Galinsoor TV

Galinsoor TV Kusoo dhawaada page-rasmiga ah ee Galinsoor TV. Waxaad ka helaysaa Warar sugan, Suugaan & Shactirooyin. Kusoo dhawaada Gacmo Furan.

Fermé définitivement.
09/05/2025

The Mother.

07/05/2025

🇺🇳🇮🇳🇵🇰⚡ Qaramada Midoobey oo qaylo-dhaan afka furatay: "Adduunku ma xamili karo dagaalka Hindiya iyo Pakistaan, is xakameeya.
Isha: Mohamed Salh

07/05/2025

Hindiya ayaa waxyar ka hor gantaallo ku weerartay gudaha Pakistan, waxayna gantaallada ku dhaceen saddex bartilmaameed oo ku yaalla gobolka Punjab ee dalka Pakistan , gaar ahaan xarumo kooxda Jaish-e-Mohammad ay ku lahayd gobolkaa. Waxay Hindiya sheegtay in goobaha ay beegsatay adeegsan jireen kooxo argagixiso ah, halka Pakistan ay ku hanjabtay inay ka jawaabi doonto weerarkan oo la sheegay labo qof oo ilmo yar uu ku jiro inay ku dhinteen.

ISHA: Iman Jama

07/05/2025

DEGDEG: Qaraxyo is xigxigay oo ka dhacay Muqdisho.

07/05/2025

Somaliland ayaa Lix bilood oo xabsi ah ku xukuntay, Samafale Cabdimaalik Coldoon, ka dib bil uu xabsi ku jiray.

07/05/2025

waxaa Maalintii Labaad ka socda Villa Somaliya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARANKAMuqdisho, Maajo 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
06/05/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARANKA

Muqdisho, Maajo 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Shirkan oo qeyb ka ah gogoshii Qaran ee uu fidiyay Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka 1-aad Xukuumadda Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxda Dowlad-goboleedyada; Koonfur-galbeed Mudane Cabdacasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen, Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-cali, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Amiir.

Shirkan oo ah mid heer qaran ah, ayaa waxaa looga arrinsanaya xaaladda dalka, howlgallada xoreynta deegaannada ay ku harsan yihiin argagixisadu, dhammaystirka dastuurka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed, dib u dhiska ciidamada iyo horumarinta dowladnimada.

DHAMMAAD.

05/05/2025
Ra'iisul wasaare Xamse ayaa lagu wadaa inuu xilka u kala wareejiyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo was...
03/05/2025

Ra'iisul wasaare Xamse ayaa lagu wadaa inuu xilka u kala wareejiyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo wasiirkii h**e.

02/05/2025

Jumca Mubarak🌙

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi  Barre ayaa Mudane Cabdulaahi  Iimaan Afrax u magacaabay Maareeyaha Guud ee Somali Ai...
01/05/2025

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa Mudane Cabdulaahi Iimaan Afrax u magacaabay Maareeyaha Guud ee Somali Airlines

Diyaarada Somali Airlines ayaa kamid ah kaabayaasha dhaqaale ee la burburay dowladnimada

Magacaabista Mudane Cabdullaahi Iimaan Afarax oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo mudo u soo adeegay Bulshada Soomaaliyeed ayaa ku soo aaday iyadoo haatan dowlada Soomaaliya ay qorsheyneyso inay dib hawada ugu soo celiso Diyaradii Somali Airlines oo ku dhawaad 40 sano hawada ka maqan

Qabuurihii waxar cade ayaa buuxsamay kadib markii lagu aasay 50kun oo Qof.
01/05/2025

Qabuurihii waxar cade ayaa buuxsamay kadib markii lagu aasay 50kun oo Qof.

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Galinsoor TV publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager