida Ethiopia aysan Bad laheyn, iyo 120 m oo Ethiopian ahi aysan leheyn, halka dhowr iyo 10 m ay leeyihiin Badda ugu dheer Africa, hadalka Abiy wuxuu ahaa siyaasadda dhabta ah dowladda Ethiopia (official policy), madaamo uu isagu yahay madaxa dalkaas oo uusana aheyn qof caadiya oo iska hadli kara siduu doono.

Maalin ka dib heshiis kii DJABOUTI ee kor u soo qaadida iyo rajja u soo nooleynta M/biixi, Ethiopia ayaa qaaday talaabo ay la sugeyse waqtigeeda taasoo ii la muuqata inay ka dhalatay ogaan la'aanta somalia ee isbedellada siyaasada gobolka.

Isbedellada ka dhacayey gobolka iyo heshiis-kan Badda somalia.

30-kii nov, waxaa Addis Ababa yimid MBZ oo markii labaad yimid Ethiopia sanadkan guduhiisa, maalmo ka dib waxaa god ka soo baxay dagaal ogihii Sudan ee Daglo oo muddo 8 bilood ah aan wax war ah laga heyn maalintaas ka hor iyo Abiy qaabilay si heer sare ah, iyo ay jirto in Mareykan uu ku howlanaa xulafo sameyn badda cas iyo marinka Babul-MANDAB, taas oo waziirka dibada DJIBOUTI yiri ka qeyb noqon meyno, Somalia na aysan ba ka hadal arinka ka taagan biyaha Badda cas, S/land se muujisay inay qayb ka noqoto.

waa la yaab!!
zeylac da maanta aan ka qiirooneyno sow ta saaran BAB AL-MANDAB maahan.

Markaad isu geyso dhamaan dhaq-dhaqaaqyada socday, waxaa muuqatay in Ethiopia ay isu diyaarineysay muddo dheer ka gun gaarida dameceeda iyo ka dhabeynta hadalkii Abiy.

CBB halkan haka qaataan casharada ku saabsan ciyaarista turubka siyaasada, iyo inaysan muhiim aheyn inaad cid geed ugu x...
03/05/2023

CBB halkan haka qaataan casharada ku saabsan ciyaarista turubka siyaasada, iyo inaysan muhiim aheyn inaad cid geed ugu xirnaato.

Haddii maslaxadda labada dowladood ka leeyihiin somalia is-diidan tahay, teeno qasab maahan inay diido midkoodna. Maareynta damacooda qaloocane, waa howl u taal ninka talada haya markaa.

Siyaasaddu waa dano iyo masaalix is dhaafsan, dal walbana tiisa ayuu ilaashadaa, mana jirto wax la yiraahdo, sidee dano qaloocan la iiga yeelan karaa. Cilmigaaga iyo caqligaagu haku furto, hana ku hago.

09/30/2022

The west and its double standard behavior

One of the reasons I support President Putin, is that he has given the West a taste of their hypocrisy.

For more than 70 years, Israel has been annexing land from Palestine, and they have been silent and even refused to condemn Israel in strong language, some of them prevented UN security council to adopt such resolutions, freeing Israel from international accountability, allowing her to do whatever.

Now that Russia has annexed 4 regions of Ukraine, they have started to raise alarm, like half of the world has being taken by Russia, why we didn't see this kind of reaction and condemnation to the conistant and unlawfull annextion of palestian land by Isreal, why the west took 70+ years to come to the same level of concern and interest to Palestinian issue, but took hours, if not minutes to Ukraine issue.

I don't see any other way, except Ukraine to be patient, because what has happened to them recently, has been happening to the Palestinians for almost a century.

Waa alaabta dhaqanka ee Xhosa-ha.
07/28/2022

Waa alaabta dhaqanka ee Xhosa-ha.

06/29/2022

The Impact of Social Media on Somali Youth

Social media refers to all applications and websites or blogs that enable people around the globe to interconnect via the internet, chat, and share content, video call among many other functionalities it offers to its users.

The past two decades has been good, and eventful, since social media emerged and gained tremendous growth and widespread use in countries around the world, especially young generation who have benefited from it, and simplified their daily activities, unlike previous generations who were mostly unlucky to see and use this innovative technology.

But apart from these handful benefits social media brought to this generation, it also came a long with many hidden and far reaching problems, it certainly made the life easier for youngsters in connecting and socializing generally, but Somali youth in particular fall victims to these new unaccustomed ways of communication unknowingly and inadvertently contributed to the demise of their culture, health, morals, and most importantly to their way of live. because of my concern and connection to the topic, i liked to write a little bit about it and share with you here.

While there are benefits that are often overstated, and exaggerated, the risks and problems that social media poses are enormous and unimaginable.

Its widespread use can be seen anytime, anywhere, and you may sometimes see someone who is engaged in telephone falling into potholes, accidents or other dangerous scenarios, but that is just tip of iceberg in terms of misuses , misconducts, and unethical practices, that's going on these platforms, such as tiktok, YouTube, shorts, Facebook reels, whatsapp and many more.

It is not correct to say, it is all misused, there are very few people who use it in a good way, and as means of communicating with friends, colleagues, parts of their families abroad, work, etc. but it's often misused by the majority to the detriment of their values, and it can be categorized as follows.

Some of them use as a tool to work and earn a living by sending inaccurate messages, such as posting fake news, holding a competition of praise and insults in between the clans which they use extort money from the individual to support respective inclintions, Which sometimes gives you the impression that this is a pre-planned mechanism to harvest money from those innocent individuals, whose emotions are manipulated, and their tribal sentiments aroused, which is the weakest point of Somali society, and this group took advantage of that sensitivity.

Some use it in a nasty, explicitly dirty talk, and vulgar languages, which shockingly becoming normal among the youth, boys and girls alike, and even some elderly people.

Many societies around the world, similarly used social media, but they have managed early enough to identify and be aware of the benefits, and the harms. They have worked extensively and researched ways to curb its effects, and subsequently have enacted laws to hold accountable those who violate sanctity of their existence.

Although, somalia has no government capable of controlling everything, yet we have failed to recognize and deal with it, as a gov't and as a society the danger, and the hidden problems our children are exposed to, in the name of having fun, entertainment, etc. and as usual parents are informed and showed the good part of it, which also taking advantage of their lack of knowledge and awareness.

I would like to conclude that, our independent and private media are busy analyzing, and talking about politics, day in day out and that's understandably their business and livelihood. but their responsibility covers every aspect of the public live.

They could have at least predicted and warn the public about this culture erosion, that we faced now, because they have access to the information before anyone else. Unfortunately our traditions, way of live, and values are in question and deminishing slowly right in front of them, and unless we do something about it and wait another decade or so, we'll reach a point of return. God forbid that. My hope is that we wake soon enough and stop this madness behavior.

06/21/2022

Unanswered questions about Pr Abdulwahab's abduction.

I am very interested to know more about your relationship with Roble before and after your abduction. What were the circumstances surrounding your abduction?

One of the important points to know is that, killings and abductions of Somali origin individuals has been happening in Kenya quite some time before your own, just like the case of Somali American businessman who's body been found killed and dumped. Which was sad.

It's being a long time, and you haven't been seen or heard blaming your abduction on anybody before Fahad's interview. Why are you suddenly convinced by Fahad's claims? , when there is no official report stating that Roble was behind your kidnapping. Can it be interpreted that you already had a beef with him and Fahad gave you a chance, and an excuse to show up? unlike Fahad, that we all know of his beef with Rooble .

Despite Fahad's claims, hasn't Kenya investigated the case? what was the result if they did so? Did you ever try to find out who was behind your abduction before Fahad's interview?

06/20/2022

There are self-organized groups that spread lies and propaganda against President HSM and his yet-to-be-formed government.

It is a new problem and ugly culture that emerged shortly after this government was elected, with the aim of creating an atmosphere of chaos and mistrust.

Their massage is entirely to confuse the public, with lies, and fabricated news.

06/19/2022

Stop nationalizing your stupid unjustified posts, ideas, which wholeheartedly meant misleading the public, giving the new administration unfavorable look in the eyes of the public, making miner administrative changes as betrayal.

because you don't agree with the current administrator's actions doesn't mean they wrong, like today's case of withdrawing security from Kulane, does MP Kulane still has security clearance, or people still think it's good idea to share intelligence matters with everyone and every time. yes he was member of intelligence agency, but not any more.

He's no longer a NISA man, so there's no way he should still keep NISA agents as his personnel guards and it's not about mistakes they've made, it's because people are stepping out of their limits and getting involved in everything, turning good and well executed ideas into insults.

They've been Elected or selected to that job, and manage things in each way they see as proper and right, they not there to listen other people and do what they're told. stop your perceived perfectionism, nationalism, which, in reality is just a mere trabalism, short-sighted.

06/19/2022

Barbaraawi: Ictisaam is a political group, huddling under religious shirt, seeking to reach power in every way possible, and set up military bases and training ground for young, innocent men, in the name of religion, but to seize power by force. They're the ones, who gave birth to AS.
Fahad: I have become a governor of Islamic organizations, in one the Somali provinces, which he didn't mention, and the organization that I worked with has changed its name to ICTISAAM, and I still believe them. But I don't know nothing about AS. Interesting.
Although I still debate the differences between SALAFI and ICTISAAM and believe they share same and common root, I came to know a slight difference between the two, and the shiekh clerified that. but still, there're Dots that need to be connected.

06/14/2022

Kenya's actions today are a clear indication of its misbehavior and it's ill conceived political ambitions and lack of interest in good neighborhood. MD HSM should be very careful in dealing with Kenya, it's intention aren't good, which I think somalia should make it clear that kenya will not get a hot meal on its plate.

This yet to be formed new gov't should mostly take, the same stance as previous one. Because Kenya appears to have non reliable and dishonest attitude.

I hope we won't make concessions and compromises to a neighbor whose not willing anything good, our gov't shouldn't take any hasty decisions on lifting khat or Miraa ban, until Kenya readjusts its willfull illusionist mindset.

06/11/2022

Why do so many social media users spread hatred, mislead and put the public up against the new gov't before its formation? , coming up with meaningless complaints, spread false information, creating panic and mistrust amongst the public.

When hypocrisy become a thing of pride. Who do you work for? What makes you put all of the efforts, time and energy into something that only tears the public apart. One of the issues that cought my attention was, khat. If you agree Ethiopia's khat to be imported as it is now, what makes kenya's one a treason done by the new president?

06/11/2022

Let me try to understand this. The girl was taken out of the NISA camp by a NISA vehicle captured by security cameras. But Al-Adala sent it. Al-Adala! isn't Al-cadaala, the Deputy Minister of Information?, how can it be that the men in NISA who are really spies and vehicles are under the command of someone else, who does not even work in the same department, and doesn't that mean the agents were exposed? How did the reporter miss that point? What's more embarrassing is that, NISA told the public that AS killed the girl, but, AS immediately denied the accusations, which is something they don't do usually. They normally take pride of killing everyone who opposes them, and mostly importantly if that person is gov't employee. So what was really going on NISA back then.

Wareysiga uu bixiyey Fahad Yaasin waa mid laga dheehan Karo sida weli ay saameyn u leedahay fikradihii Al-tixaadku iyo i...
06/09/2022

Wareysiga uu bixiyey Fahad Yaasin waa mid laga dheehan Karo sida weli ay saameyn u leedahay fikradihii Al-tixaadku iyo is-rogroga faraha badan yeesheen iyo weli saameynta fikirkii Wahaabigu ama ha qarsanaado, sida Fahad rabo inuu aamusan fikirkiisa u meel mariyo, ama qori iyo ummad leyn ha la soo taagnaado si AS. Lkn waa mid weli la dameeri Karo.

try to get something out of your daily dealings, or you'll be a drop out of life leasons.

U hiilli dalkada, hadal iyo heellaba.
06/09/2022

U hiilli dalkada, hadal iyo heellaba.

try to get something out of your daily dealings, or you'll be a drop out of life leasons.

06/09/2022

Address

Toronto, ON
M9W1W3

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Howraar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Howraar Media:

Featured

Share