Dhaanka TV

Dhaanka TV Warbaahinta (DHAANKA MEDIA) waxa aad si maalinle ah uga heli kartaa Wararka ugu xiisaha badan Siyaasadda Soomaaliya & Aqbaaraadka Caalamka.

Nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada nagu xiran.

09/13/2026

Abdirahman Abdishakuur oo jawaab kulul kabixiyay hadalkii Gudoomiye Jaamac ee difaacidda Turkiga "Wadan aan walaalo nahay majirto dano bas ayaa naga dhaxayn kara, Soomaliya 5 ayaa loo qeybiyay hadda 5-tii ayay ubqeybsantahay"

09/13/2026

"MW Xasan Sheekh wuxuu maanta raadinayaa cidii uu Xawaadle ku kala qeybin lahaa, wuxuu ka xanaaqay Hadalkii Yuusuf Dabageed, wuxuuna meesha kasaaray balanqaadkii ahaa inuu helaayo MW Kuxigeenka"

Geedfadhi

09/13/2026

Siduu u dhacay Weerarka Taliye Shub? Drone oo Basra 30km u jirta duqeen karin sidee ku taktay Doolow? Saciid Deni & Axmed madoobe maxay sameen karaan? Muxuu Xasan Sheekh Taliye shub & Laftagareen usoo bandhigay?

Geedfadhi

09/13/2026

"Hadii Xawaadle ayaa la inkiraa la dhaho micnaheeda waxaa waaye Hiiraan ayaa la inkiraa, Hadii Hiiraan majirto ladhana Hirshaballe majirto, Majirto majirto ayay leedahay" Sanbaloolshe.

09/12/2026

"Xasan Sheekh ilaahey k**a baqo, Somaali k**a xishoodo, Wax laga qoro lama yaqaan, kibir & ina adeernimo ayuu wadaa"

09/12/2026

Xildhibaan Sanbaloolshe "Waxaan ka cabsi qabaan in dalkaan ay ka dhacdo 2 Sinaariyo oo eg kuwii ka dhacay Afghanistan & Suuriya"

09/12/2026

"Somaliland waxay liibaan u heli doonin Yah**da ay dhex gashay darteed, Cirro isagu isma yaqaan wuxuuna Somaliland Galiyay god dheer oo aan laga soo bixin karin"

Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka

09/12/2026

"Alle Kacabsiga & Sharciga marka siyaasadda lajoogo Sharciga ayaa muhiimsan! wax aan Qur'aanka Celin karin ayuu qaanuunka celinkaraa"

SHEIKH JANAQOW

09/12/2026

"Xasan Sheekh & Turkiga waxay qabsan lahayeen Berbera & Somaliland hadii aysan isra'11l imaan lahayn, Cabsi laga qabo ayaan keentay in la miciin bido Yah**da, meel ay nimankaas joogaan Carab iyo Turki ma u soo dhawaan karaan.

Sheeekh Shariif & Mucaaradkana hadii ay isa sii waalaan Ankara ayuu ka dajinayaa Xasan oo Turki kuu hela waa dhibaato, xalka wuxuu imaan karaa Xasan inuu boxo"

AMB Cawil.

09/12/2026

Xildhibaan Cabdimaalik "oorasho heshiis lagu yahay bas ayaa dhici karto, cid cid kaxog badan majirto, Dowladda iyada ayaa dadka kala rebtay, wax aan heshiis lag ahayn ma dhici karto''

Address

Whistler, BC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaanka TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhaanka TV:

Shortcuts

Share