Muhammad ♾✅✅ Personal blog

Waaxda cashuuraha iyo jamaariga ee Virginia ayaa muwaadin Maraykan ah ku soo dalcday  cashuur dhan $3,000. Si uu u cabbi...
04/07/2025

Waaxda cashuuraha iyo jamaariga ee Virginia ayaa muwaadin Maraykan ah ku soo dalcday cashuur dhan $3,000. Si uu u cabbiro diidmadiisa iyo in uu ka cadhaysan yahay cashuurta oo uu u arko mid xaq darro ah, waxa uu u soo sarifay 1, 5 iyo 10 pences, isaga oo isku daray si aan miisaan ahaan loogu tirin, waa 300,000 oo qadaadiic ah oo ku jirtay 5 gaadhi gacan, taas oo shaqaaluhu ku qaadatay 10 saacadood inay xisaabiyaan.

✍Abdulla farah

Sadio Mané: “Waxaan xasuustaa maalintii ugu horreysay ee aan imid Faransiiska si aan u maro tijaabooyinka uguna saxiixo ...
22/05/2025

Sadio Mané: “Waxaan xasuustaa maalintii ugu horreysay ee aan imid Faransiiska si aan u maro tijaabooyinka uguna saxiixo heshiis kooxda FC Metz. Waxay rabeen inaan isla maalintaas tababar la qaato kooxda, balse macallinka ayaa ii yimid iguna yiri: ‘Gurigaaga iska joog maanta.’ Telefoonkeygana ma lahayn lacag aan ku waco hooyaday si aan ugu sheego inaan Faransiiska joogo.

“Maalintii xigtay, waxaan la aaday saaxiibadayda oo iiga horeeyay oo joogay Metz si aan u iibsano kaarar, markaas ayaan wacay hooyaday oo waxaan iri: ‘Hooyo waan ku salaamay, waxaan joogaa Faransiiska.’ Waxay igu tiri: ‘Maxay tahay, Faransiiskee?’ Ma aysan rumeysan! Waxaan iri: ‘Faransiiska Yurub.’ Waxay igu tiri: ‘Maxaad ka waddaa Yurub? Adigu waxaad ku nooshahay Senegal, waxaadna la joogtay adeerkaa.’ Waxaan markaas iri: ‘Haa, laakiin hadda waxaan joogaa Yurub.’

“Way yaabtay! Si aad ah ayay ula yaabtay maalinkastana way isoo wici jirtay si ay u hubiso inaan runtii joogo Faransiiska. Ma aysan i rumeysan ilaa aan u sheegay in ay daawato TV-ga si ay iiga aragto, Markaas ayay ugu dambeyn fahantay in riyadaydii ay rumoowday.”

10/01/2025

ma aamineysaa halkaan waa Los Angeles mareykanka

~823 sano kadib waxay dhamaan muslimiinta ku nool dunida dukan doonaan bishaan January 5 jimco😮
31/12/2024

~823 sano kadib waxay dhamaan muslimiinta ku nool dunida dukan doonaan bishaan January 5 jimco😮

Maalinta U Danbaysa Sanadka🎉 Wuxuu ahaa sanad aan wax badan ka baranay🙂♤ Inshaa Allah kan soo socda ilaahay hanooga mid ...
31/12/2024

Maalinta U Danbaysa Sanadka🎉
Wuxuu ahaa sanad aan wax badan ka baranay🙂

♤ Inshaa Allah kan soo socda ilaahay hanooga mid kheyrkiisa wata Allah noo rumeeyo riyooyinkeena🤲


Alhamdulillah 🤍

31/12/2024

Dadka soomaaliyeed maxay ugu xiiso qabaan in ay jahanama galaan..Rw xamse

30/12/2024

Alla ilaahay naxariis badnaa.

Maalin kasta, Dhiigaagu wuxuu socdaalaa 19,000 km (12,000 mayl); Dhiiggu wuxuu ku wareegaa jirka qiyaastii saddex jeer d...
29/12/2024

Maalin kasta, Dhiigaagu wuxuu socdaalaa 19,000 km (12,000 mayl);

Dhiiggu wuxuu ku wareegaa jirka qiyaastii saddex jeer daqiiqad kasta, isagoo daboolaya masaafo cajiib ah. Inta lagu jiro maalinta, dhiiggu wuxuu socdaalaa wadar ahaan 19,000 kiiloomitir (12,000 mayl).

Taasi waa qiyaastii laba jeer dhexroorka Dhulka.

Tani waxay sidoo kale qiyaastii afar jeer ka fog tahay fogaanta Maraykanka ee xeebta ilaa xeebta.

Wareegga joogtada ah wuxuu lagama maarmaan u yahay gaarsiinta ogsijiinta iyo nafaqooyinka unugyada iyo ka saarista qashinka, taasoo muujineysa waxtarka cajiibka ah ee habka wareegga aadanaha.

ILAAHAY BAA KU MAHADSAN ALLHAMDULILLAH.

Magaca Muxamed ayaa ka mid noqday 10-ka magac ee ugu sareeya ee loo bixiyo Caruurta ku dhalata magaalada new York ee dal...
29/12/2024

Magaca Muxamed ayaa ka mid noqday 10-ka magac ee ugu sareeya ee loo bixiyo Caruurta ku dhalata magaalada new York ee dalka mareykanka.

Marnaba haka caban noloshaada marwalba dheh allxamdulillah.
28/12/2024

Marnaba haka caban noloshaada marwalba dheh allxamdulillah.

Markii uu taleefanka ku xidhnaa xariga bini'aadam kana uu heystay xoriyadCajiib✍
27/12/2024

Markii uu taleefanka ku xidhnaa xariga bini'aadam kana uu heystay xoriyad

Cajiib✍

Ma ogtahay marka aadan helin hurdo kugu filan in maskaxdaada ay iyada is cueyso sida aad sawirka ka aragto🎃
23/12/2024

Ma ogtahay marka aadan helin hurdo kugu filan in maskaxdaada ay iyada is cueyso sida aad sawirka ka aragto🎃

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252612942479

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Muhammad publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Muhammad:

Partager