Wararka shabelle

Wararka shabelle Qalafo ,mustahiil and feerfeer news

Masha Allah
11/27/2024

Masha Allah

08/01/2022

Waxaan aad ugu faraxsanahay in xildhibanad Sinji Ali Baashi ay safican ugu hadashay dhibatada kajirta degmada qalafe ee dhinaca cafimaad .Walow aan jeclaan lahaa suashay ay weydisay wasiirka in jawaabta aan maqlo waxuu ku jawabay

07/03/2022

๐ŸŽ‚โคHambalyo Dhalasho Farxad Lehโค๐ŸŽ‚

Waxaan halkaan Hambalyo dhalasho farxad leh ugu dirayaa wllkey Hassan Ahmed Farah cong ratulations iyo walashey Fahma Cabdi geesi bile oo Gabar ugu Dhalatay magalada Kambbala ee wadanka Uganda .Waxaan Allah ugu baryaa midi u sama fasha walidkeeda anfacda Diin teeda iyo dadkeeda amin .

ุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุงู„ู„ู‘ูฐู‡ู ู„ูŽูƒูŽ ูููŠู’ ุงู„ู’ู…ูŽูˆู’ู‡ููˆู’ุจู ู„ูŽูƒูŽุŒ ูˆูŽุดูŽูƒูŽุฑู’ุชูŽ ุงู„ู’ูˆูŽุงู‡ูุจูŽุŒ ูˆูŽุจูŽู„ูŽุบูŽ ุฃูŽุดูุฏู‘ูŽู‡ูุŒ ูˆูŽุฑูุฒูู‚ู’ุชูŽ ุจูุฑู‘ูŽู‡ู

06/15/2022

Maxaa

09/30/2021

Waa degmada oo sakay ku waag barisatay xaladaaan

09/30/2021

Xalada degmada waa tuloyin lugu gubay

06/22/2021

Jadwalka doorashada Labada Aqal ee Baarlamanka.

June 24 - July 7 (Tababar, habraaca doorashada, arimaha farsamo iyo jadwalka ).

July 7 - 20 July (Diyaar garoowga doorashada Aqalka Sare iyo diyaarinta goobaha doorashada Gollaha shacabka, iyo tababarida howlwadeenada.

July 23 - 30 July (Doorashada Aqalka Sare Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya).

5 August - 10 September (Doorashada Gollaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya).

10 September - 20 September (Xalinta khilaafadka).

25 September - Dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya.
(KHAREENKA)

06/06/2021

Belaha jareer weyne haday waa nadaan qadan lahayeen ee aysan qadanin oraahdii la magac baxday xaq ma ahee ee waa xal maanta .05 maysan ku jireen ee tanasul bini adam nimo dhibka uu leyahay waa tanoo kale ee wiilkaan uu ka hadlaayo

Waa  Macalin wax kabara Degmada Qalafo Wxuu ahaa Macalin udhashay Degaanka Wxuu ahaa muwaadin xaq uleh codkiisa  qofkuu ...
06/04/2021

Waa Macalin wax kabara Degmada Qalafo
Wxuu ahaa Macalin udhashay Degaanka
Wxuu ahaa muwaadin xaq uleh codkiisa qofkuu siinayo
Waxuu ahaa bare aad u fir fircoon adna looga yaqano Degmada Qalafo

Waxaa ceeb ku ah Dawlada degaanka Somalida inaay shaqada ka caydhiyaan oo aay ku eedeyaan inuu agtaag naa qudbad nin musharax Xisbi kamida xisbiyada kawada Tartamaya Degaanka .

Xukumadu waa inay shaqadiisa ku celisaa wana inaay rali galin kabixiyaan

Address

Toronto, ON

Telephone

+12262460402

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wararka shabelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wararka shabelle:

Share

Category