Abdullaahi-Timacadde

Abdullaahi-Timacadde Details, Inforrmations and statements may involve. I'm educator, content creator, Human rights activities, Philanthropist, Spreading positivity and real story

I'm educator, content creator and Philanthropist, Spreading positivity and real story, So This Page is shared for informational and news-reporting purposes only based on available reports.

11/09/2026

Muqaalka ayaa muujinaya qof Rakaab ah oo si lama filaan ah ugu dul istaagay suunka xamuulka boorsooyinka ee garoonka, dhamayso Muqaalka.

10/09/2026

Mootoolaha waligiis ma iloobi doono waxa ku dhacay...seemore

10/09/2026

Nasiib darrada jirta waxay tahay, dhammaan 3da nin ee isku dayaya inay isaga badbaadiyaan ma garanayaan sida loo garaaco eeyga.

09/09/2026

Waa dhacdo argagax leh, Ha Idilina isagoo dhahaya ayaa loo diley aano qabiil awgeed.

Sida la sheegey wiilkaan waxa uu ka tirsanaa Ciidanka xoogga dalka
Baryo uu xanuunsanaa.

Waxa uu ka soo fasax qaatey shaqadii ciidanka
si uu deegaankiisa ugu soo nasto.

Waxa uu ka soo baxey Raagga Ceelle Gobalka shabeelaha dhexe Hirshabeelle.

Waxa uuna u socdey
Magaaladda Buula-burde Hiraan Hirshabeelle.

Mooryaan dhexda u gashey meel u dhow Ceelbaraf shabeellaha dhexe halkaa ayeyna ku dileen

Subxanallah!

09/09/2026

Muqaalka dhamayso ilaal dhamaadka...seemore

09/09/2026

Hooyada ayaa gabadheeda oo todoba jir ah ka codsatay in ay dibadda u baxdo oo ay ka soo qaado dalabka ninkii u keenay, balse kaamirada CCTV-ga ayaa qabatay wax aanay filayn.

Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen shil khasaare geystay oo maanta 8-dii Sebtembar...
08/09/2026

Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen shil khasaare geystay oo maanta 8-dii Sebtembar 2026 ka dhacay abbaare 01:33pm Nkoowe oo ku taalla Waddada isku xirta Kampala – Hoima ee degmada Wakiso.

2 qof oo la tilmaamay inay ahaayeen darawalkii iyo kirishbooygii tagsiga rakaabka ahaa ay isla goobta ku dhinteen.

9 rakaab ah oo saarnaa tagsida rakaabka ah ayaa ku dhaawacmay, kuwaas oo ka kooban 5 qof oo haaweyn iyo 4 dhallinyaro ah.

Muuqaalka Faalada hoose 👇 ka daawo.

08/09/2026

Mar kasta oo aad furto albaabka fiiri dhinaca dambe ka dibna fur.

Kaasi waa shil weyn oo halis ah...seemore

08/09/2026

Daawo Muqaalka ilaa dhamaadka...seemore

08/09/2026

Daawo Muqaalka ayaa muujinaya isku-day dil oo fashilmay kaas oo ay qabatay kaamirooyinka CCTV-GA..seemore

Address

2175 Parent Avenue
Buulobarde
N8X4K2

Telephone

+252615948104

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullaahi-Timacadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share