Dalmar media

Dalmar media •Hammi bay iga dhex guuxayo.
•Gubaya laabtayda.
•Wax guudka saaran.
•Baan gaar is leeyahay. Filim maker

08/12/2026

Omar Artan waa iskeenay, waxa daqiiqado ka dhiman in Omar Artan taarikhda Baal dahab ah ka galo, ilaah hakugu asturo ayaan leenahay.

07/18/2026

Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay aayad sheegaysa sida ay maskaxdu u shaqayso!

06/11/2026

Guul-Guul Omar Artan aya dhexdhexadin doona koobka super cup we udhaxaysa PSG vs Aston villa ayado lagu qaban doono dalka Austria! World Cup ciyaartan aya ka awood iyo xamaasad badan.

Deg-Deg Omar Artan aya lagu casuumay in uu dhexdhexaadiyo ciyaarta super cup we u dhaxaysa PSG Vs Aston villa dalka Aust...
06/11/2026

Deg-Deg Omar Artan aya lagu casuumay in uu dhexdhexaadiyo ciyaarta super cup we u dhaxaysa PSG Vs Aston villa dalka Austria wa guul iyo maamus is wata!

06/07/2026
05/18/2026

Qaraami iyo gaari wadow isku wacana!

04/28/2026

Trump waxa uu maanta Aqalka Cad ee Mareykanka ku qaabilay boqorka Ingiriiska, Charles III, balse boqorka aya laga dheehan karay yaqyaqsi, kadib markii Trump uu ku celceliyay hooyadii inay aad uga heli jirtay Charles III markii uu yaraa oo ay jecel u qaaday.

Wuxuu Trump, yiri;

“ Hooyaday waxay igu dhihi jirtay eeg , sida uu u qurux badan yahay Charles III, waa hooyaday ka warran waxaa sida dhahaysa, waxaad ahayd crush-keeda.”

Deg Deg— odaygii Trump ahaa waxuu booteyaba waxuu ku dhawaqay xabad joojin laba asbuuc ah isago kuso qoray bartisa Twitt...
04/07/2026

Deg Deg— odaygii Trump ahaa waxuu booteyaba waxuu ku dhawaqay xabad joojin laba asbuuc ah isago kuso qoray bartisa Twitter sido kale İsrail aya muujisay inay ka xuntahay heshiiska la gaaray!!

04/07/2026

Kumannaan Iiraani ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka ay ku yaalaan xarumaha tamarta iyo nukliyeerka ee Mareykanka uu beegsan karo, xilli ay ka dhimantahay wax kayar 1 saac xiliga uu qabsaday Trump halkan Kala soco update kii ugu dambeyay!!

Address

Richview Road
Toronto, ON
M9A4Y3

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share