Royal Family hospital

Royal Family hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Royal Family hospital, Winnipeg, MB.

Royal family Hospital is a multidisciplinary facility in abdulahi yusuf airport Street Galkacyo Somalia which provides Medical care, Emergency services, Maternal and child health, laboratory diagnostics, inpatient and outpatient treatment and specialist

06/02/2026

Waxaan dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda ugu bishaaraynaynaa in Royal Family Hospital uu dib uga howl bilaabayo Dr. Abdirisaq Hussein (Neurologist) oo ah dhakhtar ku takhasusay daaweynta iyo la-tacaalida dhammaan xanuunnada ku dhaca Neerfaha iyo Maskaxda.

Haddii aad isku aragto dhibaatooyin la xiriira neerfaha, Dhakhtarku wuxuu diyaar u yahay inuu kuu fidiyo baaritaan sugan iyo daawayn casri ah oo lagu kalsoonaan karo.

Laga bilaabo 6 / 6 / 2026 (Is-diiwaangelintu waa socotaa).
Goobta: Gaalkacyo, Puntland - Somalia (Airport Street).

Nagala Soo Xiriir Ballan-qabsashada:
📞 Telefoonada: +252 907-056667 | +252 614-660666

Waxaan dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda ugu bishaaraynaynaa in Royal Family Hospital uu ...
06/02/2026

Waxaan dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda ugu bishaaraynaynaa in Royal Family Hospital uu dib uga howl bilaabayo Dr. Abdirisaq Hussein (Neurologist) oo ah dhakhtar ku takhasusay daaweynta iyo la-tacaalida dhammaan xanuunnada ku dhaca Neerfaha iyo Maskaxda.

Haddii aad isku aragto dhibaatooyin la xiriira neerfaha, Dhakhtarku wuxuu diyaar u yahay inuu kuu fidiyo baaritaan sugan iyo daawayn casri ah oo lagu kalsoonaan karo.

Laga bilaabo 6 / 6 / 2026 (Is-diiwaangelintu waa socotaa).
Goobta: Gaalkacyo, Puntland - Somalia (Airport Street).

Daryeelka Neerfaha iyo Maskaxda: Ha dib dhigin caafimaadkaaga, horey u soo gaar xarunteena si aad u qabsato ballantaada gaarka ah.

Nagala Soo Xiriir Ballan-qabsashada:
📞 Telefoonada: +252 907-056667 | +252 614-660666

Wargalin muhiim ah:Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshada ku nool degmada Gaalkacyo iyo nawaxigeeda in 6/6/2026 uu isbit...
06/01/2026

Wargalin muhiim ah:Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshada ku nool degmada Gaalkacyo iyo nawaxigeeda in 6/6/2026 uu isbitalka ROYAL FAMILY HOSPITAL ee degmada Gaalkacyo, uu imaanayo Dr. Abdirizak Hussein oo ah dhakhtar ku takhasusay Daaweynta iyo latacaalida xanuunada ku dhaca Neerfaha iyo maskaxda.dhaqtarka wuxu ka so shaqeyay dalka dibadisa iyo kar ka mid ah gobalada somalia Insha Allah xaaladaha uu dhakhtarku kaala tacaalayo waxaa kamida:• Madax xanuunka • Suuxdinta ama Qalalka• Faaliga (Stroke)• Dhabar xanunka• Kabaabyada• Laleemada• Hurdo xumada ama hurdo la'aanta.• Ilowshaha (xusus xumada).• Madax kala guurka.• Afqalooca.• Kaadi baxsadka iyo ilmaha isku kaadiya.• Xanunada saameya murqaha.• Xaaladaha maanka, ruuxiga & nafsiga, sida; walwalka, isku-buuqa/ isla-hadalka, waalida, ka dhexbixida & ka cabsashada bulshada • Daweynta iyo latacaalida dhibaatooyinka soo gaara madaxa & laf-dhabarta.Dhakhtarku wuxuu adeegsanayaa kumbiyuutarka Electroencephalography (EEG) oo ah qalab diiwaangaliya dhaqdhaqaaqa korantada ee maskaxda, raajo, CT-scan, sheybaar dhameystiran & dawo tayo sare leh.Isdiwaan galintu wa socotaa, wixii faahfaahin ah, fadlan kala soo xiriir:.........

Maqaarku waa xubinta ugu weyn ee difaacda jirkaaga, laakiin isticmaalka kareemada qaar (gaar ahaan kuwa aan caafimaad ah...
05/30/2026

Maqaarku waa xubinta ugu weyn ee difaacda jirkaaga, laakiin isticmaalka kareemada qaar (gaar ahaan kuwa aan caafimaad ahaan la oggolaan) waxay sababi karaan dhibaatooyin caafimaad oo halis ah.

Caafimaadka maqaarkaagu waa muhiim, Kahor inta aadan isticmaalin wax kareem ah, la tasho dhakhtarka maqaarka ee Royal Family Hospital si aad u hesho daryeel sax ah oo cilmiyeysan.

📍 Nagala soo xiriir:
Goobta: Gaalkacyo, Puntland (Airport Street)
Telefoonka: +252 907-056667 | +252 614-660666

Jumca WanaagsanRoyal Family hospital
05/29/2026

Jumca Wanaagsan
Royal Family hospital

Eid WanaagsanRoyal Family hospital
05/26/2026

Eid Wanaagsan
Royal Family hospital

05/24/2026
05/24/2026

Waxa Royal family hospital galkacy imanaya koox dhaqatir ah oo ka socota xarunta daweyn xanunada kena dhalmo la anta ee Global fertility centar muqdiaho tariqdu markay tahay 5/7/2026 firo gar ah dhaqatirtu waxay isugu jiran rag iyo dumarba labadaba way ka fa ideysan karaan isdiwan galintu way socotaa wixi fa fahin ah kala xirir lambarada hoos ku qoran 0907056667 ama 0614660666

Dhiig la'aantu (Anemia) xilliga uurka waxay khatar weyn ku tahay caafimaadka hooyada iyo koritaanka ilmaha yar. Waa muhi...
05/20/2026

Dhiig la'aantu (Anemia) xilliga uurka waxay khatar weyn ku tahay caafimaadka hooyada iyo koritaanka ilmaha yar. Waa muhiim in hooyo kasta ay ku baraarugto isbeddellada jirkooda ku dhaca.

Haddii aad isku aragto astaamahan ama aad u baahan tahay la-tashi caafimaad, fadlan si degdeg ah ugu kaalay xarunta Royal Family Hospital si aad u hesho daryeel caafimaad oo heer sare ah.

Goobta: Royal Family Hospital, Gaalkacyo (Airport Street).
📞 Tell: +252 907-056667 / +252 614-660666

Address

Winnipeg, MB

Telephone

+252619821951

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal Family hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share