Iskaashi Group Boys

Iskaashi Group Boys Hi

10/13/2025
09/18/2023

Funny 😂

Full respect
05/08/2023

Full respect

36372 likes, 992 comments. Check out FAARAX LUGO BAASTO's video.

06/22/2022

Waa sas hadalku

Hi   wan idin salamayaa uma somaliyed mel walbo aad Dunida ka jogtan
12/20/2021

Hi wan idin salamayaa uma somaliyed mel walbo aad Dunida ka jogtan

qeybtii koowaadWaxay ahayd goor maqrib ah oo ay isu diyaarineysey in ay aaddo golaha Internetka oo ay beryahaas si weyn ...
06/22/2021

qeybtii koowaad

Waxay ahayd goor maqrib ah oo ay isu diyaarineysey in ay aaddo golaha Internetka oo ay beryahaas si weyn ugu waalnayd. Waxay khadka MSN-ka kula ballansanayd wiil ay wada socdeen oo degganaa magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Markey timid golihii internetka, waxay durba gashay khadkii MSN-ka oo uu kusii sugayey saaxiibkeed. Markey cabbaar fadhidey bay si kedis ah u eegtay saacaddii ugu xirnayd gacanta midig. Waa 10:00 fiidnimo. Waxay fadhidey muddo seddex saac ah, waxayse iyada la ahayd in ay fadhidey daqiiqado. Intey sadarkii ugu dambeeyey ee nabadgalyeynta ahaa u qortay saaxiibkeed bay kursigii ay ku fadhidey ka kacday iyadoo degdegsan. Xogaadii lacagta ahaa ee lagu yeeshay intey iska bixisay bay albaabka ka baxday


Habeenkaas aad bay ugu daahday golaha Internetka. Waa goor dambe!!. Magaaladu waa Gaalkacyo, ma aha Garoowe, mana aha Boosaaso. Waa magaalo yar oo ay wada deggan yihiin beelo Soomaaliyeed oo aan colna ahayn, nabadna ahayn, balse si dadban isugu waafaqsan in aan magaalada mar kale lagu kala guurin xitaa haddii ay isaga dhimato boqollaad wiil. Welwel iyo cabsi ayaa ku beermay. Waxay ka welwelsaneyd hooyadeed oo ay hubtey in ay habeenkaas ku xanaaqi doonto. Goor h**e ayaa la kala xerooday, dad tiro yar ayaana waddooyinka socdey. Hooyo qayladeeda waxba iga dhibi maysee, mar uun yaa gurigii nabad igu geeya, intey hoosta iska tiri bay cagta saartay waddadii ay u mari jirtey gurigooda. Belaayo buulkaagaa laga galaa…
Idman waxay ahayd qiyaastii gabar 30-jir ah.

Waxay ahayd gabar qurux badan oo ka mid ah gabdhaha laga tilmaamo magaalada Gaalkacyo, waxaase iyada intaas u dheeraa furfurnaan iyo dabeecad-wanaag ay kaga soocnayd gabdhaha kale. Nin kasta wuxuu niyadda ka jeclaa in ay mar uun la hadasho, shar iyo khayr wuxuu kala kulmaba. Ninka ay dusha ka salaanto ama ay wax yar isla taagto waxaa loo arkayey nin ragga kale wax dheer. Magaciisu Daqiiqado gudahood ayuu ku faafayey magaalada oo dhan.
Quruxdu dhib uun bay kaala maqan tahay, bay hooyadeed ka maqli jirtey. Waxaa sida daadkii ugu soo qulqulayey codsiyo kala duwan oo loogu soo gudbinayey xagga taleefanka, internetka, iyo warqado. Codsiyadaas waxay isugu jireen run iyo been, dhab iyo dhalanteed, sheeko dheer iyo mid gaaban, qiyaali iyo dhab-ka-hadal

Hi

06/22/2021

Asc dhamaan umada somaliyeed wan idin salaamay

02/05/2019

Address

Toronto, ON
M3L2H9

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iskaashi Group Boys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share