17/02/2026
WAR DEGDEG AH: Boqortooyada Sucuudiga ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqday in aberri oo arbaca ah ay tahay maalinta koobaad ee bisha Ramadan.
Sucuudiga ayaa sheegay in la arkay bishii sidaas darteedna arbacada berri uu ka bilaabanayo soonka bisha barakeysan ee Ramadan.
Ramadan Mubarak.