Fanka iyo suuganta

Fanka iyo suuganta mahdi farah Omar
77882823

Xamar samaatay
08/03/2024

Xamar samaatay

08/03/2024

Shirka dib u heshiisiinta Ciisaha & Canfarta ayaa ka furmaya Addis Abeba

Guuuul and gobanimo wataaaa SSC
08/03/2024

Guuuul and gobanimo wataaaa SSC

26/01/2024
Kkkkkkkk curi madax wayne kkkk
26/01/2024

Kkkkkkkk curi madax wayne kkkk

27/12/2023

❤️Dhab jacaylka lagu dhaqo
❤️Laga ilaasho dhalanteed
❤️Labaduu dhex yaalaaa
❤️Dharaar ay ciroobaan
❤️Shaw kuma dhamaadoo
❤️Gabowgay is dhowartaan✍️❣️🥀

Alle Ha unaxariisto waa Qaar kamid Ah Dadkii ugu Caansanaa ee Geeriyooday Sanadkan Dhamaadka ah ee 2023.Dhamaantood Waxa...
23/12/2023

Alle Ha unaxariisto waa Qaar kamid Ah Dadkii ugu Caansanaa ee Geeriyooday Sanadkan Dhamaadka ah ee 2023.

Dhamaantood Waxay Ahaayeen Dad Bulshadu Jeceshahay oo Geeridooda Laga Naxay , aan uducayno Ducadeena Ayaa Wax utari Karta Maanta.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya. 14 dal ayaa u codeey...
01/12/2023

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya.

14 dal ayaa u codeeyay in Xayiraada laga qaado halka Fransiiska oo kali ahi ka aamusay. Xayiraadda ayaa la soo rogay bishii Janaury 1992 markii ay bilaabmeen dagaalada sokeeye. Mas'uuliyiinta Soomaaliya ayaa goor sii horreysay ku tilmaamay codbixinta maanta mid "taariikhi ah."

11/11/2023

Dhamaantii waad mahadsatihiin

Xarrago guurso, hambalyo gacaliso. Nin dheer marna waa ku xammaalo, marna waa ku xarragood.Jacaylku hadduu xil iyo Xasuu...
09/11/2023

Xarrago guurso, hambalyo gacaliso.

Nin dheer marna waa ku xammaalo, marna waa ku xarragood.

Jacaylku hadduu xil iyo
Xasuuso la dhowray iyo
Xurmiyo kalgacayl lahaa
Waxaad tiin laba xafiday
Xidhiidh muddo soo taxnaa

Haddii guur xulasho iyo
Xus iyo hiddo raac lahaa
Waxaad tiin labo xarrago
Xaqiiq isku guursadoo
Xul iyo nasab baad tihiin.

Kaaba A. Caydiid iyo Abdi Daisane

Nasri Warsame ma guuldareysan laakiin waxaa guul dareystay kuwii ow is dhahay baahidooda wax ka qabo ee welibana goobaha...
08/11/2023

Nasri Warsame ma guuldareysan laakiin waxaa guul dareystay kuwii ow is dhahay baahidooda wax ka qabo ee welibana goobaha cod bixinta inta bilaashka ku geeyay Ajaanibta u codeeyay
Walaalkeyow waxaad muujisay karti , dulqaad iyo hansare ayadoo aan og nahay in ey himiladaada caqabad ku noqdeen kuwo diir soomaalinimo kuugu gan baday iyo weliba ajaanib ey ayagu garab weydiisteen

Your hard work and talent are what we will emulate🙏

Hambalyo wlshey Nadia Mohamed mas'uuliyada aad qaaday rabbi ku fududee❤️

Naadiya Mahamed ayaa loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee Minnesota 🇺🇸 waa gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliyeed...
08/11/2023

Naadiya Mahamed ayaa loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee Minnesota 🇺🇸 waa gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliyeed oo Maayor ka noqota magaalo ku taal Maraykanka oo ah dalka aduunka ugu awooda badan.

Gabadhan magaca u soo hoysay umadda Soomaaliyeed ayaa ka soo jeeda Beelweynta Hawiye gaar ahaan geesiyaasha dalkeena Habargidir 🦁 Reer Xaaji Saleebaan.

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+25377882823

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Fanka iyo suuganta publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager