Zaam Media jornalist

20/08/2024

sidee u aragtaa Aqbalaada Israa'iil aqbashay soo jeedintii Mareykanka ee xabbad joojinta Qasa iyo kawarsugida Xamaas Maxaa kaga baxay.

05/04/2024

Cajiib inantaa yar ilahay baa bixiyey ilahay subxaanahuu watacaalaa isaga ayaa waxna dilaha qof walbana wakhtigiisa dhaafimaayo

Aragtidaada Maxay kula tahay muhiimada ka warhaynta ubadaka

Zaam Media Commentiga nagula wadaag Aragtidaada

05/04/2024

Walashay ayaa saxiib keed Telephone kayga ka wacday kadibna......

02/04/2024

Waxa ay uga baaqatay Inan Fameliga ah oo soo doonay Waalidkeediina waxa ay ku dheheen duco ama Habaar inankan ay jeclayd balse maxaa.....

Zaam Media Follow, like, Share, & Comment

25/03/2024

Waxaan la yaabanahay dadkan iska hoganaya Suuqa Ee aan ficilka samaynayn

Tusaale wali ma aragteen Afar mid oo qudhaanjo ah oo bilaa camal meel u fadhida

Nin soomalida layaaban
Zaam Media Aragtidaada ka dhiibo waa noo muhiim eh

22/03/2024

Shaqadda waxaan ka soo bilaabay C oo ah halka ugu hooseysa"WasiirMustafe Godane

Martida barnaamijka Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryenta Wasiir Mustafe Mahamoud Ali Bile

Barnaamijka Madasha Wasiirka

Ku xidhaw Follaw like share comments

Zaam Media

21/03/2024

Qaybtii 2aad|| Aniga Hankaygu Waa madaxweyne waxaana role model i ah.."

Wasiir Sulaymaan Yusuf Ali Koore

Barnaamijka Madasha Wasiirka iyo Fahad Shakiib

Central Media

21/03/2024

"Go'aanaddii ugu adkaa ee aan qaatay waxa ay ahaayeen markay deegankaygii iyo xukumaddii aan ka tirsanaa is jiidheen ee"

Wasiir Sulaymaan Yusuf Ali Koore

Barnaamijka Madasha Wasiirka iyo Fahad Shakiib

Zaam Media

21/03/2024

Hordhac: Wax ka ogow nolosha gaarka ah ee Golaha wasiiradda JSL.

Magacaa Najma " Muslim miyaa tahay Haa Alhamdilillah Masoo mantahay Haa Ok. "Biyahaan Qabso hadii aad Furto soonka oo aa...
19/03/2024

Magacaa Najma " Muslim miyaa tahay Haa Alhamdilillah Masoo mantahay Haa Ok. "Biyahaan Qabso hadii aad Furto soonka oo aad Biyahan Cabto waxaan Ku siinayaa waliba si Bilaash ah Mopille-kaan Iphone 15 pro Max ..

Najma ayaa ku jawaabtay Maya lagama yaabo Balse wuxuu ugu Daray oo u soo Bixiyey lacag £1000 Bound oo u dhiganta $1250 doolar wuxuu ku Yiri haye hada iska Fur oo wada Qaado lacagtaas & Iphone-ka .

Najma Maya Maya lagama Yaabo inaan Soon keyga furo .Raali noqo Ninkii oo yaaban ayaa waydiiyey najma waa Maxay sababta aad u diiday Mobile-kaan. Qaaliga ah & lacagtaan .oo aad soonka iskaga Furi waysay ..

Waxayna ku Jawaabtay. Najma Waxaan aduunyo waxaana la joogayaa maalmo kooban laakin Tan aakhro ayaa Muhiimsan . Haku Fikirin inaan soonka Furo oo aan kaaqato Alaabtaan .

Ugu Dambeyn. Ninkii ayaa Go'aan saday in Najma oo aan soonkeeda iska furin uu wada siiyo lacagtii & iphonekii qaaliga ahaa .iyo Hadiyado kale "

Najma waa Gabar Somaliyeed oo ku Nool Dalka Ingriiska .

Zaam Media

19/03/2024

Maxay kula tahay Aragtidaada

Adresse

Central Africa
Bangui

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Zaam Media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager