Fattah Bulle

Fattah Bulle Don't try to be someone you're not - let your true personality shine through.

Nagu soo biir waa inoo farxad halkaan inaan ku saaxiibno daawo wixi ku qanciya fikirkaagana waa muhim

Umadii 7 sano soo maamulayeen  ayaan darana  hap eeg wajiyadooda naclada ka muuqato ayaaba la fiirin karin
09/29/2026

Umadii 7 sano soo maamulayeen ayaan darana hap eeg wajiyadooda naclada ka muuqato ayaaba la fiirin karin

09/28/2026

In magalada baydhabo weli dagaal ka socdo waxay ceeb iyo fadeexad ku tahay mamulka hada ka jiro

Baarlamanka Woqooyibari oo berri xasaanad ka xayuubin ku samaynaya Fahiima Quuje.
07/17/2026

Baarlamanka Woqooyibari oo berri xasaanad ka xayuubin ku samaynaya Fahiima Quuje.

Halgamayaal magacoda iyo muuqoda la yaqaanXildhiban Shiine Mo'alim iyo coll. Muktar Dugudow.
07/14/2026

Halgamayaal magacoda iyo muuqoda la yaqaan

Xildhiban Shiine Mo'alim iyo coll. Muktar Dugudow.

Tani waxay si rasmi ah u cadeyneysaa in ay iskumilmeen  Lafta-gareen Kooxdiisa iyo AS ee duurka wada jooga
07/09/2026

Tani waxay si rasmi ah u cadeyneysaa in ay iskumilmeen Lafta-gareen
Kooxdiisa iyo AS ee duurka wada jooga

Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe waxa hubaal ah wasiiradii h**e KGS in shacabka aan jecleen haku kedsoomin oo hasoo celin ...
07/09/2026

Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe waxa hubaal ah wasiiradii h**e KGS in shacabka aan jecleen haku kedsoomin oo hasoo celin hadii aad soocelisidna kalsoonida shacabka ayaa wayn doontaa lasoco intaa shacabka wayn lahyd ayaga mesha ka bixi hadii ku booteynayaan in duurka aadi doonan ha aadaan Wabilahi towfiiq

Address

1-543 Bannatyne Avenue
Winnipeg, MB
R3A0G5

Telephone

+13682992517

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fattah Bulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fattah Bulle:

Shortcuts

Share