04/20/2025
Saddex sheeko oo dhiirigelin leh:
1. Nokia waxay diiday Android
2. Yahoo way diiday inay iibsato Google
3. Kodak waxay diiday kamaradaha dhijitaalka ah
Casharada laga bartay:
1. Fursadaha ha ka baqin
2. Isbeddelka la qabso
3. Haddii aad diido in aad la jaanqaaddo waqtiga, waad duugoobeysaa
Labo sheeko kale:
1. Facebook waxay la wareegtay WhatsApp iyo Instagram
2. Grab waxay la wareegtay Uber ee Koonfur Bari Aasiya
Casharada laga bartay:
1. Noqo mid awood badan ilaa cadowgaagu uu kuu noqdo saaxiib
2. Gaar heerka ugu sarreeya oo tartamayaasha ka takhalus
3. Had iyo jeer isku day inaad hal-abuur samayso
Labo sheeko kale:
1. Colonel Sanders wuxuu aasaasay KFC isagoo 65 jir ah
2. Jack Ma, oo aan shaqo ka helin KFC, wuxuu aasaasay Alibaba wuxuuna ka fariistay shaqada isagoo 55 jir ah
Casharada laga bartay:
1. Da'du waa tiro ama number kaliya
2. Kaliya kuwa mar walba isku dayaya ayaa guuleysta
Ugu dambeyntii:
Lamborghini waxaa loo aasaasay si aargudasho ah, kadib markii ninkii sameeyay Ferrari uu aflagaadeeyay ninkii sameeyay tractor-ka Lamborghini.
Casharada laga bartay:
1. Waligaa ha yasin qofna!
2. Si daacad ah u shaqee
3. Waqtigaaga si xikmad leh u maalgeli
4. Guuldarada ha ka baqin
✔️ Sii wad dadaalka
✔️ Rumayso naftaada
✔️ Guushu way imaan doontaa.